Sign in to follow this  
General Duke

Jowhar, centre of Importance

Recommended Posts

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Baarlamaanka oo Fiidnimadii Caawa soo caga dhigtay magaalada Jowhar

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Jowhar , Soomaliya

 

Wafdi isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Danjiriyaal ka socda Beesha Caalamka ayaa maqrabnimadii caawa ka soo degay garoonka Diyaaradaha Jowhar ee Xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Wafdigan oo uu hoggaaminayay kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar (Dhalxa),waxay galabta ka soo kicitimeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya,iyagoo caawa magaalada Jowhar kaga qeybgali doonaan xuska 1-da Luuliyo oo ah markii Gobolada Koonfur ee Soomaaliya Xoriyadda ka qaateen Talyaaniga iyo Israacii Labada Gobol koonfur iyo Waqooyi.

 

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Kuxigeenka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Iskaashiga Gobolka Ismaaciil Buubaa, Wasiirka Warfaafinta Maxame Xayir,Xildhibaano, Danjiraha Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya iyo ilaa iyo 7 Nin oo Ajanabi ah.

 

Wafdigan ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano,waxaana la dejiyay meel loo diyaariyay,iyagoo caawana casho sharaf la leeyihiin Ra’iisal Wasaaraha soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi.

 

Anigoo ka mid ahaa Wariyaashii tagay Garoonka ayaa waxaa noo suuragalin inaan wareysano Wafdiga, kadib markii la noo diiday inaan wareysi la yeelanao kuxigeenka Baarlamaanka Maxamed Cumar Dhalxa,waxaana naga hor istaagay mid ka mid ah Ilaaladiisa.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi:Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo goor dhoweyd u kicitimay Jowhar

- Thursday, June 30, 2005 at 14:52

 

Nairobi(AllPuntland)-Waxaa goor dhoweyd 3:20kii galabnimo ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee Wilson Airport ee magaalada Nairobi wefdi sare oo ka tirsan labada gole ee Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka ahna ku simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Dalxa,iyagoo ku sii jeeda magaalada Jowhar.

 

Wefdigaan oo isugu jira mudanayaal ka tirsan baarlamaanka iyo ilaa 6 wasiir oo ay ka mid yihiin Ra'iisal Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Maaliyadda Mudane Saalim Caliyow Ibrow,Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Jurile),Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir(Maareeye) iyo xubno kale ayaa waxaa safarkoodaan ku weheliyey diblomaasiyiin shisheeye oo ka socda dalalka Shiinaha,Talyaaniga iyo Ingiriiska iyo xubno kale, waxaana madaxdaan iyo diblomaasiyiintaani ku laabashada dalka ka sokow ay berito ka qaybgeli doonaan xafladda dabaal degga maalinta xornimada gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur oo sida la filayo ka dhici doonta xarunta KMG ah ee dowladda ee Jowhar.

 

Mas'uuliyiintaan sare ayaa waxay iyagu u sii joogeen Nairobi arrimo lagu sheegay kuwo muhiim u ah dowladda ,iyadoo ay dowladdu soo gabagabaysey joogitaankeedii dalka kenya ka dib markii ay dhammaantood xubnihii labada gole ee Nairobi ku sugnaa dalka dib ugu laabteen.

 

Iimaan Cali Cabdi

 

AllPuntland,Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof. Dalxa, Wasiiro, Xildhibaano, iyo Danjirayaal Shisheeye oo ka degay magaalada Jowhar

Posted to the Web Jun 30, 08:11

 

 

Aayaha.com, Jowhar:- Wafdi isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Danjiriyaal ka socda Beesha Caalamka ayaa maqrabnimadii caawa ka soo degay garoonka Diyaaradaha Jowhar ee Xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Wafdigan oo uu hoggaaminayay kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar (Dhalxa),waxay galabta ka soo kicitimeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya,iyagoo caawa magaalada Jowhar kaga qeybgali doonaan xuska 1-da Luuliyo oo ah markii Gobolada Koonfur ee Soomaaliya Xoriyadda ka qaateen Talyaaniga iyo Israacii Labada Gobol koonfur iyo Waqooyi.

 

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Kuxigeenka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Iskaashiga Gobolka Ismaaciil Buubaa, Wasiirka Warfaafinta MaxameXayir,Xildhibaano, Danjiraha Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya iyo ilaa iyo 7 Nin oo Ajanabi ah.

 

Wafdigan ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano,waxaana la dejiyay meel loo diyaariyay,iyagoo caawana casho sharaf la leeyihiin Ra’iisal Wasaaraha soomaaliya Cali Maxamed Geeddi.

 

Anigoo ka mid ahaa Wariyaashii tagay Garoonka ayaa waxaa noo suuragalin inaan wareysano Wafdiga, kadib markii la noo diiday inaan wareysi la yeelanao kuxigeenka Baarlamaanka Maxamed Cumar Dhalxa,waxaana naga hor istaagay mid ka mid ah Ilaaladiisa.

 

Nuuradiin Macalin Mukhtaar (Diinow)

Aayaha.com, Jowhar

Diinow@aayaha.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

contraflow, know what youre talking about. C/Y will be in Bossaso at Koowda Luulyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Jumatatu, if Suudi, Qanyare etc militias werent seen advancing slowly to Jowhar with obvious cruel intentions on their minds combined with Muqdisho media hatemongering through lies and deceit. President Yusuf would be in Jowhar enjoying a nice evening stroll through the town right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Sky:

Jumatatu, if Suudi, Qanyare etc militias werent seen advancing slowly to Jowhar with obvious cruel intentions on their minds

Wasn't that the whole intention, for forces from Mogadishu to advance and attack Jowhar? I guess it did not work.. :D .

Mohamed Dheere can make all the war cries he wants, Geedi can go on declaring that the temporary capital city is Jowhar and so on. We all know where that is coming from and where it is leading to..I dont think the priorities are Jowhar at the moment am sure the 'scrap-merchants' in Mogadishu have something else in their minds..keep on watching this space.. :D:D .

By the way Sky shouldn't you be worried about the in-clan assasinition in North Galkacyo, the power struggle between the nou and old camps in Bosaso and so forth? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Originally posted by Jumatatu:

By the way Sky shouldn't you be worried about the in-clan assasinition in North Galkacyo, the power struggle between the nou and old camps in Bosaso and so forth? :confused:

Not at all, unlike the folks of the southern xaafad Baraxley, Northern Gaalkacyo is too politically mature to get involved in another fratricide. Northern Gaalkacyo is finally against all the odds and the numerous savage invasions more peaceful and prosperous than ever before. Albeit developing in a slower rate than Garoowe and Bossaso, developing nonetheless. And its an utmost certainty that they do not want to risk all that just for another meaningless, endless clan vendetta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Sky:

they do not want to risk all that just for another meaningless, endless clan vendetta.

You bet..!

However you have as usual sidetracked from mentioned scenarios and went on to talk about hypothetical developments...clever boy..!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I suggest A/Y to resign and Puntland shold seek recognition. I thought Somalialnders were being silly for not wanting to stay with Somalia but actually they have two more brain cells than the rest of Horn Africa.

 

Somalia may it rest in peace..Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Originally posted by contraflow:

I suggest A/Y to resign and Puntland shold seek recognition. I thought Somalialnders were being silly for not wanting to stay with Somalia but actually they have two more brain cells than the rest of Horn Africa.

 

Somalia may it rest in peace..Amiin

Why?

 

Is it unacceptable to have a better president thna Yey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nope that isn't the reason. Somalia's problem is greater than A/Y, what was the reason for the fall of Abdiqassim's gov and the one before it? This government has already failed, so what happens next another fake peace talk which equals time wasted, well I'm sick of it and so are a lot of people.

 

Lets not make it out that A/Y is the only problem because he isn't.The warlords of Xamar don't want a government no matter how they dress the reasons, the people of Somalia want a government no matter where they live in the world.However, their clan pride rises above their need for government.So I suggest everyone run and lead their own land. Therefore making some sort of law and order, since that cannot be achieved together as we lack trust towards each other lets do it on a small scale and leave each other in peace. Lets just be good neighbours.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder how far Jowhar is? From Nairobi to Jowhar via Djibouti,Doha, Sanca,Bosaso, etc..

:D:D:D

 

 

By the way Sky shouldn't you be worried about the in-clan assasinition in North Galkacyo, the power struggle between the nou and old camps in Bosaso and so forth? .......Not at all, unlike the folks of the southern xaafad Baraxley, Northern Gaalkacyo is too politically mature to get involved in another fratricide. Northern Gaalkacyo is finally against all the odds and the numerous savage invasions more peaceful and prosperous than ever before. Albeit developing in a slower rate than Garoowe and Bossaso, developing nonetheless. And its an utmost certainty that they do not want to risk all that just for another meaningless, endless clan vendetta..............

However you have as usual sidetracked from mentioned scenarios and went on to talk about hypothetical developments...clever boy..!

Juma I swear you should be arrested for "breaking an entry to a poor dellusional kids heart." :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this