Sign in to follow this  
BN

SOMALIA: Five killed as fire sweeps through Bosaso camp--IRIN NEWS

Recommended Posts

BN   

SOMALIA: Five killed as fire sweeps through Bosaso camp

20037103.JPG

Fire at Buulo Elay camp.

For larger image-->

http://www.irinnews.org/images/originals/20037103.JPG

NAIROBI, 10 Jul 2003 (IRIN) - Five people are reported to have been killed when fire swept through a camp for internally displaced people (IDPs) in Bosaso, the commercial capital of the self-declared autonomous region of Puntland.

Mukhtar Sa'id of the Bosaso-based Midnimo radio said the fire broke out at the Buulo Elay camp on Wednesday, destroying at least 1,000 dwellings, as well as the personal belongings and household items of some 1,200 families living there.

The cause of the fire has not yet been established but Mukhtar told IRIN it was probably caused by cooking fire. He said local officials and aid workers immediately visited the scene to assess the damage and help the victims.

The dead included three children, one woman and a disabled man, he added.

According to UNICEF-Somalia, initial assessments suggest about half the camp has been razed to the ground and some 600 families are homeless as a result. UNICEF and the World Food Programme (WFP) have both sent in assistance, such as food, plastic sheeting, jerry cans, cooking pots and blankets.

Most of the estimated 28,000 IDPs in the Bosaso area come from southern regions of Somalia, fleeing insecurity at home.

A UN-appointed independent expert on human rights for Somalia, Dr Ghanim Alnajjar, who visited the Buulo Elay camp last year, said the IDPs were living in "sub-human conditions", which were among the worst he had ever seen.

http://www.irinnews.org/report.asp?ReportID=35318&SelectRegion=Horn_of_Africa&SelectCountry=SOMALIA

[ENDS]

Share this post

Link to post
Share on other sites
BN   

Wararkii ugu dambeeyay ee dabkii shalay ka kacay xaafad Boosaaso ku taal

- Thursday, July 10, 2003 at 12:33

--------------------------------------------------------------------------------

Bosaso, (AllPuntland)- 5 qof ayaa ku geeriyootay dadkaloo aan tiradooda la sugina way ku dhaawacmeen magaalada Boosaaso shalay galinkii hore ,ka dib markii uu dab xoogan ka qarxay xaafadda ay dagan yihiin dad ka soo barakacay koonfurta Somaliya iyo Itoobiya oo ku dhow madaxtooyada gobolka Bari.

Dabkaan ayaa wararku sheegayaan inuu keenay dab gaaray mid ka mid ah cooshadaha xaafadda Tuulo Eelaay dabadeedna dabaylaha loo yaqaan Fooraha ay sii labo jibaareen dabkii halkaasi ka kacay.

Dadka dhintay ayaa sida AllPuntland ay soo gaarsiiyeen dad xog ogaal waxaa ku jiray nin Curyaan ah oo dabku ugu soo galay halkii uu fadhiyay.

Gudoomiyaha gobolka Bari , taliyaha ciidanka Booliska iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray halka uu dabku ka qarxay waxaana halkaasi la xaqiijiyay inay ku gubteen cooshado iyo guryo kale oo lagu qiyaasay 100 .

Gudoomiyaha gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) ayaa sheegay in dadka ka barakacay meesha uu dabku ka dhacay loo fidin doono gar gaar aadaminimo oo deg deg ah

Cabdulqaadir C. Cusmaan (Farayaamo)

AllPuntland, Somaliya

Sawir Qaade Cabdi-fataax jaamac Mire

Muuqaalaka_Dhulaka_Gubtay.jpg

booyad.jpg

dabkii2.jpg

qax.jpg

Hooyo.jpg

oday.jpg

bolis.jpg

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this