Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics

Recommended Posts

Codbixintii doorashada Somaliland oo guud ahaanba dalka ka bilaabantay

 

 

 

 

 

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

 

 

 

 

Hargeysa(SDWO 26/06/2010)- Saaka markay saacada Geeska Afriki ahayd 7dii subaxnimo ayaa hal mar dalka oo dhan waxa ka furmay goobaha codbixinta ee tartanka doorashada madaxweynaha Somaliland oo horey tiraba 3 jeer dib ugu dhacday.

 

 

 

PICT0496.JPG

 

 

PICT0500.JPG

 

 

PICT0526.JPG

 

PICT0464.JPG

 

 

Waxa aad looga werwer qabaa in wakhtiga codbixinta oo aad loo soo gaabiyey oo ah 6 fiidnimo inay u wada suurtoobiweydo inay dadku wada codeeyaan siiba magaalooyinka waaweeyn siiba Hargeysa. Waxay ahayd in magaalooyinka waaweeyn xiliga xidhitaanka goobaha codbixinta laga dhigo ilaa iyo 10ka Habeenimo si ay ugu suurtogasho inay cidwaliba codkeeda dhiibato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Doorashadii madaxweynaha Somaliland oo saaka si nabad ah loogu dareeray gobolada oo dhan.

Warkii 26-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

Waxaa saaka ugu danbayntii dhamaan 6-da gobol ee Somaliland si nabad ah loogu wadada dareeray doorashadii madaxtinimada ee dalka,iyada oo ay u tartamayaan 3 musharax,kuwaasoo sadexdooduba saaka codkooda dhiibteen,iyadoo uu ugu horeeyey madaxweyne Rayaale oo ah musharaxa xisbiga UDUB,iyadoo ay weheliso marwadiisa iyo madaxda dawlada badankoodii.

 

 

Waxaa qadar yar dabadeed iyaguna xarunta codaynta ee guriga shaqaalaha ee magaalada Hargeysa ka codeeyey musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Maxamed Maxamuud Siilaanyo,iyo xisbiga UCID,Faysal Cali Waraabe,iyadoo ay weheliyaan badanaa madaxda sare ee xisbiyadaas.

 

Waxaa dadku ku jiraan safaf dhaadheer oo ay si nabad ah isu daba taagan yihiin,waxaana la filayaa inay cododkooda wada dhiibtaan dadkoo dhami ilaa galabta maanta ugu danbayn 7:da fiidnimo ee caawa.

 

Magaalada Laascaanood ayaa amniga aad loo adkeeyey,iyada oo dadku ay safaf dhaadheer ku jiraan xarumaha laga codaynayo,waxaana sidoo kale magaalada ku sugan wasiiro iyo xildhibaano iyo masuuliyiinta komishinka oo la socda hadba meesha ay marayso doorashadu.

 

Degmooyinka saaka ay si nabad ah uga bilaabtay doorashadu waxaa ka mid ah dhinaca gobolka Sool sida degmada Laacaanood,Kalabaydh, Xudun, Yagoori,Dhinaca Buuhoodlena waxaa saaka laga coaynayaa degmooyinka Widhwidh,Ceegaag,iyo Horufadhi.

 

Jawiga deegaamadaas oo aan saaka la xidhiidhnay ayaa degen oo aan wax rabshado ahi ka jirin.

 

Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal Online.

 

 

 

Contact:info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland holds presidential poll, by aljazeera

 

 

Three men, Dahir Riyale Kahin, Ahmed Mohamud Silanyo and Feysal Ali Warabe, are vying to become president of Somaliland.

 

The people of the self-declared republic of Somaliland have begun voting in the region's second presidential election.

 

Three men, Dahir Riyale Kahin, Ahmed Mohamud Silanyo and Feysal Ali Warabe, are vying to become president of Somaliland.

 

The candidates held their campaign rallies on different days in order to avoid bouts of violence between supporters.

 

All three candidates promised to seek out more international recognition of Somaliland to maintain the region's security and economic development.

 

Many voters share the candidate's hopes for statehood and hope it will bring Somaliland more respect.

 

"This election means a bridge to international recognition and it will show the world that Somaliland is practising democracy," Hussein Abdullahi Bulhan, the head of Hargeisa University, said.

 

Hopes for peace

 

More than 1.6 million people have registered to vote at more than 1,000 polling sites.

 

Dozens of international observers are in the region to watch the vote.

 

In video

 

Voters want Somaliland to be recognised as an independent country

 

 

Steve Kibble, an observer with the British organisation Progressio, said his group was encouraged that residents wanted to carry out a peaceful election that is recognised nationally and internationally.

 

"At this stage, we expect that such an outcome can be achieved," Kibble said.

 

Kahin, leader of the Democratic United National party, or Udub, was elected president in the first president election in 2003, with 42.08 per cent of ballots cast in an election won by 80 votes.

 

Somaliland's second presidential election has been frequently delayed. It was first scheduled for 2008, and then for 2009.

 

Somaliland declared its independence from Somalia in 1991 and has been

relatively peaceful and stable compared with the rest of Somalia, which

descended into anarchy following the 1991 ouster of longtime ruler, Mohamed

Siad Barre.

 

The region has its own security and police forces, justice system and currency, however it is not recognised by any other state.

 

Polls opened at 0400GMT until 1500GMT and results are expected in one week.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilowga Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Safaf Dhaadheer loogu jiro Maanta magaalada laascaanood

Posted to the web on Jun 26

 

 

waxaa saaka subaxnimadii ay dad waynaha ku dhaqan magaalada laascaanood iyo guud ahaanba soomaali land ay u dareereen gobaha cod bixinta iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jireen sidii ay u dooran lahaayeen madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa.

 

 

cod bixinta ayaa si nabadgalyaa u socota ilaa iyo haatan wax dhib kama dhicin goobaha cod bixinta waxaana indhauhu qabanayeen ciidamada booliiska oo amaanka sugaya una soo diyaar garoobay in aanay waxa rabshada ka dhicin goobaha cod bixinta laascaanood.

 

 

cod bixinta ayaa waxay soconaysaa ilaa iyo 6:00 lixda makhrabnimo waxaana ka soo qoyb galay goobjoogayaal caalamiya oo indha indhaynaya habka cod bixintu u socoto iyo sids amaanku yahay iyo in wax qulqulqd ahi ay ka dhacaan goobahaas.

 

 

ilaa iyo haatan lama soo sheegin wax dhibaato ah oo ka dhacay goobaha cod bixinta soomaali land.

Share this post


Link to post
Share on other sites

More pictures

 

codka6.JPG

 

 

Dadweynaha magaalada Hargeysa ee safafka ugu jira doorashada madaxtooyada, ayaa waxa si weyn uga muuqata sida ay uga go’an tahay in ay qoraxda u taagnaadaan sidii ay codkooda uga dhiiban lahaayeen goobaha codbixinta, isla markaana ay u dooran lahaayeen madaxweynaha Somaliland hagi doona shanta sanno ee soo socota

 

 

codka2.JPG

 

codka4.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

http://www.worldbulletin.net/news_detail.php?id=60529

 

somaliland-pres.jpg

 

The president H.E Dahir Riyale Kahin casting his vote

 

"I am very happy that we are voting democratically and I hope that the election will end peacefully," President Dahir Rayale Kahin told reporters after casting his vote.

 

71952.jpg

 

somaliland-polls-4.jpg

Even the security forces are casting their votes.

"All our country's forces are locking the borders. Movements and transport inside Somaliland are also forbidden except for those authorised by the national election commission (NEC)," police chief Mohamed Saqadi Dubad said

 

 

somaliland-polls.jpg

 

somaliland-polls-5.jpg

In the capital Hargeisa, queues started forming in the middle of the night, hours before polling stations opened, amid tight police and army scrutiny.

 

somaliland-polls-3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not from this part of the country, but you can not imagine how proud I feel to see this happening in our country. Even though, the area and admin have their flaws, this is woderful. Long may it continue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland voters ignore terrorist threats and back democracy

 

HARGEISA (Somalilandpress) — There has been a strong turnout for the presidential election in Somaliland, in spite of threats by Islamist militants.

 

International monitors say people have formed queues at many polling stations of the self-proclaimed state.

 

The government closed the country’s borders amid fears that Islamists from neighbouring Somalia could try to disrupt the elections.

 

The Islamist group al-Shabaab had warned voters to stay at home.

 

Earlier this week, the group had issued an audio message, describing democratic elections as “the devil’s principles”.

 

Hope for recognition

 

The Somaliland government had asked voters to ignore the warning.

 

Somaliland broke away from Somalia in 1991 and is not recognised internationally as an independent state.

 

 

Security had been beefed up ahead of today's vote

BBC analyst Martin Plaut says that the country is largely peaceful and has an effective administration – in sharp contrast to the rest of Somalia.

 

He says many people in Somaliland hope that if this election goes well, it will strengthen the case for independence.

 

Dozens of international observers are in the region to watch the vote.

 

Incumbent President Dahir Riyale Kahin faces two opponents: Ahmed Mohamed Silaanyo from the leading opposition party, Kulmiye, and the leader of the Justice and Welfare party, Faisal Ali Warabe.

 

The final result should be announced in about a week.

 

Source: BBC | Saturday, June 26, 20

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this