Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu airport open for business, TFG takes taxes

Recommended Posts

Dowladda federalka oo sheegtay in ay difaaceyso garoonka diyaaradaha.

 

Dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta jawaab kulul ka bixisay hadal dhawaan kasoo yeedhay ururka Al shabab oo ay ku sheegeen in ay xirayaan garoonka diyaaradaha Aadan cade ee magaalada Muqdisho.

 

Dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta jawaab kulul ka bixisay hadal dhawaan kasoo yeedhay ururka Al shabab oo ay ku sheegeen in ay xirayaan garoonka diyaaradaha Aadan cade ee magaalada Muqdisho.

 

Wasiirada aminga iyo arrimaha gudaha Muuse Nuur Amiin iyo gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay dowladu balan qaadeyso garoonku in uu sii shaqeynayo,waxaana ay dhaliil u jeediyeen ururka Al shabaab oo ay sheegeen in hadalkii dhawaan kasoo baxay uu qeyb ka yahay cuna qabateyn dheeraada oo ay jeclaan lahayeen in shacabka Soomaaliyeed ay saaraan.

 

“Ciidamada amaanku diyaar ayay u yihiin in ay difaacaan sii shaqeynta garoonka,Alshabaabna waxaan ugu baaqayna in ay ka waanbtoobaan wax yaabahaas oo kale”ayuu yidhi wasiirka arrimaha gudaha Muuse Nuur Amiin intii uu socday shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Baydhabo.

 

Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Xaabsade ayaa isna sheegay in shirkadii diyaaradeed ee u hogaansanaata warka Al shababa ayan dowladdu u ogolaan doonin adeegsiga garoomada dalka.

 

Warka kasoo baxay dowladda federalk ayaa kusoo beegmaya iyadoo ururka maxkamaduhu uu dhaliilay hanjabaada AL shabaab uuna sheegay in uu ugu baaqay shabaabku in ay go’aankoodii hore ka laabtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

source

 

Mogadishu airport was never open because of them, and they sent mortars into it.

 

Again hot air from the clowns. And clan threats.

 

Now consider, if they close this airport, will they not just be giving more business to Bossaso? ;)

 

The clan clowns seem to lose opportunity for those they are killing to defend.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer you dont know what you are talking about.

This is a good thing the TFG wanted to close most of the clan airlines that support this group.

 

Anyhow be prepared to give more money to Bossaso, Berbera, Eyel, Garacad and other ports.

 

Do you see the idiotic reasoning behind this whole thing?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Adeer you dont know what you are talking about.

This is a good thing the TFG wanted to close most of the clan airlines that support this group.

 

Anyhow be prepared to give more money to Bossaso, Berbera, Eyel, Garacad and other ports

Shoulnt you be contend with that or is another spin to cover the inability of the TFG?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this