Sign in to follow this  
Garyaqaan2

DAGAAL CULUS OO MAANTA KADHACAY SANAAG (GROOWE NEWS REPORTS)

Recommended Posts

La soo galiyay: 2006 Mar 28 - 05:40

• Wararka ugu dambeeyay ee ka soo baxaya magaalada Bosaso ayaa waxa ay sheegayaan in saaka uu...

Dagaal ka dhacey Ceel aan ka fogeyn gododka laga baarayo Macdanta.

Warka ayaa sheegaya in Ciidanka Madaxtooyada DGPL ee qaabilsan ilaalinta shirkada Range Resource iyo howlaha ay ka wado deegamada Barri iyo Sanaag mar ay biyo ka dhaansanayeen Ceel aan ka fogayn Godadka ayaa waxa haleeshay rasaas ka dhacaysay qoryaha fudud iyo kuwa cul-culus oo darandarooriga u dhaca.

Rasaastaas ayaa waxa ciidankaa la beegsadey Ciidamo Beeleed ku qarsoonaa meel aan ka fogeyn ceelka dhinacyadiisa.

Ciidamdas ayaa waxa lagu soo warmayaa in ay halkaa ku dileen nin ka mid ah Ciidamada Madaxtooyada loona badinayo in uu ahaan jirey Darawalka khaaska ah ee Madaxwaynaha Puntland Cade, ninkaas ayaa lagu magacaabi jirey Faarax Laangare halka ay ku dhaawacmeen sadex nin.

Dhaawacayada mid ka mid ah ayaa sida wararku sheegayaan aad u culus iyada oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in uu ku dhintey Isbitalka gudihiisa mid ka mid ah dhaawaca.

Dhinaca Ciidamo Beeleedyada ayaa la sheegayaa in uu ka dhintey hal qof hal kalena dhaawac lagu qabtey haatana uu ku suganyahay isbaataalka guud ee Bosaso.

Ciidamada Madaxtoyada oo gadaal u soo qaatey dhawacoodii ayaa markey magalada Bosaso soo galeen waxa baabuurtoodii mid ka mid ahi uu marey gabar afar iyo toban jir ah oo halkaa ku geeryootey

. Very sad Ilaahoow unaxariiso gabadha maskiinta ah

Gabdhaas oo magaceeda aan weli la xaqiijin ayaa waxa ay u geeryootey dhaawacyadii ka soo gaarey baabuurka dusha ka marey.

Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in Ciidamo gurmad ah oo laga qaadey Dekeda Magalada Bosaso ay ku sii jeedaan goobtaas.

Dagalkan ayaa ah mid ay dadka deegaankaasi uga soo horjeedan in deegaankooda laga baaro Shidaal iyo Macdan midnaba iyada oo aan la soo marsiin qaabkii dowliga ahaa.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Cabdi Xabsade ayaa saxafada u sheegay in gaari Tikniko ah oo ay lahaayeen ciidamada Puntland lagu sameeyey jidgooyo, ayna weerareen kooxo hubeysani.

Axmed Cabdi Xaabsade wuxuu kaloo beeniyey warar sheegaya in ay ciidamada maamulka Somaliland ka socda ay ku lug leeyihiin arrimaha ka dhacaya deegaanka Majiyahan, wuxuu kaloo xaqiijiyey in uusan jirin wax dagaal ah oo iminka socdaa..

Dadka indha-indheeya siyaasada Puntland ayaa waxa ay u arkaan isku dhacaan in uu noqon karo bilow dagaal qabiil oo salka ku haya qaabka loo marayo soo saarida khayraadka dalka.

Garoweonline.com

Marku su aashu waxeey tahay ma sidaanbaa Puntland xukun keeda.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Laba qof ayaa ku dhimatay afar kalena waa ku dhaawacmeen iska horimaad ciidamada Puntland iyo maleesjiyo beeleed ku dhexmaray deegaanka Majayahan.

March 28, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

Laba qof ayaa ku dhimatay afar kalena waa ku dhaawacmeen iska horimaad ciidamada Puntland iyo maleesjiyo beeleed ku dhexmaray deegaanka Majayahan oo maalmahan xiisad ay ka jireen.

Warar aynu ka helnay dad xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa HornAfrik u xaqiijiyey in dagaal saaka uu ka dhacay deegaanka Majiyahan oo 30km u jirta magaalada Boosaaso kana tirsan gobolka Sanaag.

Dagaalkan ayaa dhexmaray ciidamo ka tirsan ilaalada dowlad goboleedka Puntlnad xagga madaxtooyada iyo maleeshiyo beeleed deegaankaas ka soo jeeda iyadoo ilaalada ay biyo ka dhaansanayeen deegaankaas meel ka ag dhow maleeshiyadana ay weerartay sida saraakiisha Puntland booliskooda ay xaqiijiyeen.

Dadka dagaalkaas ku dhintay ayaa mid ka mid ah waxa uu yahay ciidamada Puntland halka kan kale uu yahay kooxaha maleeshiyada.

Sidoo kale ciidamada dowlad goboleedka Puntlnad ee gaariga Tiknikada ah watay ayaa soo qabtay saddax ka mid ah dadkii maleeshiyada ahaa ee dagaalkaas uu dhexmaray iyaga iyo ciidmada iyadoo dhaawaca Afarta qof oo labada dhinac ay imminka jiifaan isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso.

Dagaalkan ayaa waxa uu ka dambeeyey xiisad mudooyinkan halkaas ka taagneyd taas oo ka dhex aloosneyd maleeshiyada beesha Warasangali ee deegaanka Majiyahan iyo ciidamada ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka Puntlnad oo halkaas geeyey saraakiil ka socota shirkad halkaas ka baareysa Macdan.

Toddobaadkii hore ayey ahyed markii halkaas ay saddax qof ku dhaawacmeen iska horimaad nuucan oo kale ah oo maleeshiyo beeshaas iyo ciidamada Puntlnad uu dhexmaray iyadoo sidoo kale la soo qabqabtay Toddoba qof kuwaas oo imminka ku xiran xabsi ku yaala magaalada Boosaaso gaar ahaan dekadda magaaladaas.

Waxgarad iyo weliba wasiiro iyo xildhibaano ka soo jeeda beeshaas kana tirsan dowladda ferdaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Baydhabo Toddobaadkii la soo dhaafay ku ay cambaareeyey weerarka la sheegay in halkaas uu ku qaaday madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlnad Cadde Muuse iyadoo waxgaradkaas uu ka mid ahaa wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in dowlad goboleedka Puntlnad imminka ay u soo dafa xeydatay inay dadka weerarto waxa uuna sheegay inay go’aan ka gaari karaan arrimaha oo kaliya dowladda fedraalka Soomaaliya.

Thankful   

1. Never believe anything you read.

2. Always wait before formulating opinion on a topic.

3. Take everything you read with a pinch of salt.

The Hypocrisy :eek:

^^^ I dont think we should rush to condemn the news. Wiil Duco and Horn thanks for the reports and keep it up. I hope the situations is brought under control as soon as possible.

All blame will lie with the adminstrtion , a close eye will be on then in regards to how they handle the situation.. May Allah bring peace to all of us.

Zaylici   

I agree with Duke, the adminstration should pay a particular attention to the issues of wealth; research have infomred us constantly, that wealth is the source of all connflicts. With this in mind, it would be approperiate for the adminstration to take the matter seriously and work out a deal with all communities concerned. Share wealth, if they do this matter would die an everyone would be happy.

Xudeedi   

What adminstration is there to talk about? The rogue and clannish adminstration which is the one behind the mayhem.

It is like asking a corrupt officer to handle a criminal case he is in involved. Think outside the box!

Originally posted by Maakhir:

What adminstration is there to talk about?

I think he's referring to the criminal enterprise of Puntland heralded by Gen Cadde, Afqurac and Gaagaab. Ragaa hadaan la iska qaban Puntland iska hilmaan.

Besides, the PL "administration" is taking the matter very seriously. So much so that Gen. Cadde's visit to Yemen had the unpublicized agenda to attain a weapons shipment from our neighbor across the Red Sea.

Surely, Gen. Cadde has not learned anything from the legacy of previous "generals" who also wrongfully believed that the only way to rule the Somali people is through military force.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this