Sign in to follow this  
QabiilDiid

BREAKING NEWS: Axmed Yuusuf Yaasiin: THE BREAKUP OF SOMALIA IS UNTENABLE..

Recommended Posts

he is talking about dadka somalida not about ina la isku darrayo somaliland iyo somalia.

he is talking about inay dadku isku miid yihin oo xuduuduhu la soo dhigayn askar aad oo farro badan. oo somalida kala diisha , laakin dawlada somaliland iyo somalia wa kala labba sxb.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi, “Dabcan Soomaaliyi kala maarmi mayso oo cid xad xidhaysa iyo cid wax oodaysaa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, laakiin qolo waliba horto inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato, oo hadhaw wax la saxo. Ninna laga celin maayo Hargeysa, midna Xamar laga celin maayo, dadka khalad baa la fahan siiyay oo waxa la yidhi xad baa la xidhayaa, Ciidan baa la keenayaa oo ninna soo gudbi maayo, waxaasi waa wax dadka lagu fogaynayo ee dadku waa dadkii uun, laakiin Yurub-ba siday wax u kala leedahay ayaynu wax u kala yeelanaynaa (Soomaaliya iyo Somaliland), dadkuna sidaas ayay isu dhex soconayaan

this what he said now waad fahmi karta inu ka wado somali ma kala gooii karto just like somalida XARSHIN IYO QABRI BAYAX JOOGA KAMA MAARMAAN dadka hargeysa daggan.

He did not somalia He said Somali dadka somalidu na wa Ethnic group. Aanigu siidaasan oo fahmay hadalka madaxweyne kuxigeenka. Laakin dallalka somaliland iyo somalia iyo Djibouti siidaas oon bay ahayanayan Just siiday europe iyo europe oo tahay.belgium holland luxenburg

Originally posted by Thierry.:

But Europeans are not all of same ethnic group surely the VP is talking about a deeper union

Somalis do not have to be united politically.

Thierry.   

Saxiib the VP is quite honest and pragmatic, he champions the SL cause yet realises that his nation cannot be without greater Somalia. I am very sympathetic to the SL cause.

Realistic analysis

Soomaaliya iyo Somaliland aanay kala go’I Karin, isla markaana waxa uu soo dhaweeyay Madaxweyne Sheekh Shiriif-ka dhawaan loo doortay Koonfurta Soomaaliya iyo Xukuumadda uu dhisi doono, oo uu ku tilmaamay mid ay Somaliland aad isugu dhawaan doonaan.

Highlights the new leadership in south is cut off from the old guards

“Berigii hore halkay innaga taagnaayeen arrimaha dibadu maanta inagama taagna ee aad bay uga dhaw yihiin, waxaan weliba rajaynayaa haddaynu nahay Somaliland oo aan filayaa imika maamulka qabsaday Koonfurta Soomaaliya in aynu la jaan-qaadi karno, maxaayeelay waa dhalinyaro cusub oo da’dii 1960-kii talinaysay meesha way ka baxday. Waxa weeyaan da’dii lixdankii talinaysay waa da’ ciil-qabta oo wax badani siyaasad ahan soo dhex mareen. Waxaan filayaa Sheekh Shariif in uu Qaranka Somaliland iyo Soomaaliya si fiican u kala guri doono.” Sidaa ayuu yidhi Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin.

From this I sense a shift in policy by this and future SL admins

Waxaan filayaa Sheekh Shariif in uu Qaranka Somaliland iyo Soomaaliya si fiican u kala guri doono.

And what does this mean you all blind ?? ,, :D

He simply repeated the same statement said by the former President, Igal (AUN) ,,,,

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this