Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Elections Delayed with No New Date and Voters Registration Will be Used

Recommended Posts

The Electoral commission said after long meetings they finally decided two points:

 

- Elections will not take place as planned on the 27th of September due to the current political standoff. There is no new date specified.

 

- The voters registration list will be used in the elections once a date is set.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooxda komishinka doorashooyinka Somaliland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa soo saaray go'aamo ay kaga noqonayaan go'aankoodii hore,isla markaana waxay sheegeen inaan doorashadu ku dhici doonin wakhtigii loo cayimaya ee hore.

 

Shirkan ay yeesheen 7 xubnood ee komishinka doorashooyinka qaranka ayaa waxay soo saareen go'aamo cusub oo u dhignaa sidan hoose:

 

1-In laga noqday go'aankii hore ee ahaa in diiwaangelin la'aan lagu galo doorashooyinka dalka,madaxweyne rayaalena uu ogolaaday.

 

2-In aanay suurto gal ahayn in 27-ka bisha ay qabsoonto doorashadii qaranka ee dhici lahayd,iyadoo la eegayo arimaha siyaasadeed iyo dhaqaale ee wadanka ka taagan.

 

3-In fursad la siiyo waanwaanta socota,kadibna ay 3 xisbi isla meel dhigaan wakhti cusub oo ay ku qabsoomto doorashadu.

 

Intaas bacdigeed waxaa komishinka qaranku ugu baaqay dhamaan xisbiyada dalka,xukuumada,iyo goloyaasha xeerdejintuba in la isugu yimaado talo loo dhan yahay iyo dhaqankii samaa ee nabadeed ee dalka lagu yaqaanay.

 

Ilaa iyo hada wax war ah kama soo bixin xisbiyada mucaaradka iyo dawlada toona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa Somalilandpress) Guddiga doorashooyinka jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta isugu yimi shir ay diirada kuu sareen hawlaha doorashooyinka fooda inagu soo haya ee loo mudeeyey inay dalka ka qabsoonto 27 September 2009.

 

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan todobada xubnood ee uu koomishanku ka kooban yahay.

 

Qodobada shirkaasi maanta lagu lafa guray waxaa ka mid ahaa in doorashada soo socoto aanay suuro gal ahayn in ay dhacdo wakhtigii loo mudeeyey, waxaanay intaasi raaciyeen komishanku oo ay sheen in haatan dalku uu ku jiro jaah wareer siyaasadeed oo qalafan.

 

Waxaa kale oo ka mid ahaa qodobada shirkaas laga soo saaray in ay madaxweynaha iyo komishanku dib uga noqdaan go’aankii ay wada jirka u qaateen ee ahaa laalista diwaangelinta codbixiyaasha Somaliland.

 

Geesta kale waa markii ugu horaysay ee ay go’aan noocana soo saaran komishankan tan iyo markii ay laaleen diwaanglintii Somaliland ka qabsoontay bilawagii 2009.

 

Go’aamada ay soo saareen komishanka doorashooyinka Somaliland ayaan ilaa hada xisbiyada mucaaridku aanay jawaab ka bixinin.

 

 

Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ah ee ay komishanku maanta ugu dhawaaqeen in dib looga noqdo mudo kordhintii ay hore 4- xubnoodi ka mid ay ku dhawaaqeen

 

Ugu danbayntii komishanka shirkoodii maanta waxa kale oo ay ku sheegeen in ay wakhti siin doonaan qorshayaasha la rabo in layskugu soo dhawnaayo xisbiyada mucaaridka iyo muxaafidka

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Jacaylbaro:

The Electoral commission said after long meetings they finally decided two points:

 

- Elections will not take place as planned on the 27th of September due to the current political standoff. There is no new date specified.

 

- The voters registration list will be used in the elections once a date is set.

Sounds good to me.

 

When can we expect announcement of a date then?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

A democracy with no election, no freedom of press, no equal rights, has sland done anything to be considered a democracy? c'mon anyone who says they are; is either on some crack cocaine or just a fool!!!

 

Election Commissioner has no power to say anything to big daddy rayale who is conquering the snm clan in their own very backyard. Let's not kid ourselves, Rayale is the big poppa and the snm are his side-kicks!!! If the side-kick says a word, rayale will call meles to bring tigray foot-soldiers!!! Sad but true.

 

Dhib soo ma ahaa in the heartland of the snm they are being colonized all over again, this time from a man who hails from awdal!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by ThankfulSP:

What a surprise! Atleast this time they won't give another date once again! A democracy with no elections.

You were forever following this news :D . When was the last date supposed to be?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I don't think anyone could help that since we ALL get "cut n paste" updates every day.

 

 

Norfsky You are very patient man. I don't see anything happening till next year.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mansa-What's good about it?

 

humble-A friend was joking with his reer Waqooyi friend that Puntland would be sending a delegation to mediate. :D

 

Jb is part of the welcoming committee. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^ :D And who'll be on the delegation from Puntland? I don't want to guess. :D

 

JB's right for that position. He understands PL and how it works now after his espionage trip to Garowe. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Che, I sincerely believe this clan admin in the northwest needs to postpone the election considering under the current circumstance. Now, they have relative peace but since their multiclan parties are not on agreement how to proceed I think that is a recipe for disaster.

 

PL is mediating for SL crises is like oxygen miraculously distinguishing a California wild fire, a prerequisite: PL needs first to have harmony within itself then her goodwill will be weighted to our ears. Dhibaatada xornimo hadalku waa in wax walba laysu sheego smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this