Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Some isbaariste are mad...

Recommended Posts

...at the progress seen below images shown in Baraawe today. Waa yaab. What was their thinking, that Baraawe will forever be occupied by Dhuxuloow and his isbaariste moooryaan as they did from late 1990s to 2000s? If Dhuxuloow was still there, hal geed kuma yaalin lahayn aagaas dhan oo dhuxul laga wada dhigi lahaa as Axmed Madoobe ka dhigay Jubbooyinka.

Waxee ka xunyihiin arkaan horumarka deegaanada iyo awood yeelashada Koonfur Galbeed; waxee ka sii xunyihiin isku duubnida hoggaanka Koonfur Galbeed ka soo jeedo.

The images that bothered them are these, dhagaxdhigga dekedda Baraawe oo Reer Koonfur Galbeed rabaan dhistaan, including the native locals Reer Baraawe.

Sheekadooda waa teyda ma dhisanaayi, taadana ha dhisan. Jug jug bilaa horumar iyo isbaariste hala iska ahaado.

img-1-1685477456945.jpg

img-3-1685478347023.jpg

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

There's no reason an entire region should depend on far away ports. If Pland can house two ports, so can SW. True decentralization of our government starts with economic prosperity outside the Capital.

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isbaariste mentality is aniga dhisan maayo, adigana dhisan meysid. Aniga dowlad ma sameysanaayi, adigana waa ila joogeysaa ma sameysan kartid. Qalalaase iyo qas kaliya in wax lagu helo iska dhaadhacsiiyeen.

It started markuu Caydiid Xamar soo galay Janaayo, 1991. Instead of securing, he allowed his militia to freely bililiqo Madaxtooyada, wasaaradihii, goobihii xirooyinka, safaaradihii, hoteelladii, anything. Markee shacabkii saan arkeen, iyagana waa bilaabeen.

Xamar was under his absolute command, yet chose that wrongful path. Cali Mahdi wasn't even an issue then.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meeshaas shabeele Anaga (biimaal)  iyo Hbr gidir sida aanu ugu talino bay noqonaysa mustaqbal ka, eelay wax laga waydiinaya ma jirto.  That's the reality ninkii Ka naxaya iyo kii Ku farxayawba.   Laakiin wixii horumar ah ee shacabka u fiican waa inaan la carqaladayn .  Waana in laga wada shaqeeyo.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
2 hours ago, Game changer said:

Meeshaas shabeele Anaga (biimaal)  iyo Hbr gidir sida aanu ugu talino bay noqonaysa mustaqbal ka, eelay wax laga waydiinaya ma jirto

Warya madax faluuq,

get out of here. Don't try to comment issues beyond your Burco town. Water Maal are the victims of Galgaduud folks for the last 20 years. Why would someone bomb a battalion of the soldiers from Marka inside their Mogadishu garrison. This is a targeted attack. The commander of the Loswer Shabbele security Colonel Waafow was killed last year. They are been victimized. Do you think the fake Urur Samaale would safe them from the wrath of squatters? dream on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Waxa aan murugada la qeybsanayaa hooyooyinka, aabayaasha Soomaaliyeed iyo ehelada ay ka baxeen wiilasha ciidanka XDS ee maanta lagu laayay qarax ka dhacay Kulliyadda Ciidamada Jaalle Siyaad. Inta dhaawacana Allaha bogsiiyo.

Dareenka waalidiinta aan ku arkay Isbitaal Ex Digfeer waxa uu ahaa mid uurkutaallo weyn ku abuuraya qof kasta oo leh damiir aadminimo.

Waxa aan aaminsanahay in dhalinyaradaasi difaaca dalka dareeska u xirnaa in lagu laayay shirqool gudaha ah oo laga yaabo in ay ku lug leeyihiin saraakiil labo shaarlayaal ah oo dhiigooda faaiido ku helay.

Kulliyada Jaalle Siyaad waxa ay ka mid tahay kulliyadaha ciidan ee ugu magaca weyn dalka ee lagu leyliyo saraakiisha. Marka la eego goobta ay ku taal, sida loo ilaaliyo iyo baraha koontorool ee la maro suuragal maaha qarax xajmigiisu intaa la egyahay in xeradaas la galiyo, la keeno dhagarqabihii fulin lahaa , fursad uu u helo inuu isku soo xiro, la fahmi waayo , waxana ay tani caddeyneysaa shirqool la soo gardaadiyay in aanu meesha ka marneyn.

Dadka amniga yaqaan waxeey dhahaan qofka xiran jaako walxaha qarxa lagu soo xiray xitaa si saani ah uma laafyoon karo oo dhaqso ayaa lagu fahmi karaa.

Sidaa darteed Dowladeenna gondaha ayaa loogu jiraa waana muuqataa dhagaraha dhacaya marka la tixgaliyo, balse waxa aan soo jeedinayaa baaris ay hormuud ka yihiin dad aqoon u leh in ay horseedo in la helo kuwii fudeeyay iyo kuwii dayacaadda sameeyay intuba, sharcigana loo marsiiyo.

Hadii aan tallaab la qaadin wax badan ayay tani innagu soo noq noqon doontaa , waalidiin badan waxeey ka niyad jabi doonaan magaca Dowlad."

- Xildhibaan Macalin Ibraahin Macalimoow

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, galbeedi said:

Warya madax faluuq,

get out of here. Don't try to comment issues beyond your Burco town. Water Maal are the victims of Galgaduud folks for the last 20 years. Why would someone bomb a battalion of the soldiers from Marka inside their Mogadishu garrison. This is a targeted attack. The commander of the Loswer Shabbele security Colonel Waafow was killed last year. They are been victimized. Do you think the fake Urur Samaale would safe them from the wrath of squatters? dream on.8

Waxaaga oo dhan waa fake conspiracy theories .   They have never been victims of any one.    Way jirta in xukunka gobolka laysku laayo from time to time.   Laakiin adigu xagaad Ku aragtay biimaal jilicsan oo  cidi dilayso.    Adeer meesha beertii awaawgay baa Ku taal,   xagaasaan u socdaaba.   Nin balaadhan baan ahay.     

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
26 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Scapegoats. Mahad Qalaaye markee soo xiraan ayaa ogaaneynaa inay run ka tahay.

How familiar are you with Sh. Hoose? Who are the main actors in the region? And who controls what cities, and districts?

Major Cities: Marka, Barawe
Districts: Afgooye, Qoryooley, Kuntuwaarey, Sablaale, Jannaale +.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.