Sign in to follow this  
General Duke

1500 TFG troops arrive in Baidoa....

Recommended Posts

1500 ka tirsan Maleeshiyada C/laahi Yuusuf oo gaaray Baydhabo

Posted to the Web May 07, 07:57

Maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la sheegay inay kamid yihiin Maleeshiyada Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka yimid Gobolada Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada xarunta u ah Dowladda Federaalka ee Baydhabo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maleeshiyadan la dejin doono xero cusub oo ku taala koonfurta magaalada Baydhabo oo ah xeradii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Manaas.

IImaanshaha ciidamadan ayaa laga dareemay magaalada Baydhabo, waxeyna wararku sheegayaan in Maleeshiyada ay hadda ku sugan yihiin degaanka Makuudo oo ku dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay maanta usii gudbaan xerada Manaas ee duleedka Baydhabo.

Xerada Manaas ayaa hadda waxaa ku xareysan Maleeshiyo laga saaray gudaha magaalada Baydhabo, waxayna magaalada Baydhabo u jirtaa qiyaas ahaan 19 KM.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Shabelle, as usual, reporting everything negatively. If Reer Baydhabo wanted Puntland militias out of their land, they would've expressed themselves publicly, as they did with two recent rallies (1 supported Col Yeey's 15-day ultimatum, another supported TFG parliament's vote for Baydhabo as capital).

But, naturally, Shabelle feels inclined to write:

Hadal heynta ugu weyn ee magaalada Baydhabo ayaa maanta noqotey maleeshiyooyin fara badan oo reer Puntland ah oo soo gaaray magaalada Baydhabo, taasoo shaki weyn ku abuurtay dadka magaalada Baydhabo.

But their politically-motivated tirade against the TFG goes further, and they write:

Warar ayaa sheegaya in maleeshiyaadkaan reer Puntland ay la socdaan ciidamo
Ethiopian
ah, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin.

Why publish self-admitted "unconfirmed" news? Because they have a motivation to tie Puntland to Ethiopia, the "arch-enemy" blah blah, all the while Ethiopian military men - and their American masters - fly in and out of Jowhar and Muqdisho (Daynile), and have been directly involved in the ongoing Xamar conflict.

Its boring to read that every time Puntland militias make a move, it was with the help of Ethiopian soldiers, according to these warlord media outlets. But this takes the cake:

Si kastaba ha ahaatee Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa maanta laga dareemayay magaalada Baydhabo, iyadoo Maleeshiyooyinka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay isku fidinayaan magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah gobolka J/dhexe si ay ugu sii ruuqaansadaan magaalada Xeebta ah ee
Kismaayo
.

Wow...they went from reporting "unconfirmed" news to predicting the future. Good journalism! :D

Code talker good reading of that article.. This is not the first time Shabbele have tried to bring Kismayu into the equation, regardless of the fact that Hiiraale and others are supporting the TFG and that the clan from Gedo has also give its backing to incorporate its members into the new security forces..

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this