Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Photos heroic Puntland troops operating in difficult terrain + the march to Galgala

Recommended Posts

Sheekadii dhinac bey u dhacdey, iyadoo aan ilaah mahadii dad badan ku dhiman. Laakiin wax walba waxay ku xiranyihiin sida ay howsha uga ambaqaado Puntland. Galgala kaliya kuma eka. Maanta wasiir ku xigeenka amniga C/jamaa Cismaan (the man with the green stripe t-shirt) who is from galgala. ayaa idaacada SPR u sheegay in meesha ay ku dagaalameen ciidamada dowlada isla markaana ay ka sifeynayaa qoladii kale. sidoo kale wasiir ku xigeenka sportstiga iyo shaqaalaha siciid daahir qodax oo isna ka hadley ayaa waafaqay hadalkii wasiir ku xigeenka amniga. Siciid daahir waa ninka xiran t-shirt ka cad.

12_18.jpg

Dadku way nala shaqeynayaan ayuu yiri c/jamaal wareysigaa, isagoo sheegay ciidamada ay ku jiraan guuto dhan oo kuwa u dhashey galgala ah oo dhaba walba kala yaqaan oona la gali kara. laakiin xaqiiqdu waxa weeye dadka ayaa dhibka iska leh, waayo iyaga ayaa labada dhinac ka kala shaqeynaaya. waxana rajeynayaa in ay midoobaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Good report thanks brother.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

puntland won't be save until the atom bomb is caught, however coming back to other news it's said some galgala fighters went inside the city of bosaso and it's under tight security tonight in fear of the clashes breaking out inside the city.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^You sound upset adeer, if you are not part of the state, stop wishing for its people's destruction. Bossaso is fine, Galgala is fint tonight and the people are fine.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^^ Duke :D:D don't be so quick, anigu ruunta uun baan ku sheegay when atam is caught then peace shall be restored in all of puntland.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^No adeer you are making up stories and you sound bitter, even more so than usual.

Also dont score political points on the back of your own community.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
Originally posted by Xaji_Xunjuf:

True he has the time to regroup and to mobilize his forces and to destabilize the bari region [/quote

True.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this