Sign in to follow this  
General Duke

Video Shows Arabs Fighting in Somalia

Recommended Posts

Video Shows Arabs Fighting in Somalia

By CHRIS TOMLINSON , 07.05.2006, 05:57 PM

source

A recruiting video issued by members of the fundamentalist Islamic movement in Somalia shows Arab radicals fighting alongside the local extremists in Mogadishu, and invites Muslims from around the world to join in their "holy jihad."

The video, obtained by The Associated Press, provides the first hard evidence that non-Somalis have joined with Islamic extremists in Somalia.

The Supreme Islamic Courts Council, which defeated U.S.-backed warlords in Mogadishu last month and is now the country's most powerful force, has repeatedly denied links to extremists such as al-Qaida.

But the one-hour video appears to confirm U.S. fears - and al-Qaida's boasts.

President Bush expressed concern last month that Somalia could become an al-Qaida haven like Afghanistan was in the late 1990s. And recordings attributed to Osama bin Laden portray Somalia as a battleground in his war on the United States.

The videotape, produced to both recruit new fighters and raise funds, glorifies the Islamic victory over U.S.-backed, secular warlords in Somalia. U.S. officials cooperated with the warlords, hoping to capture three al-Qaida leaders allegedly protected by the Islamic council, especially three men accused in the deadly 1998 bombings at the U.S. embassies in Kenya and Tanzania.

Those singled out by the United States include the courts council leader, Sheik Hassan Dahir Aweys, branded a terrorist by the Americans.

Aweys, speaking on Somali radio over the weekend, said his movement had no contacts with bin Laden or al-Qaida. He also rejected accusations that foreign fighters were in Somalia.

But the video, shot on a handheld recorder, shows Arab fighters preparing for a major battle on the northern outskirts of Mogadishu. Arabic anthems and poetry play on the audio track urging Muslims to join the global holy war to advance Islam and defeat its enemies.

The video starts with a black flag featuring a Quranic verse and a saber fluttering in the wind. Such black banners have only recently appeared in Somalia but have been used by Islamic extremists in Iraq, Afghanistan and Lebanon for years.

After a few minutes of battle footage, the tape documents the Arab fighters' predawn preparations for battle, including prayers, a commander's speech to his troops and the preparation of weapons. The Arab fighters then climb onto two pickup trucks mounted with heavy machine guns, which the Somalis call "technicals."

As the sun rises, the location of the Arab camp north of Mogadishu becomes clear and six more trucks loaded with Somali fighters come into view. A senior member of the Islamic group, Yusuf Indohaadde, is filmed walking among the men before the pickups roll out of an old warehouse compound.

The rest of the footage follows one group of Somali militiamen as they battle troops loyal to warlords who controlled Mogadishu for 15 years and had ties to the United States. The tape ends with the capture of Essaleh, a small town with strategic air and sea ports three miles north of Mogadishu.

Most of the tape's audio is filled with Arabic prose and songs urging Muslims to join the holy war against the West, or recordings of speeches given by Somali Islamic extremists. One of the voices speaking Somali is clearly not a native speaker.

There are also subtitles in Arabic and Somali calling the battle part of "the sacred, holy jihad in Somalia" and "the holy war that began in Somalia."

The tape is similar to other videos produced by Islamic extremists in Iraq and other countries where al-Qaida is active.

Evan Kohlmann, an international terrorism consultant who closely follows statements and videos from militant Islamic groups, said the video has traits similar to those produced by Islamic militants elsewhere in the world. If it is confirmed that Arab militants fought alongside likeminded Somalis, it likely would affect how the international community treats the Islamic group.

"I think it is tremendously significant and may be the determining piece of evidence that will decide U.S. policy on Somalia," he said. "Sounds a lot like al-Qaida when the Taliban were just getting started in Afghanistan."

Since the defeat of the warlords, the United States has set up the International Somali Contact Group to coordinate policy toward Somalia with other interested nations. U.S. officials have said that counterrorism is the primary focus of policy toward Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Cajal Vedio ah oo lagu arkay in dagaal yahanno Carbeed ay ka qayb galeen dagaalladii Muqdisho.

Thursday, July 06, 2006

Muqdisho(AllPuntland)- Cajal Vedio ah oo ay soo bandhigeen xubno ka tirsan maxkamadaha Islaamiga Muqdisho ayaa lagu arkay dagaal yahanno Carbeed oo safafka dagaalka kujira.

Cajalkan oo markii ugu horaysay ay heshay wakaaladda wararka ee AP ayaa waxaa si cad uga dhex muuqanaya dad aan Soomaali ahayn oo dagaalka kujira.

In dagaalkii Muqdisho ay ka qayb galeen dagaal yahanno ajnanbi ah waxay ahayd miday si kulul u diidanaayeen madaxda maxkamadaha Islaamiga Muqdisho gaar ahaan guddoonka sare ee maxkamadaha.

Cajalka ay soo bandhigtay wakaaladda wararka ee AP oo soconayay muddo hal saac ah ayaa lagu arkay arin ay ka walaacsanaayeen reer galbeedka oo ahayd in maxkamada Muqdisho ay dagaalka la galeen kooxo carbeed oo ka kala yimid Khaliijka.

Cajalkan la daawaday ayaa la sheegay inuu ahaa mid bar bar socday mid lagu soo bandhigayay guulihii ay maxkamaduhu soo hoyiyeen , hase ahaatee middani waxay tusaysaa dad Carbeed oo daaalka safafka hore ku jira.

Cajalkan waxuu kaloo si cad u muujinayaa dagaal yahanno Carbeed oo samaynaya Kaartada dagaalkii lagu qaaday waqooyiga Muqdisho, waxaana cajalka lagu dhagaystay Heeso Diini ah oo Carbeed iyo gabayo lagu dhiiri galinayo in dagaalka barakaysan ee JIHAADKA laga qayb galo.

Warkan oo ay qortay AP ayaa wuxuu sheegayaa in cajalku ku bilowday calan madow iyo aayado qur'aan ah , waxaana warbixintu sheegtay in tallaabooyinkan wax loo duubay ay yihiin sida ay wax u duubaan dagaalyahannada reer Ciraaq iyo Afgaanistaan.

Dawladda Maraykanka ayaa dhawaan war ay soo saartay waxay ku sheegtay in Soomaaliya ay gacanta ugu jirto kooxo mayal adag.

Source: AP

CCC Farayaamo

AllPuntland

Paragon   

Heheheheheehe :D . Kix kix kix kix Indhocade commanding a platoon of Arab Jihaadists. Hehe, only Duke and Bush will fall for that ;) . So the Somali Arabs living in Mogadishu, or the light skinned Barawanis in Barawa or Marka (which Indhocade occupies) aren't Somali enough? Weger!

me   

Come on Duke, No arabs fighting in Somalia and if they are it won't be more then half a dozen misguided individuals.

Please think about the consequences of these remarks.

^^^ Its all over the news mate, It is nothing to do with me. There is claim that there is a tape highlighting arab fighters attcaking Ciselay Air strip. Its a propoganda video by the west...

source

Cajalad Filim ah oo laga soo duubay Dagaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Maleeshiyooyin Carab ah

Last Updated::2006-07-06 16:45:05

Muqdisho:- Wakaalada Wararka ee AP ayaa shaacisay Cajalad laga soo duubay dagaaladii Muqdisho oo ay ka muuqdaan Dagaalyahano Carab ah.

Cajaladan oo si hoose loogu keenay Xafiiska Nairobi ee Wakaalada Wararka ee Caalamiga ah ee AP ayaa ah cajalad video ah oo soconeyso muddo saacad ah.

Cajaladan ayey ka muuqdaan Dagaalyahano carab oo isu diyaarineysa dagaaladii ka dhacay Waqooyiga magaalada Muqdisho.

Cajaladan oo ku bilaabaneysa Quraanka iyo Halkudhigyo isugu jira Axadiis iyo Jihaad iyo Calanka Madow oo ay ku yaalo Towxiidka ama Ashahaadada ayaa waxaa kadib la is tusayaa dagaalyahano u badan Carab oo isu diyaarinaya dagaalkii waqooyiga Muqdisho.

Dagaalyahanadan oo qaarkood tukanaya kuwa kalena ay xiranayaan Tabeebayaal ay ku qoron yihiin Towxiidka ayaa kadib raacaya gadiidka dagaalka ee loo yaqaan Tiknikada.

Cajaladan ayaa waxaa ka muuqda Hogaamiye af carabi ugu khudbeenaya dagaal yahanadan iyo waliba Yusuf Siyaad Indhacade oo asagu ka muuqda goobta diyaar garowga ka socdo.

Waxaa sidoo kale cajaladan ku jira heeso carabi ah iyo waliba halku dhigyo lagu muujinayo Waxa loogu yeeray Jihaadka ka bilowday Soomaaliya.

Cajaladan ayaa looga codsanayaa dagaalyahanada Carbeed in ay kasoo qeyb galaan dagaalka Jihaadka ah oo ay Maxkamadaha Islaamiga ka bilaabeen dalka Soomaaliya.

Cajaladan ayaa kusoo dhamaaneysa Qabsashadii Airporka Cisaley ee waqooyiga magaalada Muqdisho, Airporkaasi oo ah kan ay hada isticmaalaan Maxkamadaha Islaamiga.

Cajaladan ayaa ah tii ugu horeysay oo nooceeda ah oo soo shaac baxda, ayadoo ay Maxkamadaha Islaamiga horey u beeniyeen in ay wax taageero ah ka heleen dagaalyahano Carabeed, isla markaana iska fogeeyey in ay dhaqaale ka helaan dalal Carbeed.

Warbixin dhawaan ay soo saartay Xoghayaha Maraykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Mrs.Jedi Fresser ayaa lagu sheegay in Maxkamadaha ay taageero dhaqaale iyo hub ka helaan dalalka Sucuudiga, Yemen iyo Eritereya.

Balse cajaladan lasoo gaarsiiyey Wakaalada wararka ee AP ayaa ah mid si toos ah loogu diray dagaalyahanada Muslimiinta ee Caalamka oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda dalka Soomaaliya.

Qoraalkii Wakaalada AP (Halkan ka akhriso)

Cabdullahi Haji

HorseedNet.com

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this