Sign in to follow this  
Kamalu Diin

USC is only a predecessor of ICU !

Recommended Posts

Sarkaalkii dhinaca ciidamada u qaabilsanaa Maxamed Qanyare oo isagoo tikniko iyo maleeyiyooyin wata ku laabtay Muqdisho

 

Taliyihii ciidamada ee USC-dii Max'ed Qanyare Afrax Faarax Cabdulle Gacal (Garam-garam) ayaa ku soo laabtay gelinkii dambe magaalada Muqdisho, ka ka dib markii isagoo wata maleeshiyooyin ku hubeysan tiro gaadiidka dagaalka ah ay ka soo ambabaxeen fariisnka dowladda federaalka oo ah magaalada Baydhabo.

 

Sida wararku sheegayaan lama oga sababaha dhabta ah ee keenay imaanshaha garam garam ee magaaladan Muqdisho inkastoo ay jiraan warar kala duwan oo ka baxaya arintaasi kuwasaoo qaarkood ay sheegayaan inuu ka dambeeyey wadahadalo hoose oo mudooyinkanba u dhexeeyey Garam-garam iyo mas'uuliyiinka tirsan kuwa maxkamdaha Islaamka Soomaaliyeed.

 

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maxkamadaha Islaamka kuna saabsan socdaalka uu Faarax Garam garam Muqdisho dib ugu soo laabtay, iyadoo Garam-garam oo ka mid ahaa saraakiishii hogaamineysay dagaalkii dhexmaray Isbaheysigii burburay ee la dagaalanka argagaxisada iyo maxkamadaha ee magaalada isaga cararay markii looga adkaaday dagaalka, waxaana Garam garam haatan la sheegayaa inuu ku sugan yahay hoygiisa oo ku yaala deeganka Dayniile.

 

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somalia

cabdishakuur48@hotmail.com

 

 

News Update in English www.dayniileone.com

 

 

Web www.dayniileone.com

 

 

Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah

 

 

Ku noqo beejka

 

 

dayniilecom @hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Can any one remind me if I am wrong! on these

 

they themselves use to replace their tribal names into Beelweynta USC, Beelaha USC, sidii intey Jano ku galayaan oo kale iyo sida lama filaanka ah ay wax ku dhaceen kaligooda dhaxlaan Somali inteeda kale waxay Mogadishu hanti ku laheyd. Magaaladana kaligood isugu soo haray oo qof la xisaabtanta lawaayey.

 

They never diffirentiate the party and the tribe party is only being rejuvinated again and some people are going back and forth. Osman Atto and Furux become a Spokes persons and traitors among TFB. In addition to that, Dahir Aweys wuxuu u gacan haatinaayey Qanyare, Sudi, iyo Mohamed Dheere. That is way I don't consider ICU as by product of Somalifiyow.

 

I don't like to hear you call get loss

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^you are right 100%,keep doing your thang baby boi(I will agree with you million more X,if it makes you sleep better).lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyihii ciidamada ee USC-dii Maxamed Qanyare oo duulimaad uu kaga yimid Nairobi ku soo gaaray Muqdisho

 

Faarax Cabdulle Gacal (Garam-garam) oo ahaa sarkaalkii dhinaca ciidamada u qaabilsanaa wasiirkii hore hore ee amniga Qaranka dowladda federaalka xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa ka soo degay garoonka dayuuradaha caalamiga ah ee magaaladan Muqdisho, isagoo ka yimid dhinaca magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo sida la sheegay mudooyinkanba u ku sugnaa.

 

Garam Garam oo ka mid ahaa saraakiishii hogaamineysay maleeshiyooyinkii Isbaheysigii burburay ee la dagaalanka argagaxisada oo markii dagaalo adag ay kula galeen magaaladan Muqdisho looga awood roonaaday ayaan la ogeyn ilaa hadda sababaha keenay soo laabashadiisa inkastoo sida la sheegay safarka uu Garam-garam ku soo gaaray Muqdisho ay wax ka ogyihiin mas'uuliyiinta maxkamadaha ee magaaladan Muqdisho.

 

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maxkamadaha Islaamka kuna saabsan socdaalka uu Faarax Garam garam Muqdisho dib ugu soo laabtay, iyadoo Garam- garamna haatan la sheegay in la dejiyey gurigiisa oo ku yiilay deegaanka Dayniile ee magaalada Muqdisho, lamana garanayo in Garam garam uu ku soo biiray maxkamadaha iyo inuu si madax banana isaga noolaan doono magaalaadan Muqdisho.

 

Faarax Garam-Garam oo ah sarkaal sare oo dhinaca hogaaminta ciidamada ku fiican ah ayaa ka soo duulay Nairobi, wuxuuna ka soo degay garoonka dayuuradaha,

 

Fiiro gaar ah :

 

Maamulka bogga Dayniile ayaa akhristaayshiisa ku sugan gudaha iyo dibeda waxa uu u so gudbinayaa cudurdaar ku saabsan war ku soo baxay booga Dayniile maalintii shalay oo ku saabsanaa ku soo laabashada Garam Garam ee magaalada Muqdisho, kaasoo aynu ku sheegnay in Garam garam oo wata maleeshiyooyin ku hubeysan gaadiidka dagaalka uu ka yimid dhinaca magaalada Baydhabo, iyadoo qaladkaasina uu ku yimid warar aynu ka helnay ilo qaldan, warka saxda ahna waa midka hadda kor ku xusan.

 

Axmed Sheekh Cali (Kalaay), Muqdisho-Soomaaliya

E-mail: dayniilecom @hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yuusuf Siyaad Indhacade ayaa Qirtay inuu ka mid ahaa Ragii Ciidamada Dowlada Maraykanka Dhulka ku jiiday, waxa uuna Mudaharaad uu ka khudbaynayay yiri’’ Waxaan ka mid ahaa Ragii Maraykanka Bakhtigiisa wadooyinka Muqdisho horey ugu jiid jiiday, hadana waan ku jiid jiidaynaa.

 

 

Hadalada Yuusuf Indhacade oo iyagu u ekaa kuwo aan loo meel dayan ayaa u muuqday nin isku qirayay in uu Ciidamo u yimid dalka soomaaliya inay ka caawiyaan dhibaatadii gaajada iyo dagaalada sokeeye u badnaa ku laayay Magaalada Muqdisho, hadana ka danbeeyay iska horkeenkii Ciidamadii Maraykanka ahaa ee nabad ilaalinta Magaalada Muqdisho u yimid iyo shacabkii Magaalada Muqdisho.

 

 

Indhacade ayaa dhinaca kale ahaa ragii uu Cabdi Qaasim salaad xasan dhaqaalaha badan ku bixiyay inay maleeshiyaad Beeshiisa ah ka soo uruuriyaan Gobolka Galguduud iyo Magaalada Guriceel, isaga oo xoog ku haystay 16kii sano ee aanu soo dhaafnay dhul aanu lahayn iyo shacab nabad jecel.

 

 

Dowlada Federaalka ah ee soomaaliyeed ayaa la filayaa inay wax ka qabato raga dhiiga faraha kula jira ee dalka soomaaliya u horseedaya in uu noqdo hoyga argagixisada iyo calooshooda u shaqaystayaasha danbiyada aan la soo koobi karin faraha kula jira.

 

 

Hadalada Yuusuf Indhacade ayaa duuban waxayna ku jirtaa gacanta Dowlada Federaalka ah, waxaana la filayaa inay ku noqoto cadayn marka la gaaro wakhti maxkamad lagu soo taago danbiyadii uu shacabka somaaliyeed iyo beesha caalamkaba ka galay.

 

 

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

I guess I'm asking what is the basis for your conflation of the ICU (a recent phenomenon) with the defunct (hence trivial) USC? HOw is the USC pertinent to current affairs?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

There is no relation between USC and ICU except that they are from the same clan, which Kamaludin jumps on sens he have animosity against that clan. If he have something against USC then he shouldn go further than Baydhabo where all the former USC thugs are.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abdi2005:

There is no relation between USC and ICU except that they are from the same clan, which Kamaludin jumps on sens he have animosity against that clan. If he have something against USC then he shouldn go further than Baydhabo where all the former USC thugs are.

Can any one remind me if I am wrong! on these

 

they themselves use to replace their tribal names into Beelweynta USC, Beelaha USC, sidii intey Jano ku galayaan oo kale iyo sida lama filaanka ah ay wax ku dhaceen kaligooda dhaxlaan Somali inteeda kale waxay Mogadishu hanti ku laheyd. Magaaladana kaligood isugu soo haray oo qof la xisaabtanta lawaayey.

 

They never diffirentiate the party and the tribe party is only being rejuvinated again and some people are going back and forth. Osman Atto and Furux become a Spokes persons and traitors among TFB. In addition to that, Dahir Aweys wuxuu u gacan haatinaayey Qanyare, Sudi, iyo Mohamed Dheere. That is way I don't consider ICU as by product of Somalifiyow.

 

I don't like to hear you call get loss

 

--------------------

be it Somalidoon and USC/ICU basher.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this