Game changer

Durriyada oil production , la dhereg la dhereg !

Recommended Posts

Somalidu waxay na odhan jireen qabiil qaran ma noqdo , intaanu reerkayaga qaran kibray Ka dhignay  baanu  weliba gaas iyo saliid ba  lasoo baxayna.  Fariidnimo heerkaanu Ka gaadhnay xitaa bahalka waxa noo qodaya  kurdi gooni goosato ah , Waxaanuna  Ka iibinayna indha yar gooni goosato ah (Taiwan) .  Mafia na waa soo wadna amaanka sugta.  Reero mooris baa laysku kaayo yidhaahda team kaas  sharci na qabtaana ma jiro aduunka.   

  Maadama ilaahay wax nasiiyey  Somalida ninkasta waxbaanu ugu deeqayna.  HG hubkii aanu afwayne Ka dhaxalnay baanu siinayna inta yagana ilaahay wax siinayo.  Wrsngeli ga Gaas baanu Ku caawinayna  nacalaa aabahood Ku yaal si ay dhirta u nabad geliyan ,  cagdheeray idina soo doonta geelii xunka ahaa ee aynu Isku dili jirnay oo bilaasha baanu idiin haynayee.😄 Intiina kalena araaji soo qorta  rag gacan furan baanu nahee.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.