Sign in to follow this  
Gabbal

The entity in Kismaayo has sent the sister of the Ugaas of beesha Gedo to prison.

Recommended Posts

Fanisha   

Originally posted by me:

quote:Originally posted by Che-Guevara:

Islaamahaan Qaadkooda Ha udaayaan!!! You gotta earn living somehow!!!!

Che guevara you are out ofline there man. You don't know much about the situation, so its an insult to suggest that the arrest was qat related.
Waar ma General duke baad bedeshay?

:mad:

Share this post

Link to post
Share on other sites

OLOL   

Qanciyoow qoladan maxkamadeedee qalabeeysan

qaladkeey galeey hadaan qaafka qalin kuugu qoro

oo qowl rageed waa qiimo badanyee, qadafka ka ilaasho...

damn for once can I emulate the great poet Cabdi qays ..or should I become blunt creative comedian like my man MaKi Xaaji Banaadir? Maxkama waa mergi iyo malag, mariid iyo musmaar mujrinka loo soo mursalay, maxakama waa misbaax iyo musawac, mushmac iyo mubsharo ..mujtamaca loogu mashxarado...

Adeer nimankaan garka dheer ee khamiiska carbeed wato waxeey joojiyeen qaadkii sida cawka loo cunaayay ,,kismaayoo dhan waa kadeedeen...islaamihii qaad ma gadaan, ********tii hiraale ma barjeeyaan...beesadii maraakibta baroosinka lala beegsan jiray waa bilaash...reer garbahaareey garab raratada ku biiraa loogu bishaareeyay...islaanaa ka hor booday oo anoo reer ugaas laandheere ah oo duriyadii dawladii Bare waa kii hore macalinkii weynaa ee aabaha kacaanka soomaaliyeed ka soo jeeda maa qaxooti iyo turki maanta ii talin ..tol beelayeey beey suuqa iyo sayladda la sooo istaagtay...laba mutadawac aa lo diray, dhinaceey u dardareeyn ... xabsigeey dhigeen...shareecaa ku sugee aa la yiri ...ma midkii maxamad nuur shareecaa baa la ii soo nooleeyn beey afka labadii yeertay...hees iyo hantiwadaaga waa habkaa nolosha noo horseedaye ...ilaa iyo hadda hoobeeydaas ayaa mudane hornafrik halkeeda ka sii waday.

Originally posted by Paragon:

Loool@humba humba. Belo, war sxb anigu ma dhaanteeyo maalintuu nin aan maxkamadaha wada taageeri jirney qiireeysan yahay
;)
, ninyahow. Lol, humba humba-daa iga qoslisey...waxaasi ma dhaanto reer-waamo baa mise waa tii la yaqiin ee Iimeey iyo Qabri-daharre?

Horn, oo hada waxaad leedahay 'cayaari waa gelin dambe'. Somehow my predictions for Kismayo were fierce battles - why Barre left it the way he did, anigu ka shakiyey. I think waa tii ay Soomaalida furuntiga markii lagu jiro sheegi jireen:
waa dib u gurasho ey xaalad dagaal ku jirto. If I know Barre's kinsmen well, I know sahal kuma haran. Allow sahal umuuraha.

LOL @ Humba, Humba too sxb. Reer Gedoodkaan maqli jiray markey reer RRA u taano-taaneynayaan iyagoo ku haya "Humbaale, Humbaale"..marka waxaan is leeyahay Humba, Humba waa shuqul waamood lagana aqoon cariga ragii cagaha dheeraa ee galbeed. :D

Sida loo joogaba Barre ujeedadiisa wey cadaan sxb. Ilaahayna ha u gargaaro waxii umada Soomaaliyeed ee dhibaato haabsatay.

p.s. Warku waa la xaqiiyey. Reer Ugaas bey gafeen; Baardheerena caawa Ugaasyada wey isku dhex yaacsanyiin.

Temujin   

He also told me that they let a true Kismayu ppl run the Port and other positions in Kismayu.

Why has the port been closed for the past three days horta? Ma weeydiin kartaa ninkaan "true kismayu ppl" ka midka ah oo loo dhiibe dekada sababta loo xire dekada Kismaayo? Is he attempting to starve his fellow kismayu ppl"? Word of advice to the dhalinka qore the statement above; hadaad been sheegi wax la aamini karo sheeg.

Che guevara you are out ofline there man. You don't know much about the situation, so its an insult to suggest that the arrest was qat related. [/QB]

Insult or no insult, it is either Qat or Qabiil. I don't know wat else would force Islaamaha out onto the streets.

Apparently Afmadow and Buaale have also fallen to the courts.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this