Sign in to follow this  
MoonLight1

Muqdisho: World War 5.

Recommended Posts

Dhagax taabasho iyo tuujis waa isaga mid.

Waxaan ku kordhin lahaa "nin meeli ucadahay meeli ka madow" these guys Awais and co have other stratigies, agendas, and recieve their signals from a cave somewhere in ToraBora area, its difficult to deal withsomeone who has other agendas and other programmes which has nothing to do with the victims of 19 years of hoplesness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Hadda dagaal baa socdaa la leeyahaye maxaa ka jira? Warshadda Tarakha nawaaxigeeda iyo ayaa la leeyahay waa weerar soo qaadey Al-Shabaab oo niman nin maalin hore dilay laga xiraye, maxaad war iyo wacaale ka haysaan arrinkaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shabelle: MUQDISHO

 

 

Cusbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa la geeyay ilaa galabta in ka badan 55-qofood oo waxyeelo ka soo gaartay iska horimaadyadii manta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Agaasime ku xigeen ka Cusbitaalka Madiina Daahir Max’ed Max’uud Daahir Dheere oo la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in 55-taan ruux ay isugu jireen Caruur iyo dad da’ah waxaana uu tilmaamay in hal ruux uu u geeriyooday dhaawicii manta soo gaaray.

 

 

Garoonka dedan ee Stadium Muqdisho oo fariisin ay ku leeyihiin xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ayaa iyana galabta lagu weeraray madaafiic dhowr ah iyadoo aan la sheegin qasaaraha ay geesteen.

 

 

Majirto ilaa iyo hadda cid sheegatay madaafiicdaasi wallow haatan ay degantahay goobihii manta ay iska horimaadyadu ka dhaceen oo ay wali isku horfadhiyaan dhinacyadii ku dagaalamay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg-Deg ah:- Muqdisho,07,May,2009 ,Khamiis,(Hillaac.ne t)

Dagaalkii maanta ka bilowday Agaagarka Warshadda Taraqa iyo Sigaarka Magaalada Muqdisho ayaa ku sii fiday Goobo hor leh oo ka tirsan Magaalada Muqdisho, Iyadoo sida Wararku nagu soo gaarayaan Xoogagga Alshabaab ay xirteen haatan Waddooyin Muhiim ah oo ku yalla Magaalada Muqdisho, Sida Waddada Soddonka iyo tan Warshadaha, Waxana Gebi'ahaanba istaagay Isku socodkii Dadka iyo Gaadiidka Magaalada Muqdisho, Iyadoo ay jiraan Dadaallo ay wadaan Mas'uuliyiin uu ka mid yahay Sheekh Abuukar Cumar Caddaan oo lagu doonayo in lagu joojiyo Dagaalladan ka dhexeeya Kooxda Alshabaab iyo Maxaakiimta Garabka Shariifka.

 

Dagaalka ayaa illaa iyo haatan geystay Qasaarooyin Dhimasho iyo Dhaawac ah oo Labada dhinac ah, Iyadoo sidoo kalena ay Dad Rayid ahi Waxyeello soo gaartay, Mana jiraan Illaa iyo haatan Hadal ka soo baxay Mas'uuliyiinta Labada dhinac ee uu Dagaalku ka dhexeeyo.

 

Dagaalka ayaa la'isku adeegsanayaa Hubka noocyadiisa kala duwan Iyadoo Gurmadyo Ciidanna ay soo gaareen Xoogagga Alshabaab oo Sargaal ka tirsan Saakay uu ka badbaaday isku day Dil oo la doonayey in lagu Qaarajiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by xiinfaniin:

Earlier, the prophet begun with his speech, I gave you an order to torture specific men. But it’s not permissible to torture especially with fire for anyone except Allah. If you capture those men in the battlefield, KILL THEM. And with that unambiguous message to kill, the men went on their military mission.

 

I have similar sentiment for specific men in Xamar.

That sounds like what those "specific men" say to justify their actions, does it not?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

ilaalo%20aweys2.jpg

 

Check out the guy with the Yellow Kofiyad.

 

A shirt with African Nationalist colors, an AK and ready for war. Wears glasses, probably well read. That guy is no ordinary soldier, he looks like a man who is fighting for an ideal.

 

He is Lupe Fiasco meets Rambo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He looks confused and should be at school or Mosque rather than being a bodyguard to clowns who will only leave him when he is in need.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aweys and Co. will not rest till Aweys is the top man in all Somali-inhabited areas. It's as simple as that.

 

While criticizing Sharif and Co. for relying on non-Muslim actors, the leadership of the Aweys group receives weapons from its Christian Eritrean backers who get these same weapons from Israeli arms dealers.

 

Yaa Duniya...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Peace Action:

Xiin, are you worried about the peace caravan, it seems sh. sharif is not preparing for the emerging war from the anti TFG fanatical groups.

PA,

Yes I am. But in the words of Hannibal, son of Hamilcar Barca,the gifted strategist of teh Roman era, We will either find a way, or make one for Somalia to come back and stand on its feet again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this