Sign in to follow this  
Jumatatu

Mass rejection of Ethiopian Troops...!

Recommended Posts

Jumatatu   

Dadweyne gaaraya kumanaan oo ka soo horjeeda in dalka la keeno ciidamo shisheeye oo isugu soo baxay Tarabuunka(Firimbi “C/llaahi Yuusuf hadda ka hor waxaan ku soo dhoweynay guriga nabadeynta isagoo aan hub & ciidan wadan) Daawo sawirada mudaharaadka

 

Banaanbax ay soo agaasimeen dalladda culumaa’udiinka Soomaaliyeed & Midowga Maxaakiimta Islaamiga ah ayey maanta salaadda Jimcaha ka dib isugu soo uruureen fagaaraha Tarabuunka ee degmada Hodon shacbi weyne tiradoodu ay gaareyso kumanaan, iyadoo dadkaasi ay ku qeylinayeen hal ku dhigyo liddi ku ah in ciidamo shisheeye dalka la keeno

Dadka ka soo qeybgalay banaanbaxan oo soo buux dhaafiyey fagaaraha Tarbuunka ayaa waxaa la hadlay mas’uuliyiin ka tirsan dalladda culumada, guddoomiyaha midowga maxaakiimta Islaamiga ah, guddoomiyaha gobolka Banaadir & xubno kale oo si weyn u sheegay in ay kaga soo horjeedaan in ciidamo ajnebi ah dalka la keeno, waxeyna mas’uuliyiintaasi kala duwan ay si gaar ah uga soo horjeestaan ciidamada dowladda Itoobiya in ay dalka yimaadaan.

Nimankii walaalaheen ahaa ee hogaamiye kooxeedyada ahaa maanta iyaga ayaa dowlad noo ah, dowlad ayey yihiin markaan maadaama ay ku jiraan golaha wasiiradda, wadankii nimanka laga rabo in ay dejiyaan waa iyaga, in la yiraahdo awood Itoobiya wadanka ha la keeno si ay dejiso waxaan u maleynayaa in aysan munaasib noo aheyn, raggan hogaamiye kooxeedyada ee magaaladan 4-teeda gees hubka dhigay ha la keeno oo magaaladan nabadgelyadeeda ha xasiliyeen, dowladdu haddey tahay dowlad Soomaaliyeed ha timaado dalkeeda waana soo dhoweyneynaa, haddiise ay tahay dowlad ku gambaneysa ajnebi dee ciidan ajnebi in uu dalka yimaado insha ALLAAH dhici meyso horay ayaana u sheegnay haddii aan nahay dallada culumaa’udiinka Soomaaliyeed, mana yeeleyno in uu ajnebi dalkeena nagu xukumo†ayuu yiri Xaaji Cali Yuusuf oo ka mid ah dallada culumada Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in kooxaha hubka haysta in ay ka shaqeeyaan nabadda gobolka & guud ahaan Soomaaliya.

Ciidamaddii hore ee milateriga & booliska ayaa ku filan nabadeynta dalka & hub ka dhigista maleeshiyooyinka, waana wax been ah oo aysan waxba ka jirin in dowladihii hore ee ay madaxda ka ahaayeen Cali mahdi & C/qaasim ay u fashilmeen sababo la xiriira ciidamo shisheeye oo aysan helin, ciidamaddii xoogga dalka looma yeeran haddii loo yeeran lahaa wax badan bey qaban lahaayeen waana ay ka adag yihiin howlahaasi nabadeynta dalka, waana in hadda la tijaabiyaa ciidamaddii xoogga dalka lagana kaaftoomaa dalabka ciidamadda shisheeye, mana aha in lagu degdego ciidamo shisheeye kumana sii jiraan kuwa safka hore (Front line states)†ayuu yiri Prof. C/kariin Cali Diiriye oo ka mid ah Jaaliyadaha dibedda, isagoo ugu baaqay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibedda in ay banaanbaxayo ka sameeyeen dalalka ay joogaan.

Waxaan go’aansanay in hubka laga bixiyo magaaladda, 5-ta hogaamiye kooxeed ee magaaladan joogana waxaan ka codsanayaa in ay go’aankaas nala qaataan, ayna muujiyaan wadaniyad & waxa uu shacabku doonayo oo ah nabad & kala dambeyn, raga soo horkacaya Amxaarada ee leh Amxaaroy na maamul waxaan leeyahay caqligiinu ha shaqeeyo, waxaan u sheegeynaa beesha caalamka, Q/Midoobay, Jaamacadda Carabta, EU, & dalalka Islaamka in aanan lagu fiirsan Amxaaro, Amxaaro haddii ay dalka timaado dhiig badan baa qubanaya, iyaga waxaa laga sheegay wixii naga horyimaada waan jiireynaa, anagana waaba ka hortegynaa, Melle-Zenawi waxaan leenahay meeshaad ka timid baan kuugu imaaneynaa, kama fiicnid ciidamadii ka kala socday 35-tii kun ee UNOSOM kafa fiicnid, golaha xukuumadda waxaan leenahay ka laabta go’aankii aad ugu fasaxdeen ciidamo shisheeye dalka in ay yimaadaan haddii kale nama meteshaan dalkana ma iman kartaan, waayo waxaad nagu soo hogaamineysaa cadowgii soo jireenka ahaa ee ay mudadu colaada inoo dhexeysay, C/llaahi Yuusuf dalkuu u dhashay waana muwaadin cid dalka u diidi karta oo ka xigtana ma lahan, hadda ka horna waxaan ku soo dhoweynay guriga nabadeynta isagoo aan hub & ciidan midna wadan, maantana madaxweyne ILLAAHEY baan nooga dhigay, waan ku xambaaraneynaa, waan ku soo dhoweyneynaa laakiin ciidamadda aad dabada ka wado C/llaahi jooji, qabiil & wax kale cid kugu raacdeysaneysa ma lahan adigaana madax noo ah, shacabkuna waa ku doonayaan laakiin dadkii ku doortay howtul-hamag ha ku hogaamin, waxaan u sheegayaa golaha baarlamaanka in “Suurtagal ma tahay in la yiraa Yuhuud waxey maamuleysaa Sacuudiga†sidaas ayey ka dhigan tahay in Amxaaro dalkan maamusho, mana yeeleyno mana ogolin, wuxuuna shacabku ka mideysan yahay in aysan dalkan Amxaaro maamulin†ayuu yiri C/llaahi Xasan Ganey (Firimbi) oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle) oo ka mid ahaa abwaanadii halkaasi shiribyada & gabayada ku soo bandhigay ayaa mid ka mid ah shiribyadii uu halkaasi ku soo bandhigay waxaa erayadiisa ka mid ahaa:

]“Amxaaro isma aaminee, odaygu aarsiyuu wataa, IGAD-na waa la ogyihiinâ€

[/quote

firinbi6.gif

Firmbi

FIRINBI.gif

firibi2.gif

firibi1.gif

Firinbi4.gif

firnbi3.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

How much did they pay for that particular show? :D

 

Kinda like those ol dudes dressed giving the salute to Sharifka.

 

I wonder why dont all those masses just walk on the port and airport and force it open. Its just drama but Juma is part of the coordinators right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Reer B/weyne oo iska diiday in ciidamo Itoobiyaan ah oo la keeno Soomaaliya

 

Hiiraan( Sh.M.Network ) dadweynaha magaalada B/weyne ayaa ka soo horjeestay in ciidamo Itoobiyaan ah ay yimaadaan dalka Soomaaliya taasoo ay ku tilmaameen in ay tahay mid u keeni karta Soomaaliya dhibaato.bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada B/weyne ayaa sheegay in ay raali ka yihiin in dalka la keeno ciidamo shisheeye balse waxa ay si gaar ah u diideen dowladda Itobiya ciidamo ay leedahay in lagu soo daro ciidamada imaanaya dalka taasoo ay sabab uga dhigeen in dowladda Itoobiya ay hore hub isugu dhiibtay kooxaha Soomaalida isla markaana ay raali ka aheyn in dowlad Soomaaliyeed oo cagaheeda ku istaagta.

 

dadweynaha ku dhaqan magaalada B/weyne waxa ay sheegeen in dagaalo uu soo dhexmaray Itoobiye iyo Soomaaliya halkaasi oo dad badani ay ku nafwaayeen halka kuwo kale ay ku naafoobeen.

 

dadweynaha B/weyne waxa ay soo dhaweeyeen in ciidamo shisheeye la keeno dalka balse waxa ay ka digeen in maamulka Soomaaliya faraha loo galiyo dowladda Itoobiya taasoo ay ku sheegeen in dhibaato kale oo hor leh ay ka dhalankarto hadii ay yimaadaan ciidamo Itoobiyaan ah dalka Soomaaliay

 

Axmed Nuur Cali

 

Shabelle Media Network, B/weyne

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Duke_Valantino:

How much did they pay for that particular show?
:D

According to Jini Boqor

Xildhibaan Jinni:"C/llaahi Yuusuf wuxuu ka shaqeynayaan sidii uu Baarlamaanka ugu qeybin lahaa min 100 doolar, si cod hal dheeri ah ay ugu ansixiyaan ajandaha Ciidamada dalalka IGAD in soomaaliya loo fasaxo.."

the President intends to pay $100 to MO's inorder to swing the vote on his side. So you think everyone who expresses his desire is getting paid, typical mentality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good! They need more mass demonstrations against Ethiopian troops in all major Somali cities. Ethiopian (enemy) troops on Somali soil is a freaken disgrace. They arleady clown us for not having a government - their troops on our land is a free comedy show!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

positive development for real. man it will be a humiliation of a lifetime not just for the xamar people but for somalia as a whole if the rawmeat eaters from the smelly highlands are gonna be deployed in the south. we rather have kenyans but they refused, other africans, but according to profesor yalaxoow they are all infected with Aids (he diagnosed this himself after a mass medical checkup programme) and the americans and europeans are cowards, arabians can't fight and the asians are just so far away. it's like we are stuck with the xabasha in some mysterous way, then again they are our neighours. hey, can we appeal to the eritreans or something? we used to give eritreans refuge in xamar back in the day, they should return us the favor. well if ethiopians are coming anyway, let's hope they only send muslim oromos. i heard they are our distant cousins.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Ambassador:

we rather have kenyans but they refused, other africans, but according to profesor yalaxoow they are all infected with Aids (he diagnosed this himself after a mass medical checkup programme)

36_12_6.gif36_12_6.gif36_12_6.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol. Desperate people trying to hide the truth.

14 years of war which killed more tha a million.

Looted homes and properties. A nation of criminal gangsters and scrap merchants. A generation lost to poverty, violence. A dumbing ground for toxic waste. A divided country. And people are chasing a non existant enemy. Somalia was detroyed by Somali's and now its up to Somali's to fix it. So bare with the government the game has just begun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

^^^^

 

Denbigana Yaa iska leh

Yaa doorshay wacadkii

Isku dilay dadwaynaha

kala diray dadkaygii

 

Yaa dawladi shalay

Ka halaabshay dawgii

Iyo daacadnimadii

Ku danaystay keligood

 

 

Kii dakharka dhigay iyo

Daalin iyo amxaaraa

Dawo maanta soo sida

Dadwaynuhuna ka diid

Ana waan ku diirsaday

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

I am thinking about the Movie Afrolly-Wood will be making? What will the name be? We saw black-hawk down, but what will this be named for?

 

Abdullahi yusufna caqligaa ku yar. I don't know how on earth he thinks he is going to rule Somalia with foreign troops. Qofka hadduu xukun ku waasho fiyoobi aan Qabriga aheyn ma leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Duke_Valantino:

So bare with the government the game has just begun.

Lets see who turns out to be 'Abdi Bile'...!

 

14_4_103.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Qofka hadduu xukun ku waasho fiyoobi aan Qabriga aheyn ma leh.

very true indeed, xukkun baa maskaxda ka galay korneylka, horta fuleynima badanaa ninku, muu aayar iska tago waddankii wadnaha eber ku noqey war waxa magaca korneylnimada halaga xayyuubiyo, raaxada nayroobi buu u bartayee xaggee buu u dhaqaaqi, not just him but others as well, I am disgusted when I hear foreign troops, war xattaa hadduusan aamineenin maleeshiyooyinka Muqdisho ha soo kaxeesto kuwiisa jooga Bari.

 

Dad badan baa jecel siduu arrinka yahay hadda, oo moodaya in ay fursad helayaan oy ka faaiideesanayaan tafaraaruqa ka dhex dhacaya dowlada cussub hadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Is that supposed to be an stinking Ethiopian Gaandhari, who can't even bear with the hell that is coming from the warriors in Somalia. I think Ethiopia knows us if we are the true Somalians. I mean the true Somalis who are deepened the sense of animosity towards the imperialistic mentality of the thugish Xabasho. I am ready to join the army as soon as our Shiekh X.D. Awayes declares the jihad against those wolves who want to finish up the remaining heroes of our country.

 

There is no way I could ever forgive the Ethiopian governments, esp. what they did to our people in the Soomaali Galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

alle-ubaahne, the Amxaaro kuffaar bastaardoos haddaan maqlo madaxaa i xanuuno, kuwaas Ilaahay hanaga qabto soomaaliyana Ilaahoow hanagu keenin Somali-Galbeed beyba waxaad aragtey ku sameeyaanee naclatu malaaik wal naasu jamiican ha wada leefto xabashi iyo wixii taageeraba!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this