Sign in to follow this  
Dhubad.

Isgaarsiinta oo laga jaray deegaano hoos yimaada Xuduudda Ethio Somalia

Recommended Posts

ME.

Indeed you are a person one can engage with.

I am personally against FT, thats my own position. I think it would waste of time and resources.

I think the TFG needs to arm itself and is suing the FT as a pretext to get the arms embargo of so it can get heavy wepons in its hands. Air and heavy armour is all that is missing from the TFG. It already has thousands of millitia.

I do not want Ethiopian in the ****** let alone in any part of the Independent republic.

I belive this Ethiopian hype is being used as a pretext to further alianate the people of Mogadishu from the TFG. The news media in Xamar, notably Horn Afrik, Shabbele have from the beggining tried to paint a bad picture. They even try to label the TFG troops as a clan millitia. Their aim is simple to defend the occupation of their kinsmen in the south. Thus hiding behind Ethiopia and Islam.

Share this post

Link to post
Share on other sites

What is this hoopla of Amxaaro army crossing from Soomaali Galbeed?

Because some self-proclaimed, fake wadaado do control some parts of Xamar and few of other towns nearby, that now we are suddenly nationalists?

Amxaaro iyo Tigreey waligooda ayee kasoo tilaabi jireen that xuduud beenaad sida dalkeena u burburay. Absolutely nothing new with this. At one time or other, some so-called ‘leaders’ even utilized Amxaar militias {I won't redeem them calling ciidamo}. The first Soomaali man who led an Amxaaro army to the official Soomaaliya in the civil war was Cumar Xaaji Masale. So was Shaatigaduud’s RRA. And C/llaahi Yuusuf Axmed's forcement of Jaamac Cali Jaamac out of Bari.

All involved the involvement of Amxaaro militias, freely crossing the xuduud beenaad and helping install their warlord puppets in limited power.

Maleeshiya Amxaaro kasoo tilaabsaday xuduud beenaadka mala socon jirin, you ask? Baliis, read on.

Togdheer {II} to Hiiraan {II III} to Mudug to Bakool {II III} to Galgaduud {II III} to Bari {II} to Gedo {II III IV} to Baay

These are eight gobolo out of 18 that Itoobiyaan militias [or troops] had been to. Not to forget Soomaali Galbeed, which is bigger than the combined land mass of these eight gobol.

So, again, what is this sudden hoopla iyo wadanimo from certain part?

Intee jireen the last 15 years?

Ma jiifeen?

Where was the nationalism markii taalooyinkii Sayidka, Dhagaxtuur, Xaawo Taako, Axmed Gureey, Macalin Jaamac la gadanaaye, which is more shameful for Soomaalis than Amxaar militia kasoo tilaabsado a xuduud beenaad.

Ma hadaa lasoo toosay, mise dane kale ayaa la lee yahay oo qarsan? Of course, dano kale ayaa la lee yahay, oo Soomaalinimada lagu qaraabtaa la rabaa, as they did with their damac markee kusoo ganbadeen diinteena suuban.

"Wadaad" been sheegaayo kuwaan kahor ma arkin. Their leader markuu idaacadaha ka lahaa 'we will never attack Jowhar,' the next day they attacked. This same leader ayaa lahaa ciidamo Amxaaro ayaa soo galay some gobolo, which been noqotay at that time. Markii hadii wadaado ku sheegii saan u dhaqmaayaan, oo diintii sidii ganacsi camal ugu tumanaayo, waala arki doonaa meeshe Eebbe ugu badbaadaan.

Soomaali waan is naqaanaa, run hala isku sheego. Amxaaro wax loo dulqaadan karo ma'aha, laakiinse runta hala isku sheego: Wax Amxaaro ka daran ayaa dalka joogo, oo gumeysi ka wado in some gobolo, such as Shabeellaha Hoose and Jubboooyinka. Waa kuwa dhirtii baabiye, waa kuwa xoolihii wildlife ahaa eber ka dhigay, including the lions, leopards ee u iib geeyaan to Khaliijka.

Haduu nin walba dhulkiis joogi lahaa, Amxaaro dalkeena ma haweesateen oo dad kale masoo wadan lahayn, kuwa u horseedaayana ma arkeen.

Haduu Indhamadoowe gurigiis joogi lahaa, hadii Dhuxuloow gurigiis joogi lahaa, haduu Seeraar gurigiis joogi lahaa, haduu Hiiraale gurigiis joogi lahaa, haduu Cirfo gurigiis joogi lahaa, haduu Goobaanle gurigiis joogi lahaa, warka badan waa dhamaan lahaa.

Addoonsi dhaw mid shisheeye ayaa dhaamo. I wrote it before and I will write it here again for the record: All gumeysi ha wada galaan, least waala wada simnaanaa.

Hadee Soomaalinimo run idinka tahay, hadee Islaanimo run idinka ka tahay ka damqada walaalihiin naxariisdarada iyo xooga loogu heysto in their deegaan. Ku jihaada nimankaas cousins isku ah xoog ku heysto.

Indhamadoowe leads this group protesting against ciidamo shisheeye [not only against Amxaaro, but any foreign army la keeno Soomaaliya], ma Indhamadoowe ayaa suddenly wadani ah? Mise waana iska ognahay danta uu lee yahay:

Prolonging his xaaraan ku dhisan lifestyle, mafia-style and his brutal occupation of Shabeellada Hoose, which he will lose one day humiliatedly, come foreign army or not.

Hadii kale wareerka naga yareeya. Amxaaro aa soo socotee iyo bii iyo baa iyo buu, baliis naga aayara.

_______________

NB: If it is really bothering you, and there is only very few out there that really cares about for the sake of Soomaalinimo in this forum, Amxaaro kasoo tilaabsaneyso Soomaali Galbeed, ogoow there is no official xuduud between Soomaali Galbeed and proper Soomaaliya. Most official maps have a long dot-lined "border" between Soomaali Galbeed and southern Soomaaliya, which they classify to never had been rectified, thus officially in dispute, like Kashmir and other hot spots.

Markaad ku heysiin this xuduud ciidamo Amxaaro kasoo tilaabsaday, you yourself are justifying the occupation of Soomaali Galbeed by recognizing it as an official ‘xuduud’ to be begin with. Amxaaro occupies Soomaali Galbeed, a land, perhaps, as large as Soomaaliya itself. And we aren't raising a juuq juuq about this. Perhaps we are content, and officially had given up. Perhaps then we might give up the rest.

SOO MAAL   

mma waa runtaa

ciidamada Ethiopia wey joogeen gobolada somalia inta badan, 16 sano ee la soo dhaafay

anoo ma garanayo waxa cuusub

Ethoipia waa hore ayeeba dagtey somalia

war sideed ka badan

Ethoipia 10 gobol ee la jaar dhamaan wey ku xuduud gudubtay

gobolka sool tuulada dherkeyn ciidamada xabashidu bari beeba dageen, wax loo dul qaadan karo maaha xabashidu waxey sameenayaan

lakiin inti soomaalidu is baabinayaan, lana xalin dhibaatooyinka ka jira Adhicadeeye, shabeelooyinka, iyo jubooyinka in Ethoipia la layaabo wax makaxda gali kara maaha

waa innaano isi saxnaa, inta aan cid kale la eedeen

Gabbal   

Miskiin-

Maxaad ka duwantahay kuwii waa hore Axmaaro dalka kusoo hogaamiyay?

Wadani ha isku wacin mar dambe, yaanse lagaa maqlin wadinimo.

Wadaadaduna istuunki iyo waxii dhaqan jahligaa ahaa bay istaajiyeen yaad ka karkaraysaaye, iska gadka jooji.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Miskiin-

Maxaad ka duwantahay kuwii waa hore Axmaaro dalka kusoo hogaamiyay?

Wadani ha isku wacin mar dambe, yaanse lagaa maqlin wadinimo.

Wadaadaduna istuunki iyo waxii dhaqan jahligaa ahaa bay istaajiyeen yaad ka karkaraysaaye, iska gadka jooji.

Share this post

Link to post
Share on other sites

What is this hoopla of Amxaaro army crossing from Soomaali Galbeed?

Because some self-proclaimed, fake wadaado do control some parts of Xamar and few of other towns nearby, that now we are suddenly nationalists?

Amxaaro iyo Tigreey waligooda ayee kasoo tilaabi jireen that xuduud beenaad sida dalkeena u burburay. Absolutely nothing new with this. At one time or other, some so-called ‘leaders’ even utilized Amxaar militias {I won't redeem them calling ciidamo}. The first Soomaali man who led an Amxaaro army to the official Soomaaliya in the civil war was Cumar Xaaji Masale. So was Shaatigaduud’s RRA. And C/llaahi Yuusuf Axmed's forcement of Jaamac Cali Jaamac out of Bari.

All involved the involvement of Amxaaro militias, freely crossing the xuduud beenaad and helping install their warlord puppets in limited power.

Maleeshiya Amxaaro kasoo tilaabsaday xuduud beenaadka mala socon jirin, you ask? Baliis, read on.

Togdheer {II} to Hiiraan {II III} to Mudug to Bakool {II III} to Galgaduud {II III} to Bari {II} to Gedo {II III IV} to Baay

These are eight gobolo out of 18 that Itoobiyaan militias [or troops] had been to. Not to forget Soomaali Galbeed, which is bigger than the combined land mass of these eight gobol.

So, again, what is this sudden hoopla iyo wadanimo from certain part?

Intee jireen the last 15 years?

Ma jiifeen?

Where was the nationalism markii taalooyinkii Sayidka, Dhagaxtuur, Xaawo Taako, Axmed Gureey, Macalin Jaamac la gadanaaye, which is more shameful for Soomaalis than Amxaar militia kasoo tilaabsado a xuduud beenaad.

Ma hadaa lasoo toosay, mise dane kale ayaa la lee yahay oo qarsan? Of course, dano kale ayaa la lee yahay, oo Soomaalinimada lagu qaraabtaa la rabaa, as they did with their damac markee kusoo ganbadeen diinteena suuban.

"Wadaad" been sheegaayo kuwaan kahor ma arkin. Their leader markuu idaacadaha ka lahaa 'we will never attack Jowhar,' the next day they attacked. This same leader ayaa lahaa ciidamo Amxaaro ayaa soo galay some gobolo, which been noqotay at that time. Markii hadii wadaado ku sheegii saan u dhaqmaayaan, oo diintii sidii ganacsi camal ugu tumanaayo, waala arki doonaa meeshe Eebbe ugu badbaadaan.

Soomaali waan is naqaanaa, run hala isku sheego. Amxaaro wax loo dulqaadan karo ma'aha, laakiinse runta hala isku sheego: Wax Amxaaro ka daran ayaa dalka joogo, oo gumeysi ka wado in some gobolo, such as Shabeellaha Hoose and Jubboooyinka. Waa kuwa dhirtii baabiye, waa kuwa xoolihii wildlife ahaa eber ka dhigay, including the lions, leopards ee u iib geeyaan to Khaliijka.

Haduu nin walba dhulkiis joogi lahaa, Amxaaro dalkeena ma haweesateen oo dad kale masoo wadan lahayn, kuwa u horseedaayana ma arkeen.

Haduu Indhamadoowe gurigiis joogi lahaa, hadii Dhuxuloow gurigiis joogi lahaa, haduu Seeraar gurigiis joogi lahaa, haduu Hiiraale gurigiis joogi lahaa, haduu Cirfo gurigiis joogi lahaa, haduu Goobaanle gurigiis joogi lahaa, warka badan waa dhamaan lahaa.

Addoonsi dhaw mid shisheeye ayaa dhaamo. I wrote it before and I will write it here again for the record: All gumeysi ha wada galaan, least waala wada simnaanaa.

Hadee Soomaalinimo run idinka tahay, hadee Islaanimo run idinka ka tahay ka damqada walaalihiin naxariisdarada iyo xooga loogu heysto in their deegaan. Ku jihaada nimankaas cousins isku ah xoog ku heysto.

Indhamadoowe leads this group protesting against ciidamo shisheeye [not only against Amxaaro, but any foreign army la keeno Soomaaliya], ma Indhamadoowe ayaa suddenly wadani ah? Mise waana iska ognahay danta uu lee yahay:

Prolonging his xaaraan ku dhisan lifestyle, mafia-style and his brutal occupation of Shabeellada Hoose, which he will lose one day humiliatedly, come foreign army or not.

Hadii kale wareerka naga yareeya. Amxaaro aa soo socotee iyo bii iyo baa iyo buu, baliis naga aayara.

_______________

NB: If it is really bothering you, and there is only very few out there that really cares about for the sake of Soomaalinimo in this forum, Amxaaro kasoo tilaabsaneyso Soomaali Galbeed, ogoow there is no official xuduud between Soomaali Galbeed and proper Soomaaliya. Most official maps have a long dot-lined "border" between Soomaali Galbeed and southern Soomaaliya, which they classify to never had been rectified, thus officially in dispute, like Kashmir and other hot spots.

Markaad ku heysiin this xuduud ciidamo Amxaaro kasoo tilaabsaday, you yourself are justifying the occupation of Soomaali Galbeed by recognizing it as an official ‘xuduud’ to be begin with. Amxaaro occupies Soomaali Galbeed, a land, perhaps, as large as Soomaaliya itself. And we aren't raising a juuq juuq about this. Perhaps we are content, and officially had given up. Perhaps then we might give up the rest.

I agree with you 100%.. I never knew Mr MMA was a warrior :D . Well said, so long as there is injustice amongst the Somali's we will never taste true freedom. Change must start at home..

^Adeer sharafta iyo sumcada ha iska ridan. Cabdulahi u hiili waa lagugu yiqiin, lakin siday tahaybo wax yaabaha qaarkood waad ka gaabsan jirtay oo garashadaas baad gaari ku ahayd.

Ninkaa fikradiisa wax cusub maaha, qabyalaad indha-tirana inay ku abuurantay reer Soomaaliland ilaa reer koonfureedbo wey ogyihiin. Wax kalana kuma haystee Axmaaro-ogolaatinkiisaan ku haystaa. Caado waxaas oo kale haka dhigan.

Axmaaro maanta hadaad danaysati, berrito iyagaa lagugu soo adeegsan. Necebkeedu Soomaali waa u guud, xiliyadan yeysan ku mala-wareerin.

Nabad galyo

Horn, MMA raised some good points. You could have mentioned what you disagree with him instead aad kar kareyso ood weerareyso MMA sidii isaggoo barahiiraale wax ka-sheegey. SOL intaan joogey waligey nin kaa qabyaalad badan ma arag oo waliba sidaan uggu sii indha-adag.......orad oo sidaadii caadada kuu ahayd intaad toban warqadood oo fabricated news abt huuraale soo qortid waxaad tiraa waa news.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this