Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Kenya oo Jabuuti ka degay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Kenya oo Jamhuuriyada Jabuuti ka dagay.

 

  1. Xoghayaha guud ee Urur-goboleedka Igad Wasiirada Arrimaha dibada iyo Maaliyada Jabuuti iyo Masuuliyiin kale ayaa Madaarka Caasimada Jabuuti ee Xumbuli ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Mudane William Ruto oo Safar ku soo gaadhay dalkaasi Jabuuti.FB_IMG_1686420889602.jpg FB_IMG_1686420884431.jpg FB_IMG_1686420879336.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this