Sign in to follow this  
Dr Ligle

Puntland Wins 12 Scholarships To Yemen. To Be Evenly Divided

Recommended Posts

Dr Ligle   

Puntland oo Deeq Waxbarasho ka heshay Yeman Sideese Loo Qaybsan ??

 

Dawlada Puntland Wasaaradeeda Waxbarashada ayaa soo bandhigtay Markii ugu horaysay inay Deeq waxbarasho Puntland ka heshay Yeman, Wasiirka Waxbarashada Puntland Mr Juxa ayaa Kulan wareed ku qabtay Xafiiskiisa Garoowe arinkaasina Daaha ka qaaday.

 

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in 10-Arday ay Dawlada Yeman ugu Deeqday Waxbarasho kuwaasi oo laga xulayo Buu Yiri Gobolada Puntland, Juxa ayaa Cadeeyay 2- ka mid ah loo qoondeeyay in la siiyo Maamulka Gal Mudug ee Koonfurta Gaalkacayo ka Arimiya.

 

 

Wasiirka ayaa Hadalkiisa ku daray in 8- Arday ee kale loo qaybindoon qaab siman Gobolada kale ee Puntland waa sida uu Hadalka u dhigaye.

 

 

Deeqdan ayaa ka danbasay Ka dib Booqasho Gaaban uu Wasiirku ku tegay Dalka Yeman isaga oo dhigiisa waxbarashada ee Yeman kulan la qaatay isnlana soo qaadeen Baahida loo qabo Waxbarasho.

 

 

Hase ahaatee Dadka Reer Puntland ayaa Su"aalo badani waxay ka Guuxayaan Maskaxdooda kuwaasi oo is waydiinaya qaabka loogu Hashiinayo Deeqdaasi?? iyada oo ay xusid mudan tahay qaabkii dhawaan loo qaybiyay Gar Gaarkii Abaaraha oo qaarkood Gobolka la Xaqiray Guji Halkan [Qaybsigii Abaarta] Miyay Noqonaysaa in Deeqdan Waxbarasho Miiska Lagu wada qaybsado Si Siman ????

 

Source: http://www.dhahar.co m/article.php?articl eid=7980

 

Good news, would prefer if they gave more scholarships to yemen. Something in the range of 50-100. But I guess it's start and it can only go up from here!!!

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Ngone yes unfortunately their is certain section within the puntland borders that think the puntland government is pro 1 clan and against other clans!!!

 

They usually inhabit sections close to the cuqdad ridden snm and i guess that is where they picked up their attitudes from!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr Ligle - hana ceeben ninyahow, iska aamus, that is if you are from Qardho or its vicinity, this ngonge guy will put words in your mouth. so keep that trap closed now :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

maybe yo should try to give credit where credit is due! all somalis anywhere in somalia do need anyhelp they can get and when they try to divide equally whatever resource they receive i'll consider it as step forward

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

the DR ligle was oppressed. he didn't say anything which hasn't been said a hundred times on this forum. Perhaps his only crime was being too naive, and not mastering the art of posting clannish diatribe in fancy latin words and clever rhetorical language. At least he brought evidence. ( btw i'm not endorsing his views)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this