Sign in to follow this  
Gabbal

Peace reigns in Gedo.

Recommended Posts

Gabbal   

Heshiis Nabadeed Oo Lagu Gebegabeeyey Magaalada Beled-Xaawo

 

 

Waxaa In dhawaalaba magaalada Balad-Xaawo ka socday Heshiis nabadeed ee dhex mara walaalaha wada degga degmooyinka Balad-Xaawo, Dollow iyo nawaaxigooda ee gobolka Gedo. Heshiiskaan Nabadeed ayaa maanta oo taarikhdu ahayd 1-20-2005 lagu soo gabagabeey Guul iyo is afgarad.

 

Heshiiskaan Nabadeed ee ka dhacay magaalada Balad-Xaawo ayaa ah mid taariikhiya waxaa uu dhexmaray Beelaha kala ah, Cali-dheere, Hawraarsame, Reer Axmed, Reer Xasan/Waqmahadshe iyo Fiqi-Yaaquub.

 

Waxaa Heshiiskaan Xusuusta mudan si wada jira usoo saaray Odayaasha, Waxgaradka, Aqoon yahanada Culimadda, Dhalinyarada, Ururada Bulshada, dadweynaha ku dhaqan degmooyinkaas iyo jaliyaddaha dibadda ee Beesha Sade oo ugu deeqay qarashkii ku baxay nabadayntaan oo dhan $10, 275 si weyna uga qayb qaatay geedi socodkii lagu soo afjaray collaaddii iyo qilaafkii u dhaxeeyay walaalahaas Beesha Sade ee wada daga degmooyinkaas kor kuxusan ee gobolka Gedo.

 

Is Afgaradkii iyo Guushii Heshiiskaan taariikhiga ah lagu soo gabagabeeyayna sidatan ayuu u dhacay:

 

1. In Xabad-joojin la dhaqan galiyo

2. In-dadkii dagaalka sokeeye ku barakacay guryahoodii dib loogu celiyo

3. In-wixii hanti ah oo la kalahaysto laysu celiyo

4. In-Malayshida la mideeyo lana habeeyo

5. In-aan Magaalooyinka dhexdooda hub sharci darro lala dhexmari karin

6. In-Magaalada Balad-Xaawo maamul hufan oo ku meel gaara laga sameeyo

7. In-loogudbo abaabul shirweyne nabadeed si loo soo afjaro qilaafka Beesha Sade ee wada dagan gobolka Gedo.

 

 

Magacyada guddigga Nabadaynta iyo ee Magaalada Balad-Xaawo

 

1. SH. Maxamed SH. Ahmed Xaadle Ku Simaha Ugaaska

2. C/nuur maxamed Guuleed G/kuxigeen

3. Nabadoon Cabdulle Cabdi Ibraahim Salbay

4. Cabdi Farax Maxamed

5. C/laahi Xasan Maxamed Diiriye

6. Cali h.Cilmi

7. Cabdiqadir Shire

8. Dirir Cilmi Warsame

9. Cabdullahi Ciise Samatar

10. Nuur warsame raage shidaale

11-Idiris Adannuur Gaaroodi

12- Maxamed Cali Xasan Saruur

13. Macalin Maxamud maxamed Cabdi

14. Sh. Axmed Maxamed Nuur

15. C/risaaq maxamed faarah

16. SH. Maxamed Macalin yusuf

17. C/risaq Shiikh Cumar Gaduud

18. Jamac muuse Warsame

19. Mataan Samantar cabdulle

20. Siraad kilwe Maxamuud

21. Maxamuud Xasan Jamac B/goday

22. Xasan Cali Cismaan

23. Axmed Jaamac maxamed

24. Maxamed Adan Cali

25. Adan Dhaqane Cabdi (adanboon)

26. CabdiCumar Adan

27. Maxamed Cumar Haaraa

28. Sh. Cabdi Axmed

29. Macalin Cabdi Colaad Farax

30. Cabdullahi Axmed

31. Sh.Diiriye Shire

32. Ibraahim Daahir Xasan

33. Yaasiin SH. Adan

34. Cabdi Adan

35 Muuday Cisman

 

Waxaa ayaggana geedi socodka heshiikaan ka qaybqaatay jaaliyadaha dibadda:

 

1. Seattle, Washington

Cabdi-aziiz M. Farax

Cabdullahi Iliinge

Xasan M. Warsame Garbadeel

Cisman Diriye Cigaal

Cabdullahi Balal

Cawil Cabdi Budgug

Cabdi Ma. Gurbis

Axmed Garyar Gurbis

Cabdiwali M. Daahir (Qarboobe) <------------ I think you know him Wind Talker :D

 

2. Columbus, Ohio

Xaashi Cali Mire

Xasan Xaashi Dhoore

Mahad wadeeca Allah

Axmed Guureeye Faarax

 

3. Cleveland, OH

Xasan Cabdille Xamuumi

Cumar Dheeman

Xasan Shiikh Cali

 

4. Chicago, IL

Xuseen Guulleed Adan

Mudane Axmed Sh Maxamuud

 

5. St. Paul/Minneapolis, MN

Mursal Adan Sugaal

Cabdullahi M. Xasan

 

6. Portland, Me

Sahal Cabdiraxman Taakilo

Bakaal

Luul Garaad

 

7. Nashville, TN

Cabdishakuur Kalmay

Maxamed Adeec

 

8. Canada

Boosteeya Axmed Shiikh

Maryan M. Warsame

 

9. UK

Maxamed Cabdi Ashkir

Faarax Diriye Awal

 

10.Holland

Mahad M. Shire

Cali Jaamac Kawaan

Cali Faarax Seraar

Ibrahim Xaaji Cabdi

Cabdiraxman M. Warsame

Daahir Axmed Barre

 

11. Norway

Xasan Shuqul

Faarax Daahir Ciid

Axmed Maxamed Guleed (Sanyare)

 

Matan

walaalayaal waxaan ka cudurdaaranaynaa in aysan magacyadu ahayn intaan kaliya balse intii aan kagaarnay baan qornay sidoo kale waxaa dhici karta in magacyadu qaar isdaba marsan yihiin.

 

Ilaah ayaa mahad iska leh waxaase loo baahan yahay dadka aan kaqayqaadan tii hore waxaa sugaysa oo bilow ay u tahay arintaanu guud ahaan gobalka Gedo.

 

Guddiga Nabadeynta B/Xaawo

B/Xaawo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

This is actually the first of its kind in Gedo and I hope it's the last. Economic development is of the upmost importance and that comes only after the guns have been put aside. I hope this long awaited peace transpires.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

What's all with the list, hundreds of names. Are all of them gudiga Nabadaynta!!

 

Ilahay nabad iyo barwaaqo hakuwaariyo, Aamin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Cabdiwali M. Daahir (Qarboobe) <------------ I think you know him Wind Talker
:D

LOL Yeah man.

 

But this is good news. I hope it works.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^^^Not who you think it is :D You came very close to a qarxis of me which I do not appreciate icon_razz.gif

 

So hows Minni and Ohio btw? How's school? I dare say not slacking off right because I want to see you with that degree icon_razz.gif :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaylici   

Gado region has seen a recurring civil war for quite some time, we hope this leads to sustained peace;however, I remain sceptical, local Clan relations and wishes of peace are susceptible to the intervention of Tigray dominated government in Addis Ababa, unless comprehensive peace is reached in African Horn between Christian and Muslim tribes, civil wars both in Ethiopia and in Somalia are inavitable. I encourage you, Hornafrique, to take the matter of Horn of Africa seriously and make it life long study and persuit, this I believe would make a difference. You have already possess, in my judgment, the propensity and recurring desire to make a difference, why not get the necessary intellectual armoury to make a real difference and leave the rest to posterity, unless you have already done it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I remain sceptical, local Clan relations and wishes of peace are susceptible to the intervention of Tigray dominated government in Addis Ababa,

Zaylici, formerly yes, but there wasn't much effort on the people's side to reconcile anyhow. At the very sign of truouble, the parties who essentially "goosteen" would run across the border to an ever waiting contingent of Habesh soldiers ready to embark on their next trip to Gedo. However, I believe that time is over and the people have realized their interest.

 

 

I encourage you, Hornafrique, to take the matter of Horn of Africa seriously and make it life long study and persuit, this I believe would make a difference. You have already possess, in my judgment, the propensity and recurring desire to make a difference, why not get the necessary intellectual armoury to make a real difference and leave the rest to posterity, unless you have already done it.

Zaylici I already take the political situation of the greater Horn seriously and I'm very well aware of the effect our neighbor's policies have on us and vice versa. I do plan to increase my knowledge of the area and would like to participate in the politics of Horn somewhere in the future. I thank your encouragement bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this