Sign in to follow this  
Dhubad.

Balad Hawo Taken over by Al-shabaab again

Recommended Posts

B/xaawo: Al- Shabaab oo ku labo kacleeyey Barre Hiiraale, dibna uqabsaday Degmada Balad xaawo.

Balad-Xaawo(AllPuntl and)- Dagaalyahanada Ururka Al- Shabaab ayaa dib uqabsaday magaalada Balad-Xaawo ee gobalka Gedo, halkaasi oo ay labo maalin ka hor la wareegeen Kooxo taabacsan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Maleeshiyo ka tirsanaa kooxihii qabsaday magaalada ayaa iskaga baxay magaalada markii ay soo gaareen wararka sheegaya in ay ciidamo badan ku soo wajahan yihiin magaaladaasi, waxaana sidoo kale jira warar sheegaya in ay Al- Shabaab doonayaan dagaal abaabulid hor leh oo baaxad weyn.

Al- Shabaab iyo Ahlu Suna ayaa ku dagaalamay magaalada gudaheeda, waxaana wararku ay sheegayaan in ay ku dhinteen dad gaaraya 6 lix, sida ay wararku xaqiijinayaan waxaana sidoo kale dhaawacmay dadka deegaanka qaar ka mid ah.

Talaabooyinka ay Al- Shabaab qaadeen ayaa ah kuwa ay doonayaan in ay ku wiiqaan awooda kooxaha ka soo horjeeda maamulkooda, oo ay ka mid yihiin ciidamo maalmihii ugu dambeeyey qabsaday deegaano ka mid ah gobalka Gedo ee dalka Soomaaliya.

Kama aysan farxin talaabadan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ay dhawaan taageerayaasheeda ciidamo ah ay qabsadeen deegaanadaasi, balse galabta laga qabsaday markale taasoo ku noqotey filan waa.

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Captain Warya:

Ahlu Sunnah captured balad xawo without a fight but Alshabab retook it forcefully. It is clear who is stonger.

lol...and what was Shabaab doing in the first time? Were they on a picnic or you mean it was a tactical withdrawal? I think they both carry guns so we will see kuwa meesha ku hara ugu dambayntii!
Probably Xabashi la socotay kuwaas Ahlusunnada sheeganaayo. Kuwa Dhalinta isku magacaabayna Xabashi ma maqli karaan cabsi daraadood, orodka ee isdaayaan degmada ugu soo sokeeyso istaagaan iyagoo neeftuuraayo.

Kashafa   

Kuwa Dhalinta isku magacaabayna Xabashi ma maqli karaan cabsi daraadood, orodka ee isdaayaan degmada ugu soo sokeeyso istaagaan iyagoo neeftuuraayo

Caku iyo jaahil qalin(ama keyboard) loo dhiibay. This is the problem when dhooc-ka-yeer'kasta la daho: fikradaatha dhiibo. MMA markee aa aragtid, sida dhoocil af-baratay oo afka uu kala taaga with smears against Mujahideen'ta and Islaam.

By his 'reasoning'(if it can be called that):

- Khalid bin Walid and the Companions were cowards when they retreated from the Battle of Mu'tah.

- Salaah-ul-diin Al-Ayoubi was a coward for refusing to engage the Crusaders, constantly retreating(or in MMA-speak carar'ing), until he fought the enemy at a time and place of his own choosing, which resulted in the historic

where the Crusaders were annihilated, jab ay weligood kaso kabsanin.

But waa ku kaas caqli dameer'eed. Waxaa uu malaysaa jaahil'nimo inay dugsi aga soo baxaeen. I wonder what these newly-ilbax Flight 13s want the Resistance to do. Stand bare-chested in front of Ethiopian T-72s ? Line up in perfect formation and wait to be strafed by Ethiopian Mig-21s ? Just so that they can be called 'brave' by Flight 13s oo welfare Toronto ama Scandinavia ku qaato ?

Hate it or love it, the Somali thoroughbreds are waging a classic guerrilla campaign that has resulted in unprecedented success in record time. Not even Sayyid-ka or Axmed Guray managed to consolidate the sheer breadth of territory that the Xoogaga Muqaawamda Soomaliyeed liberated and now govern. That's a fact, and testament to the enduring staying power of the Sons of Somalia.

Expect the Mujahideen to retreat from even more towns in the coming days. Their strategy is clear to any discerning eye: Consolidate their forces, draw the enemy(TFG, Ahlu Poison) deeper and deeper, far away from their supply lines(Doolow, AU base) so that they can't call on Mother Ethiopia and Papa Uganda to ride to the rescue. Ethiopia has been arming, funding, and directing clan militia since the '80s. This latest round of Moooryaan la soo hubeeyay is nothing new. Waxaana la marsiina jid'ka ay mareen their predecessors inshallah.

MMA, have you read Mao's treatise ? Sun-tzu ? Che Guevara ? Have you read any book on guerrilla warfare and insurgency ? No ? So why don't you educate yourself before you open your mouth with dhooc-ka-yeer hadal ? The cure of jaahil'nimo(ignoranc e) is waxbarasho. Go the library, abti, pick a book on the nature of war, especially as it relates to successful guerrilla campaigns(Clausewitz is a good start, he says that is almost impossible for a state to suppress a motivated insurgency, no matter how powerful that state maybe), and start reading. Your current diet of Toronto Star, Tim Hortons, and H&M isn't working. Your mind is malnourished. Intellectual nutrients oo badan aa ka maqan, causing you to bacaaac bacaac markee isfiilito Al-Shabaab kuugu kacdo. Sida isu dhaan, abti. Nin wayn aa tahay, not a dhoocil. Speak and reason accordingly.

Nothing personal, kaligaa maahan, dad badan aa jaahil'nimada kula wadaago, my advice is directed to them as well.

Originally posted by Kashafa:

[

Caku iyo jaahil qalin(ama keyboard) loo dhiibay. This is the problem when dhooc-ka-yeer'kasta la daho: fikradaatha dhiibo. MMA markee aa aragtid, sida dhoocil af-baratay oo afka uu kala taaga with smears against Muhajideen'ta and Islaam.

^ the funny thing with that statement is, it relates to you as much as those your are trying to label at

^^^

MMA, have you read Mao's treatise ? Sun-tzu ? Che Guevara ? Have you read any book on guerrilla warfare and insurgency ? No ? So why don't you educate yourself before you open your mouth with dhooc-ka-yeer hadal ? The cure of jaahil'nimo(ignoranc e) is waxbarasho. Go the library, abti, pick a book on the nature of war, especially as it relates to successful guerrilla campaigns(Clausewitz is a good start, he says that is almost impossible for a state to suppress a motivated insurgency, no matter how powerful that state maybe), and start reading. Your current diet of Toronto Star, Tim Hortons, and H&M isn't working. Your mind is malnourished. Intellectual nutrients oo badan aa ka maqan, causing you to bacaaac bacaac markee isfiilito Al-Shabaab kuugu kacdo. Sida isu dhaan, abti. Nin wayn aa tahay, not a dhoocil. Speak and reason accordingly.

Did you swallow a Shabaab cleric with tourettes syndrome before writing this, KashMoni? War dee ceyda ka yaree, ninku moderator naf yar weeyaanee.

LMAO @ "the Somali thoroughbreds are waging a classic guerrilla campaign" :D:D

I gotta give it to you, KashMoni-- you sure do know how to mumble you way through a post! but I hope you realize that the ultimate objective of Sun Tzu's teachings is to win without fighting, and that much of his book(The Art Of War) deals with tricking or trapping the enemy into doing your will so you can defeat him. But let's be honest:

You don't give a sh1t about any of this....you just want some cool sh1t to rap about. So go on ahead saaxiib, rap about the thoroughbred flight 13 squad gettin ready to get their jihad on (guerrilla style).

And the beat goes Boom boo boo boom, boom boo boo boom :cool:

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this