Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal laba beelood ku dhex maray Konfurta Magaalada Hargeysa .

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal laba beelood ku dhex maray Konfurta Magaalada Hargeysa .

 

Deeganka Cunoqabad oo 7Km Hargeysa koonfur kaga beegan ayaa galabta waxaa ku dagaalmay laba beelood , waxaana shaqaaqadaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac .

 

Labada beelood ee deegankaas galabta shaqaaqadu ku dhex martay ayaa ka soo kala jeeda Beesha Sacad Muuse &  Beesha Arab

 

Hal qof ayaa ku dhintay , laba kale-na waa dhaawac

 

Khilaafka Labadan beelood ayaa murankoodu ku saleysan yahay khilaafka dhulka ah .

 

Ciidamada amniga Somaliland ayaa gaadhey goobta shaqaaqadu ka dhacdey .IMG_04A42B-7FBB54-2345A4-B1FBFC-BAE934-E

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this