Sign in to follow this  
General Duke

Mayor of Yagshid district assasinated...tragic

Recommended Posts

Muqdisho: Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray iyo Guddoomiye ku xigeenka degmada Madiino oo la toogtay.

21. februar 2007

Muqdisho(AllPuntland)- Allaha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Yaaqshiid Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo caawa fiidkii ay niman hubeysan rasaas ku dhaawaceen isagoo ku sii jeeday gurigiisa ayaa markii dhaawaciisa la geeyey Cusbitaalka Keysanay ee Magaalada Muqdisho halkaas ku geeriyooday.

Marxuum Muxiyaddiin ayaa geeridiisa waxaa aad uga xumaaday dadka intii tiqiin iyo kuwa samaha jecelba, waxaana isla caawa arrintiisa ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka xagga nabadgelyada ee duqa Magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweey, kaas oo sheegay in baaritaan lagu sameyn doono kuwii ka dambeeyey dilka Guddoomiyaha, wuxuuna tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuumka.

Duqa Magaalada Muqdisho Cadde Xasan Cali Gaabow iyo Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa tacsi u diray eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuun Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo kooxo hubeysan ay caawa ku toogteen agagaarka xaafaddiisa.

Sidoo kale waxaa caawa kooxo hubeysan ay toogteen Guddoomiye kuxigeenka degmada Madiina, iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in Guddoomiye ku xigeenka uu dhaawaca soo gaaray uu u geeriyooday.

Cali Sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post

Link to post
Share on other sites

Inaa Lillaahi Wa'inaa Ilaahi Rajicuun.

Inaa Lillaahi Wa'inaa Ilaahi Rajicuun.

Waxaa Dhawaan Dhaawicii Kasoo Gaarey Werarkii Waxoshnimada ahaa Gudoomiyihii Degmada Shaqshiid, Muxiyidiin Xassan Xaaji ayaa Geeriyoodey.

Kooxo Hubeysan oo aan la garaneyn ayaa caawa dilay Gudoomiyihii Degmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Xaaji, xilli uu marayay Agagaarka Hotel Bin Cali.

Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Muxidiin Xasan Xaaji ayaa la sheegay in labo ruux oo ku hubeysneyd Bistoolad ay ku toogteen xilli uu ku sii jeeday Gurigiisa oo ku yaal Saldhiga Yaaqshiid.

Lama yaqaan ilaa iyo haatan sababta ka dambeysay dilka Mas'uulkan, laakiin dilkan ayaa ka dhigeysa dilalka qorsheysan ee kooxaha qarandiidku ka wadaan Magaalada Muqdisho.

Muxiyidiin wuxuu ahaa raga amaanka muqdisho dhaxda u xirtey in ay mar un magaalada muqdisho ay kusoo noqoto sharcigii iyo kala danbeentii

Waxeeyna dad badani tabi doonaan ALLAHA U NAXARIISTE MUXIYIDIIN XASSAN XAAJI

Xafiiska Wararka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho

Pi   

The perpetrators and the criminals will be brought to justice. Nothing short of a public hanging for those who committed this cowardice act.

Kashafa   

About high time TFG collaborators realised that they will become legitimate targets. He who sleeps with pigs, can't expect but to get filthy.

Why no marxoom threads on the Etho forces fighting this great war of liberation and soladarity ? Surely, they're as deserving as this Mayor dude ?

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this