Sign in to follow this  
finestsista2005

Would you consider marrying a broke man?

Recommended Posts

Cabdow   

The value of a man should not be determined by the size of his wallet, but rather, it should be determined by his faith and charactar, sax walla la? I would say sax and if you are smart you would say sax too icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

The answers here made me laugh at the arrogance and materialistic views shown through selfishness and greed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Alahu akbarul kabiiraa!!!

 

Kibir badnaa tii bajaq aheed!!!!

 

waraada kaalaya who the hell wants a broke **** woman too!! bajaq xun oo shan cadar oo kala nooc nooc ah isku soo buufisay oo isha baalkeeda korena qalan rasaas iska soo mar marisay sidii in wax sixri rabto ayaa maanta dhaheyso "nin aan lacag heysan oo aan shaqeysan ma rabo" aloo yaa shaarbaha u xiira oo tin kasoo saara!!!

 

aduunkaan sida uu maanta kusocdo you are lucky hadii aad heshaan maanta bajaq/xaaji oo caafimaad iyo caqli leh oo aan buufis qabin oona qasnadaha hoose ka haleysneen...marka buufiskaan iyo walwalaaqaan naga dhaafo oo raadsada qof aad is fahantaan oo miyir leh oona caqli iyo diin leh..

 

Kun niman baa jira maanta oo beeso tii aheed hindhisooyaan laakiin aan aqaan how to be a man ama aan qabin ragnimo ee maanta naag ku heystaan... and maanta kun naagood baa jiraan oo shaqeysta oona isku filin laakiin raadinaayo nin ee iska heystaan sidii in uu yahay doqon camal... marka idinkoo shoobare isku ridin, feynuustiina gaabsada ee bootada dhaafa...

 

waa la arkay nin rag ah oo naag baac ah heysto ama fax aan caadi aheyn oo caqli iyo naagnimo isku darsatay oo laakiin mid dhoore ah qol ugu xiran... meeshaa hanti ka raadineysaan, bajaq yaal yahoo raadsada nin karti leh oona wax garad leh..inta kale oona ka dhiman waa hool adiga ku sugeysa oo u baahal in aad adiga ka keensatid..

 

every great man, bajaq aan caadi aheen aa ka danbeyso!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^lacagta natus, kiyaakaadana yaree, anaga noo dikri kuma dhihine

 

waves@fufu, i remember the days when you saved for 45 lo'ah and 5 geel ah maasha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Juxa:

^^lacagta natus, kiyaakaadana yaree, anaga noo dikri kuma dhihine

 

:D Runta waa la isku nacaa, Tuujiska said all the right things, nin caqli iyo karti iyo caafimaad leh raadsada, that has to be priority, then comes shaqshaqa(lacagta)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Juxa waalka jooji nooh!! gabdhaha sanadkaan jiro waa ogtahay in ee san waxba kala jecleen aan ka aheen beeso...lacag natus beel!

 

 

nuune walaalo aduunkaan waxaa la dhahay mukulaal iyadoo dooli heli karto ee sanbab raadsataa...

 

geber tii aheedna iyadoo aanan ninka busta iyo jilifta saaran fiirin ee kuuska jeebkiisa fiirinee..ilaahoo iimaanka noo sahal..maxaa loo dhahay "dooro iimaan surug" in ee dhahaan ee aheed bajaq iimaan surug!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by nuune:

quote:Originally posted by Juxa:

^^lacagta natus, kiyaakaadana yaree, anaga noo dikri kuma dhihine

 

:D

Runta waa la isku nacaa, Tuujiska said all the right things, nin caqli iyo karti iyo caafimaad leh raadsada, that has to be priority, then comes shaqshaqa(lacagta)
Nin karti iyo cagli isku darsadi would be earning his bread, ma fahantay. Kama hadlayno rag ay ka daadanayso, dee waa inuu kirada iska bixin karo. Basic requirement weeyan, surely..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this