Sign in to follow this  
Saalax

Ciimada Qaranka Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Widhwidh (Oodweynenews)- Weerar lala beegsaday Ciidan ka tirsan Ciimada Qaranka Somaliland magaalo-madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa illaa hadda inta la ogyahay waxa ku dhaawacmay affar askari, ka dib markii koox dablay ahi ay jid-gooyo u galeen.

 

 

 

Waxaa kale oo waraku sheegayaa in dagaalkaas oo markii dambe ballaadhay inay dablaydaas kaga dhinteen toban qof iyo ilaa labaan dhaawac ah, oo isugu jira dhaawac kala duwan.

 

 

 

Ciidankaas weerarka gaadmada ah lagu qaaday, ayaa markii weerarka lagu soo qaaday waxay marayeen magaalada WidhWidh, iyagoo ku soo socday magaalada Buuhoodle oo uu shalay ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidammada Itoobiyaanka iyo dadka deegaanka, kaasoo sababay khasaare ba'an oo dhimmasho iyo dhaawacba leh.

 

 

 

Dhaawaca soo gaadhay Affarta askari, ayaa waxa loola soo cararay dhinaca cisbitaalka magaalada Burco oo hadda lagu dawaynayo, waxaana ku jira Taliyihii guutadaas la soo weerary Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka, illaa hadana koomo ku jira.

 

 

 

Kooxdaas dablayda ah ee dagaalka gaadmada ah ku qaaday Ma jiro, warar dheeraada oo ka soo baxay khasaaraha dhabta ah ee dagaalka, Haseyeeshee waxaa wararka aanu jiidaas ka helaynaa sheegayaan in cutubyo ka tirsan ciidammada qaranka Somaliland yimaadeen goobtii weerarku ka dhacay oo illaa hadda uu ka socdo dagaal u dhexeeya ciidanka iyo dableyda weerarka soo qaaday.

 

Oodweynenews.com/Hargeysa Office

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad dhaawac ah oo la keenay magaalada Laascaanood,iyo wararkii ugu danbeeyey ee xaalada Buuhoodle.

Warkii 22-May-2010 iyo Qormadii: NEWS

Waxaa la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood dad dhaawac ah oo isugu jira askar ka tirsan ciidanka Somaliland iyo shacaba,iyada oo laga soo qaaday tuulooyinka hawdka u dhow degmada Widhwidh,dadkaas oo la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood.

 

 

Waxaa sidoo kale magaalada Widhwidh ka dhacay dagaal kooban oo mudo yar socdey,kaasoo keenay inay dhintaan ugu yaraan 5 qof oo ay ka mid yihiin odayaashii magaalada Widhwidh,iyadoo sidoo kale uu jiro dhaawac gaadhaya 4 qof oo la keenay isbitaalka Laascaanood,iyadoo marki danbe qof dumar ahi ay ku geeriyootay isbitaalka Laascaanood.

 

Sida ay noo sheegeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland,waxaa meel u dhow degmada Widhwidh lagu rasaaseeyey ciidanka oo markaa iyagoo wata 2 gaadhi oo kolonyo ahaa, waxaana dhaawacmay ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan ciidanka oo uu ka mid yahay sarkaal ka tirsan ciidanka oo lagu magacaabo Axmed Daahir,iyadoo dhaawaciisii la geeyey Burco,waxaana sidoo kale dad shacab ah oo dhaawac ah laga keenay dhinaca Widhwidh, Buuhoodle,ilaa tuulada Balihadhac,xaalada nabadgelyo ee deegaankaas ayaa aad u xun,waxaana ka jira dhaqdhaqaaq ciidan oo keenay barakac iyo dhibaato weyn oo saamayn ku yeelan doonta dadka degaankaas.

 

Degmada Buuhoodle ayaa maanta degen,waxaana lala kala wareegay maxaabiistii itoobiyaanka ahayd ee halkaas lagu qabsaday,waxaana dhimashada dadka deegaanka ah soo gaadhay ugu yaraan 17 qof oo u badan dad shacab ah,dhinaca itoobiyana waxaa laga dilay ugu yaraan 3 askari,waxaana ciidanka dawlada itoobiya degen yihiin xaruntoodii ciidan ee ay horayba u degenaayeen.

 

Lama oga talaabada ay qaadi doonaan ciidanka itoobiya oo soo xoojiyey ciiankii halkaas ka joogay,iyada oo la sheegayo inay isu diyaarinayaan inay halgalo kale fuliyaan.

 

Waxaa weli ka maqan magaalada dadkii shacabka ahaa oo u qaxay tuulooyinka ku xeeran magaalada Buuhoodle,waxaaan weli xidhan badanaa ganacsigii magaalada.

 

Degmada Widhwidh ayaa waxa ka taagan xaalad colaadeed,halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidan beeleedka SSC,iyo ciidanka Somaliland,iyadoo laga cabsi qabo inay dhacaan dagaalo lagu hoobto.

 

Dhanka kale waxaa gudiga nabadgelyada ee Laascaanood ay xukumeen dad shacab ah oo xalay mudaharaad ku kala xidhay magaalada,iyadoo xalay la gubay taayiro iyo qashin badan wadada magaalada,iyadoo laga mudaharaadayey xasuuqa ay geysteen ciidanka cadowga itoobiya.

 

Afnugaal News Desk.

 

Contact:info@afnugaal.com

 

C/kariim Ismaaciil

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard there was no major engagement but there was a jidgooyo by clan militia. One of the army officials was wounded and is now taken to Burco.

 

Other than that the SL army and allied local clan militia are still stationed outside Widhwidh and Bali Hadhac villages.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

It has been major fighting in widhwidh area. The Somalia SSC national forces have the upper hand as it reported. There are war prisoners and it is hard to deny the defeat. The commander is dead or badly wounded. It does not seem he will never recover the wounded he got, that is one more less colonial. It seems the first bullet goes to their commanders any time there is clash, unlike SSC forces over 400 generals and colonial from former Somali army, they only had few.

The battle will more likely resume tomorrow morning in different front and in week, the whole thing will be over. In revenge the separatist Mellissa killed ten civilian which they found the neighbor villages.

 

Separatist can save face and leave region before they too late. They have been warned.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Duufaan, that is a lie actually Colonel Siciid Cawiil Caare and his guuto annihilated the SSC nabadiid militia with 10 deaths and 20 + injured the so called Widhwidh nabadiid SSC militia got karbashed badly that they restored to hiding behind the bushes on the road to las anod which they wounded Mujahiid Axmed Dahiir who is currently recovering in a hospital in burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Sacado waxay ubaahantahay dhaqan celin. warkaagii hore ee buuhoodle wuxuu ahaa been. col siciid haduu caruur dumar laayay waa lala xisaabtamayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL @Caruur iyo dumar

 

When you are defeated in the battle fields, the men become "Caruur iyo dumar" la laayay. icon_razz.gif

 

Unlike Puntland and the clan melitias, the SL army doesn't go inside villages. Normally they establish bases few kilometres outside the village centers. That is how it is in Laascaanood or any other town. It is just ludicrous to claim that civilians were intentionally killed. That is just a defeated man's excuses. :D

 

I see some regular forum participants are also trying hard to establish a link between the operations of Ethiopian army in Buuhoodle and those of Somaliland. Again nin laga adkaaday geed u ku xoqdo ma waayo... there is always excuses for defeat. We understand. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Duufaan, Col Sicid Cawil Caare killed SSC - Nabadiid militias not innocent children or women that is a lie fabricated by the SSC - Nabadiid militia websites to try and hide their real loss.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Sacad *Ducaale:

Duufaan, that is a lie actually Colonel Siciid Cawiil Caare and his guuto annihilated the SSC nabadiid militia with 10 deaths and 20 + injured the so called Widhwidh nabadiid SSC militia got karbashed badly that they restored to hiding behind the bushes on the road to las anod which they wounded Mujahiid Axmed Dahiir who is currently recovering in a hospital in burco.

You can't hide now so you have to make up your own news when infact even your own sites couldn't come up with any.. Widhwidh is free of somalidiid and the buttle ground is now near Lascaanod.. Be ready for another humilation and another commandar's death by the morning..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

A_Khadar, we both know who is hiding behind the bushes and sleeping the bushes as we speak tonight your nabadiid ragtag restored to making behind the scenes attacks which wounded Muj.Axmed Dahiir, apart from that 10 nabadiid - SSC militias died.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Now you counting the shacab masscared at Balihadh sitting in a restaurants as nabadiids to justfiy your massacre after heavy loses in widhiwidh..

 

Poor you mindless person, wether you accept the reality or not your thugs and murders were cleared from the area.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

A_Khadar, your websites are known for spinning stories and hiding their real nabadiid - SSC militia losses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duufaan,

Jidbaale et al were the same sources that you used to relay on for news in 2007 before Laascaanood fell to SL.

 

For anyone who used Jidbaale and co as a source, the fall of Laascaanood came as a shock. For anyone else who had other sources, the fall of Laascaanood was just a matter of when than if. For jidbaale, in every battle that SL defeated or pushed PL forces back, it used to report a rosey and glorious reports claiming victory... when in fact the truth was otherwise.

 

I remember some website even used to claim that Puntland army has pushed back SL forces so far as the battle was nearer to Burco than Laascaanood. :D:D

 

The former Siyad Barre propagandists has learned the art of propaganda a little too much and they know not where propaganda ends and reality check starts.

 

So my advice for you, start widening your sources or else.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Suldaanka,

 

Oohinta jooji ee, noo sheeg bal, maxay sheegayaan websiteska Hargeysa, Berbera iyo Burco.

 

Warka bal aan isku darsanee, soo gudbi bal waxa ay qorayaan websiteskaas.

 

Markaas dadka reer SOL ayaa, dooranaya warka dhabta ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this