Sign in to follow this  
General Duke

1500 TFG troops arrive in Baidoa....

Recommended Posts

Ciidammo ka tirsan kuwa ku xareysan Waajid oo xalay si kaddis ah ku soo galay Baydhabo

Posted to the Web May 07, 16:31

Baydhabo (PP) - Ciidammo ka tirsan kuwii ku xareysnaa xerooyinka Degmada waajid ee Gobolka Bakool oo wata gawaarida dagaalka ayaa xalay soo galay gudaha Magaalada Baydhabo.

Ciidammadaan ayaa la sheegay inay qayb ka noqon doonaan kuwa ilaalada madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ee ku sugan gudaha magaalada Baydhabo, waxaase jira warar kale oo sheegaya inay ka mid noqon donaan ciidammada lagu xareynayo Xerada Manaas ee Duleedka Magaalada Baydhabo.

Wararka ay puntlandpost ka heslayso Baydhabo ayaa sheegaya in ciidammadaan ay hadda ku sugan yihiin xarunta Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah halka uu daggan yahay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana lagu wadaa inay halkaas fariisin ka dhigtaan.

Ciidammadaan ayaa ku biiray kuwo horay u soo galay magaalada Baydhabo oo ka mid ahaa kuwa ku xareysan xeryaha ciidammada dowladda ee Degmada Waajid oo ah halka ay fariisinta ka dhigteen markii ay ka soo guureen Xerada Congo ee Degmada Jowhar muddo hadda laga joogo ku dhawaad 3-bilood.

Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidammadaan lagu wado inay ka mid noqdaan kuwa lagu xareynayo xeryaha Manaas iyo Daynuunaay kuwaasoo halkaas lagu wado inay ku qaataan tababarro ku saabsan sugidda amaanka guud ee Magaalada Baydhabo oo ah halka ay dowladdu daggan tahay.

Waa markii labaad ee ciidammo iska socda oo ka mid ah kuwa ku jira xeryaha Waajid ay soo galaan gudaha gudaha Baydhabo goor habeen ah iyagoo aan cidina ka warqabin.

Soo gelitaanka ciidammadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay xildhibaannada digil iyo mirifle ka ururinayaan gudaha Baydhabo qoryooleyda ayna ku xareynayaan Manaas iyo Daynuunaay.

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu

puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa waajid oo soo gaaray baydhabo

Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada xurunta ah baydhabo ayaa waxay sheegayaa in halkaas xalay ay soo gaareen 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa magaalada waajid ee xarunta gobolka bakool kuwaas oo sida la sheegay wata 43 baabuurta loo yaqaan tiknikada.

Xog-ogaal nooga waramay arinta ku saabsan ciidankaan ayaa noo sheegay in ciidankaani saldhig ka dhigan doonaan xeradda looyaqaan Daynuunay iyaga oo la jiraan ciidan tababaran oo ka soo jeeda dadka deegaanka.

Waxaa iyana taba bar uga furmayaa malayshiyaad ka soo jeeda gobolka Baay oo lagu xerayn doonaa Xerradda Manaas ee duleedka magaaladda Baydhabo.

Magaaladda Baydhabo oo iyadu xarun u ah DFKMG ah ayaa ayaa maalmihii ugu horeeyey amaankeedu ahaa mid iska liita, hase ahaatee waxaa uu u muuqdaa maal mahaa mid ka soo raynaya.

Si kasta ahaatee soo guurista Ciidankaan ayaa ku soo beegantay xili la hadal hayo inuu godoomiyaha Barlamanku u duulo dalka Kenya, halka Madaxne Yuusuf-na oo isagu ku suganaa maal mahaan dalka Jarmalka la rajaynayo inuu soo gaaro magaaladda Baydho.

A/Razak Yassin Caanogeel

Waayaha,Baydhabo,Soomaaliya

Radio Shabbele has become one of the most anti government media outlets. Not a major problem but here is its view. It adds the hated "Ethiopia" in its coverage..

Maleeshiyo reer Puntland ah oo soo gaartay Mag. Baydhabo

Baydhabo 07 May. 06 ( Sh.M.Network) Gaadiid Tikniko oo gaaraya ilaa 40 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo maleeshiyaad aad u fara badan oo gaaraya 1500 oo ruux oo ka yimid dhinaca Waajid uuna leeyahay Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo.

Sababaha Imaatinka maleeshiyaadkaasi ee magaalada Baydhabo ayaa Ilo muhiim ah oo ku sugan halkaasi ay ku sheegeen in ay tahay sidii ay u sigi lahaayeen amniga magaalada Baydhabo oo dhowaan baarlamanka somalia uu ansixyay in ay tahay xarunta KMG ah ee dlwadda FS, iyadoo isbuucyadii la soo dhaafayna ay ka dhaceen falal amni darro.

Horey ayaa magaalada Baydhabo waxaa u joogay maleeshiyaad ka yimid dhinaca Puntland, kuwaasi oo rabshado kala kulmay maleeshiyaadka deegaanka markii ay is afgaran waayeen.

Maleeshiyaadkaan ayaa la tilmaamay in loo gudbiyay dhinaca xeryaha Manaas iyo Daynuunaay oo ku yaala duleedka magaalada Baydhabo, halkaasi oo horey loogu xareeyay Maleeshiyooyinkii RRA da ee laga saaray magaalada Baydhabo, balse waxaa su'aali ay ka taagan tahay sida la isugu dhafi karo labada Maleeshiyo oo horey dagaal uu ku dhex maray Gudaha Mag. Baydhabo.

Warar ayaa sheegaya in maleeshiyaadkaan reer Puntland ay la socdaan ciidamo Ethiopian ah, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin.

Maleeshiyaadkaan ayaa xalay ku hoydey meel 8 km u jirta magaalaada Baydhabo, waxaana ay ku biirayaan maleeshiyaad kale oo ilaalo u ahaa Madaxweyne C/laahi Yuusuf si ay u xoojiyaan

Hadal heynta ugu weyn ee magaalada Baydhabo ayaa maanta noqotey maleeshiyooyin fara badan oo reer Puntland ah oo soo gaaray magaalada Baydhabo, taasoo shaki weyn ku abuurtay dadka magaalada Baydhabo.

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ka gaabsaday in la shaaciyo Magacooda ayaa Shabelle u sheegay in Shariif Xasan uu shalay saxiixay in la isku dhafo maleeshiyaadka Puntland iyo kuwa RRA da ayna wada dagaan xerooyinka Manaas iyo Daynuunaay, iyadoo todobaadkii horey xeradaasi ay isaga soo baxeen 370 ka mid ah ciidamadii hore ee xoogga dalka, ka dib markii gaajo ay soo wajahday.

Si kastaba ha ahaatee Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa maanta laga dareemayay magaalada Baydhabo, iyadoo Maleeshiyooyinka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay isku fidinayaan magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah gobolka J/dhexe si ay ugu sii ruuqaansadaan magaalada Xeebta ah ee Kismaayo.

Imaatinta maleeshiyooyinkaan ayaa ku soo beegmatay xilli Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu ka maqan yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa horey u sheegay in 15 bari gudahood looga baahan yahay siyaasiyiinta iyo odayaasha RRA ay ku sameeyaan maamul uu yeesho gobolka Baay, hadii taasi ay dhici weysana uu faragalin ku sameyn doono, isla markaana maamul qasab ah ay u sameyn doonaan, iyadoo xiligii C/laahi Yuusuf uu hadalkaasi yiri laga jooga mudo ka badan 15 maalmood, mana jirto talaabo muhiim ah oo ay qaadeen siyaasiyiinta RRA marka laga reebo Odayaal seminaar maamul u sameyn ah loogu qabtay magaalada Baydhabo oo loo kala direy degmooyinka gobolka Baay, kuwaasi oo wada dadaalo maamul u sameyn ah.

Gen. Naaji oo ah taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa horey ugu tilmaamay maleeshiyaadka Puntland in ay yihiin ciidamo qaran oo talis leh, iyadoo lagu tumanayo nidaamka awood qeybisga dowladda oo ah 4.5 in xitaa lagu wadaago ciidamada loo sameynayo dowladda FS

Cabdi Nuur Kediye

Duufaan   

very good move from TNG. One step in right direction. the Local politics are working with the goverment, gives hope and strenght the TNG. The next move from Bay and Bakool to other south region will be intresting.

1500 ka tirsan Maleeshiyada C/laahi Yuusuf oo gaaray Baydhabo

Posted to the Web May 07, 07:57

Maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la sheegay inay kamid yihiin Maleeshiyada Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka yimid Gobolada Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada xarunta u ah Dowladda Federaalka ee Baydhabo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maleeshiyadan la dejin doono xero cusub oo ku taala koonfurta magaalada Baydhabo oo ah xeradii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Manaas.

IImaanshaha ciidamadan ayaa laga dareemay magaalada Baydhabo, waxeyna wararku sheegayaan in Maleeshiyada ay hadda ku sugan yihiin degaanka Makuudo oo ku dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay maanta usii gudbaan xerada Manaas ee duleedka Baydhabo.

Xerada Manaas ayaa hadda waxaa ku xareysan Maleeshiyo laga saaray gudaha magaalada Baydhabo, waxayna magaalada Baydhabo u jirtaa qiyaas ahaan 19 KM.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this