Sign in to follow this  
Suldaanka

MIDROC to invest in Somaliland

Recommended Posts

The Sub-Saharan Informer (SSI) reported recently that the Ethiopian born Saudi magnate and business man Shiekh Mohamed Al-Amoudi's investment arm- MIDROC will make substantial investment to Port of Berbera.

Shiekh Al Amoudi a friend of Meles Zenawi, is the single biggest investor in Ethiopia taking over most of the state-owned enterprises during their privatisation process in the mid 1990s.

----

Addis Ababa, October 9, 2005, (Haatuf) – War uu shalay daabacay Wargeyska Sub-Saharan

Informer ayaa lagu sheegay in maal-qabeenka caanka ah ee Al-Camuudi ee u dhashay

Sucuudigu uu maal-gelin balaadhan ku samayn doono dekeda Berbera, si kor loogu qaado

tayada adeegeeda. Talaabadaas oo sida Wargeysku sheegay in la filayo inay la jaan-qaado

hirgelinta heshiiskii ay Somaliland iyo Itoobiya wada gaadheen bishii May ee sannadkan,

kaasoo ku saabsanaa sidii ay Itoobiya u isticmaali lahayd dekeda Berbera oo ay waxna ugala

soo degi lahayd, waxna uga dhoofsan lahayd, iyada oo la filayo in maraakiib sida shixnadihii u

horeeyey ee u socda Itoobiya inay ku soo xidhaan marsada caalamiga ah ee Berbera labada

todobaad ee soo socda.

Dhinaca kale Midawga Yurub ayaa sagaalkii bilood ee u dambeeyey ku hawlanaa deraasad

lagu eegayo habkii wax looga qaban lahaa wado isku xidha dekeda Berbera iyo Itoobiya oo

dhererkeedu yahay 887km. Jidkaas oo intuu ka bilowdo dekeda Berbera isku mari doona

Wajaale, Jig-jiga ilaa Diri-Dawa.

Waxaana deraasadaa oo ay waday shirkad la yidhaa Louis Berger la filayaa in la soo

gebagabeeyo labada bilood gudahood, iyada oo dabadeedna u Midawga Yurub sii dayn doono

lacagtii lagu fulin lahaa dhismaha jidka isku xidhka Somaliland iyo Itoobiya (Berbera Corridor).

Ku xigeenka madaxa xafiiska Midawga Yurub ku leeyahay Itoobiya Jean-Pierre Pierad ayaa

sheegay in mashruuca Berbera Corridor uu ka mid yahay siyaabaha la doonayo in lagu yareeyo

saxmada iyo culayska ka jira dekeda Djibouti.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Any copies in english?

Uchi, haatuf is one of those numerous somali newspapers coming from inside somalia. I don't know if they translated this article in english. Nothing to benefit from them since they are all biased in someways and cannot be considered reall newspapers.

Usually the English Articles that Haatuf translates to Somali also appear on her sister publication "The Somaliland Times". Previously, all recent publications of the Somaliland Times used to appear online too . But nawadays, only selected (mostly editorial) articles are published on the Haatuf website .

As for SSI - I couldn't find their website. Perhaps it still doesn't have one (post - May 27, 2005)

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this