Sign in to follow this  
AYOUB

Awdalnews Interview With Sheikh Sherif

Recommended Posts

me   

Awdal has lost its impartiality long time ago and its reports are not to be trusted. They are as biased as they can be. So come with a real source my friend. As a muslim the Sheikh can never recognize the division of Somali muslim brothers.

 

Awdalnews is a propaganda machine for a lost immoral cause.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

What feministic name tag will the SOL secessionists headed by Qudac put on Sheik Sharif's back as they have been name calling their President Cabdulaahi Yuusuf because both men are adamant against the breakup of Somalia Republic? Jamhuuriya Online is reporting that Sheik Sharif has said “Ummadda Soomaaliyeed gumaysigii waxa uu u qaybiyey qaybo kala duwan, mana jirin dunida shacbi loo qaybiyey sida Soomaalida oo kale, dhibaatooyin badan baa Jamhuuriyaddii lafteedii ku dhacay. Somaliland aad bay ugu ammaanan yihiin waxa ay qabsadeen iyo nabadda, laakiin waxaanu isleenahay midnimada ummadda Soomaaliyeed marna lagama maarmi karo, cududdii, cisigii iyo sharaftii waa dad aan marnaba kala maarmi Karin.â€

 

Click her for the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mysteriously, when you click the relevant page is not showing up. Try this link, http://www.jamhuuriya.info/index.php?art_id=4478&categ=1&expand=1&file=view_article.tp

if unsuccessful here is it

 

 

Maxkamadaha Muqdisho oo Shaaca ka Qaaday Mawqifkooda Somaliland

 

1091sheikh-shari-front.jpg

 

Hargeysa (Radio Horyaal)- Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho, Sheekh Shariif, ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay midnimada Soomaaliya. Waxaanu sidaa ku sheegay waraysi uu shalay Idaacadda Horyaal ee xarunteedu tahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

 

Sheekh Shariif, oo la weydiiyey siyaasadooda ku wajahan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo sida ay u arkaan, waxa uu ku jawaabay; “Ummadda Soomaaliyeed gumaysigii waxa uu u qaybiyey qaybo kala duwan, mana jirin dunida shacbi loo qaybiyey sida Soomaalida oo kale, dhibaatooyin badan baa Jamhuuriyaddii lafteedii ku dhacay. Somaliland aad bay ugu ammaanan yihiin waxa ay qabsadeen iyo nabadda, laakiin waxaanu isleenahay midnimada ummadda Soomaaliyeed marna lagama maarmi karo, cududdii, cisigii iyo sharaftii waa dad aan marnaba kala maarmi Karin.â€

 

Mar la weydiiyey Sh. Shariif sababta ay u tixgelin waayeen rabitaanka iyo doonista shacbiga Somaliland, waxa uu yidhi; “Waa run oo shacbiga Somaliland iyagaa ikhtiyaarkooda leh, balse annagu waxaanu sheegaynaa dareenkeenna walaalnimo iyo diimeed ee wax aanu Somaliland ku diidanahay ma jiraan.â€

 

Shariif-ka oo ka jawaabayey, in haddii ay ku guulaystaan nabadgelyada magaalada Muqdisho ay diyaar u yihiin in ay ku wareejinayaan dawladda Cabdillaahi Yuusuf, waxa uu sheegay in ay ku heshiiyeen in la wada-hadlo, laakiin ay la socdaan in ay dawladdu Baarlamaankeeda oggolaansho uga hesho sidii dalka ay u keeni lahayd ciidamo shisheeye. Wuxuuna tilmaamay in haddii taasi dhacdo ay tahay arrin nasiib-darro ah, oo aanay maanta shacbiga Soomaaliyeed u baahnayn ciidamo shisheeye, “Maadaama,†ayuu yidhi; “ay nabadgelyada magaalada Muqdisho caqabad ku ahaayeen hoggaamiye-kooxeedyadu, kuwaas oo Ilaahay u fududeeyey shacbiga in ay iska dulqaadaan.†Sidaa darteed, waxa uu sheegay in ay lagama maarmaan tahay in ay dawladda Cabdillaahi Yuusuf tixgeliso rabitaanka shacbiga.

 

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Islam is for unity and Somalia as an islamic nation will always be united. So i suggest to those with the immoral cause to change religions if they want recognition smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

People please contain yourselves, will you? smile.gif

 

I didn't post that interview because of what he said about SL, but for the clever way the man answered very tough questions. At this moment in time, I think Somaliland is peripheral issue for the Courts, so let's wait and see how it all pans out, shall we?

 

 

Originally posted by Nayruus:

Mar la weydiiyey Sh. Shariif sababta ay u tixgelin waayeen rabitaanka iyo doonista shacbiga Somaliland, waxa uu yidhi;
“Waa run oo shacbiga Somaliland iyagaa ikhtiyaarkooda leh,
balse annagu waxaanu sheegaynaa dareenkeenna walaalnimo iyo diimeed ee wax aanu Somaliland ku diidanahay ma jiraan.â€

Hadal waa margi..

 

Anyways, it's been an interesting few weeks so far smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this