Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Meles Zenawi Oo Xalay Ka Cabsaday Afgambi Dabadeedna Saakay Ku Dhexdhay Ciidanka Isag

Recommended Posts

Meles Zenawi Oo Xalay Ka Cabsaday Afgambi Dabadeedna Saakay Ku Dhexdhay Ciidanka Isagoo Jeneralo Iyo Saraakiil Sarsare Soo Qabqabtay

Debre Ziet, 11/17/2006 - Ilo muhiim ah oo ka ag-dhaw wasaarada Gaashaandhiga ee Itoobiya ayaa Wabishabeele u sheegay in xalay ilaa saakay wareer ba'an uu ka taagan yahay gudaha wasaarada Gaashaandhiga.

 

Warkan ayaa sheegayo in arintan ay ka danbeysay kadib markii Meles Zenawi uu ka shakiyey in Jeneralo uu horkacayo taliyaha ciidanka cirka, Major General Almeshet Degfe, ay shirqool u maleegayaan.

 

Meles ayaa shalay uun ka soo laabtay shirkii 11-naad ee madaxda COMESA oo ka dhacay dalka Jabuuti.

 

Ciidanka gaarka ah ee Meles ayaa saakay aroor hore tagay xerada ciidanka cirka ee Debre Ziet iyagoo halkaa ka kaxeystay saraakiisha ciidanka cirka ee Itoobiya ugu sareeyso oo uu ugu horeeyo hogaanka ciidanka cirka, Major General Almeshet Degfe.

 

Sidoo kale ciidanka gaarka ah ee Meles ayaa gudaha wasaarada Gaashaandhiga ka kaxeystay Brigadier General Kumera Assefa iyo Brigadier General Asamenew Tsgie oo labaduba ka tirsan madaxda ugu sarsareyso wasaarada Gaashaandhiga ee Itoobiya.

 

Ilahan ayaa inoo sheegay in Major General Almeshet Degfe lala ka xeystay tiro duuliyayaal ah oonan magacyadooda oo dhameystiran wali helin.

 

Arintan ayaa shaki weyn ka dhex abuuri karta madaxda ciidanka iyo Meles Zenawi.

 

Isbuuci la soo dhaafay ayey ciidanka gaarka ah ee Meles ku dileen inta u dhaxeysa Debre Ziet iyo Addis Ababa duuliyihii ugu caansanaa ciidanka cirka ee Itoobiya, Gaashaanle Sare Daniel Beyene.

 

Shakiga Meles uu ka qabo ciidanka cirka ayaa iyadu aheyd mid joogta ah. Sanadii 1998 ayaa ciidanka gaarka ah ee Meles waxey wadada gasha Debre Ziet u galeen Kabtan Teshome iyo Kabtan Tenkolu oo labaduba ka tirsanaan jiray tuuliyayaasha ciidanka cirka ee Itoobiya.

 

Ma cada waxa Meles uu ka yeeli doono saraakiisha uu qabqabtay, lakiin waxaa cad in wareer ba'an uu ka taagan yahay wasaarada Gaashaandhiga ee Itoobiya xili ay isku diyaarineysay inay weerar culus ku qaado dalka Soomaaliya.

 

Wixi arintan ka soo kordho kala soco Wabishabeele.

 

Faysal Macalin

Wabishabeele

Addis Ababa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Axmed waad qaldantahey, I thinks he means not to ruin the reputation of the forum by reporting negative news from Addis. Ninkaan Horn ah wax walba waxa ugu xun ado Axmaro wax ka sheega.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Juje, meel lagugu ogyahay kasoo jeedso. smile.gif

 

Ahmed Gurey, we understand you might dislike Meles Zenewi more then the average person, but really sida isku dhaan. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^

Horn so you still believe that Meles is going to arm Hiraale from Gedo or some ethiopian forces will 'liberate' for you guys Kismayu.

 

You know this reminds me of something its like a lady who married a pious Man this lady inturn started observing her prayers,Fast etc .

destiny had its own plan and they dissagred on something and they divorced.

She also started to niglect the prayers,Fasting etc as it would remind her of her previous spouse.

 

Horn i think you fit in well to this scenario :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Che-Guevara:

^^^Geeze man...All he asked for was to provide the source of this news. The article is making alot of claims, we just wanna know if it's credible.

Thank you sxb. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

Originally posted by Ahmed_Guree:

^^^^

Horn so you still believe that Meles is going to arm Hiraale from Gedo or some ethiopian forces will 'liberate' for you guys Kismayu.

:D

Did you mean to say occupy Kismay once again? It could be that you didn't want to use the word "liberate", but it somehow came out wrong right? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed_Guree lived very short period of time in Souther Somalia as he previously mentioned; and he also thinks that he is going be given Somalian citizenship by USC/ICU. Ethipian guy just like his uncle Minguste that he would not wellcome somali refugees in case of war. The only person he doesn't like is Menez.

We let Menez rule poeple just like you SomaliDOON.

 

Don't do as I do; Just do as you please!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

applause for the trash above.

 

K'din aka Somalidiid.

I woulndt loose anything from the disinegration of Somalia am not like your folks who need reconition to get Foreign aid to sustain their economy.

 

You talked of the south,

You need to learn Somali History not your kinfolks 'fairy tales' history.

Coz the land we leave in the south is more endowed than your supposed state.

 

ANYWAY FOR THOSE WHO WISHED TO SEE THE AUTHENTICITY OF THE COUP

http://noyau.com/~rwalsh/wordpress/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this