Sign in to follow this  
MZanzi

Maxaa Dhalanyaradena dhaqankii ka tagsii yay??

Recommended Posts

MZanzi   

Asc!!

waxaan somaliyey idin weydiiyay oo aniga lafteyda weydiiyay maxaa dhalanyaradeenii kadhigay dhaqan raaca oo mel kasta oy adunka katagaan dhaqonkooda iyo diintoda uga taqaan oo mesha aan tagno dhaqankeda ula qabsanaa ma caqli yaro an qabno somali ahaanbaa mise waa diin yari naheydo waa yabay anige,,mide kalle waxaan aniga indhaheyga ku arkay gabdhyo iyo wiilal aan isku mar imaanahay qurbaha oo markaan wax yar joognay gabdhihiina sulwayo iyo club katumasho galeyn wiilashiina ay dhagaha durten marka walalyaal bal waxaad kaa ragtaan adinkana an arko!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

hibo nuro marka hore kusoo dhawoow somaliaonline,qodob wanagsan oo la taaban karo ayaad ka hadashay,waa runtaa dhallinyarada intooda badan waxa aad ku sheegtay weeyaan,waana sax hadalkaas,dhallinyarada waqtigan joogta waa hayyi raac iyo wixii hawadooda kusoo dhaco,laakiinse ma dhallinyarada kulligood baa la oran karaa,waa mayya,kolleey inyar oo wanagsan way jiraan balse inta badan dhallinyarada waxaa madaxa ooga jiro meel laga il la'yahay hadaad tagtaan idinkana istira indhaha,iyo balaaya waa laga wardoonaa,wixii aan kuu cuninba waa la cunaa,waxyaalahaas iyo waxyaalo la mid ah ayaa madaxa nooga wada jiro hadaan nahay dhallinyaro,balse qofkii caqli,maskax iyo maan lagu cibro qaata leh waxa aad sheegtay ma sameenayo oo dhaqanka kama tagayo qofka saas oo kala ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

yes we have that problem. and the problem is generated from the lack of the islamic knowledge. somali ppl lost their value, and they see their calture as a inferior one to the western caltures. we got destroyed at the end. in mentality wise.

 

i agree with u nuune. hibo nuur, topic wanaagsan ayaa la timid. laakiin kuwaan kuwa dhumay weeye ee iska daa. adduunkooda qosol ha ku dhameestaane

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Hadaad runta rabtid, Somalida sideedaba dhaqan fiican oo adag maba laheyn waa dad iska raaciyo ah dhaqamada kale iyo luuqadaha kalena si dhaqso ah u barta. Meeshey tagaana waligood iyagoo bisinkaba qabsanin wixii meesha ka socda dhinac ka bilaabaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

posted by lefty

Meeshey tagaana waligood iyagoo bisinkaba qabsanin wixii meesha ka socda dhinac ka bilaabaan.

 

lefty,sxb that is so true wallaahi,axttaa shayga waa laga fiirsadaa soo ma ahan,fiirsasho ma jirto,hubsasho ma jirto,waa un ku dhardhaar kaliya,that is all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Nuune benta mahan lakiin yaa waye oo somali hadaan nahay waxan nahay badankeen followerz oo qofkaas baa saas yiri ana waa oron camal an usameynaa waxkasta ama saxibtey way xirataa sulwaal ana waan xiran lakin waxa larabaa intii soo dabo qaban laheyn kuwasna waa anaga !

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lefty oo yaa kuyiri dhaqan malahin ? dhaqan iyo diin maguuran ah ayan fir ka fir ulenahay ee bal markaad jawab sax ah heshid ila imow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Waxba been ha isku maaweelin, Somalida dhaqan adag sida kuwa Indians iyo indha-yarta oo kale ma leh. Waa dad isku dhex jira asal-ahaana aaminsan inay ka yimaadeen meelo kala duwan.

 

Marka sababta keentay inay is bedelaan waa laguu sheegay ee dhaqanka adag ee aad fir ka fir leedahay bal noo sheeg haduu yahay mid aad meel gooni ah ku ogtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^^^lol!

 

My dear Somaali ...

Ma waxaad ku taliseen in meel kasta oo la joogo Somaalida laga caayo? Waa mar aad tidhaahdaan bilaa dhaqan baad tihiin, iyo mar ladhaho bilaa masakx baan nahay! Bal hadey, Somaalinimadii noqotey wax la isku caayo - maxaan ka haysanaa oo aynu ku fali?

 

Honestly, it seems that we have only negative things to say about our people. Where I live, Somaalidu dhaqan iyo deen iyo tacliinba wey haystaan- which is something that we need to be proud of considering the state of our / world affairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Meesha caay ma taalo ee waa in runta la isku sheego Mise in faan iyo been aan soconeyn la isku akhriyo baad rabtaa LOL ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

aameenah qof somali cayay malahan ee waxaa aan shegnay waa wax run ah inay somalideenu tahay dad dhaqankooda sahal uga tago

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Dhaqan ma leh iyo Dhaqan fiican oo adag ma leh waa labo arimood oo kala duwan in la isku qaldana ma fiicna.

 

Somalida waa dhaqan la'aan aniga ma oranin, waxaan sheegay oo kaliya inay mid fiican oo adag laheyn, is bedelkooda badana sidaas keentay.

 

Tusaale hadaad rabtidna, Sitekan dadka wax ku qora waa Somali kuligood, Luuqadoodii Af-Somaligana wax kuma qoraan iyagoo wada garanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Lefty mid wad kusaxantahay mid kuma saxnid

mida aad kusaxan tahay wa mida ah ineynaan luuqadeena kuhadal ama aanwaxba kuqorin midaad hada i weydiisayba wa amida igu kaliftay inaan topic ukeno oo ah dadka forumkaan kuwada jiro inay kasayaan sida afsomaliga loo qoro some reasonah aysan rabin inay kuqoraal ooy moodeen wax fiican in wax lagu qoral afgaaledka mida aad ku qaldan tahay waa mida ah inaynaan laheyn dhaqan ,,dhaqan waa leenahay waliba mid maguuraan ah ayaan leenhaya

 

waxaa kamid ah mid ah inaynaan aynu wali xirano dharkeenii kuna hadalno luqadeeni hoyo ,, icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this