Illyria

Local council elections in PL

Recommended Posts

Illyria   

For PL, this shall serve as a test in accountability of its politics:
a) If the citizen has a say in its politics.
b) If its politicians are public servants instead of gafanayaal whom the public serves at own pleasure.

Let us see which direction the bellwether leans.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
24 minutes ago, Che -Guevara said:

Is a coincidence the attack on Garowe Airport and the latest fight in Sool followed each other?

No coincidence. The new phrase in Garowe is 'Ilma Canbaashaha PL' were responsible for the incident.

The incident took place 18km outside of the city near a farm owned by Khadar A Faroole, Fed. gov't envoy for Trade. Reer Garowe have now circled the farm, and said they will deal with ila Cambaashe.

Juxa explains the incident.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Munduloodka garoowe wuxuu rabo yaa shaqaynaya walaalayaal,

Faroole wuxuu u taagan yahay badbaado qaran si uu uga hortago geedi injir leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hayeey:

Puntland amartay in lasoo xiro lataliyaha Xasan Sheekh iyo mas’uuliyiin kale

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Mudane Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay dhacdadii habeen hore ka dhacday magaaladaas, taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

Taaran ayaa shaaca ka qaaday in weerarkaas ay gaysteen afar nin oo kala ah Khadar Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole), Xasan Shire Cabdi (Abgaal), Maxamuud Warsame Faarax (Shido) iyo Maxamed Jaamac Faarax oo kamid ah siyaasiyiinta maamulkaasi.

Xeer ilaaliyaha ayaa ku eedeeyay afarta nin inay hoggaaminayeen ciidamadii weerarka ku qaaday Booliska oo xilligaas waday sanaadiiqda doorashada.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay soo gaartay dacwad ay usoo gudbiyeen Booliska oo dalbaday in la siiyo waaran lagu soo qabanayo raggaas, taas oo uu tilmaamay inay u ogolaatay maxkamadda, isaga oo amar ku bixiyay in lasoo xiro dhammaan ragaasi.

Xeer ilaalinta Puntland waxa ay soo saartay amar soo qabasho oo ah afarta eedeysane ee kala ah 1-Khadar Cabdiraxmaan Maxamed  Faroole, 2-Xasan Shire Cabdi Abgaal 3-Maxamuud Warsame Faarax Shido 3-Maxamed Jaamac Faarax,” ayuu yiri xeer ilaaliyuhu.

Khadar Faroole iyo Xasan Shire Abgaal ayaa lagu soo warramayaa inay haatan ku sugan yihiin Garoowe oo ay ku haystaan ciidamo hubeysan, taas oo dagaal sababi karta.

Xaaladda ayaa ah mid aad u kacsan, wuxuuna amarkan uga sii darayaa xiisadda dagaal ee haatan ka taagan caasimada mamulka Puntland ee Garoowe.

Dagaalkii habeen hore ka dhacay Garoowe ayaa sababay dhimashada 2 askari iyo dhaawac kale oo intaasi ka badan, waxaana ragga la eedeynayo ay iska fogeeyeen weerarkaasi.

“Anigu waxaan ahay ergayga madaxweynaha ee beeyac mushtarka iyo dhaqaalaha xafiiska aan ergayga u ahay waa xafiis shaqadiisu tahay xasilooni iyo nabad, marka ma garanayo meel aan isaga nimaano xasilooni darro,” ayuu horay u  yiri Khadar Faroole oo haatan lataliyaha gaarka ah eemadaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha.

Si kastaba, dagaalkan ayaa kusoo aaday, kaddib markii mucaaradka Puntland ay soo saareen bayaan ka dhan ah doorashada, kuna dhaliileen madaxweyne Saciid Deni.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Attorney General issues arrest warrants for 4 individuals (ina Faroole, Abgaal, Shiddo, and Laser) accused of being behind the attack on May 16th.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/17/2023 at 8:24 AM, Illyria said:

Attorney General issues arrest warrants for 4 individuals (ina Faroole, Abgaal, Shiddo, and Laser) accused of being behind the attack on May 16th.

 

Garoowe wuu iskaga tagay la yiri ninkaan after waraaqda ha la soo xiro soo saaray. Kuwa la soo xiro la leeyahayna hoteellada Garoowe iskaga baashaalayaan, sida ninkaan hoose leeyahay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Garaado have taken the lead of the matter from Nugaal elders, and are in negotiation with both sides. Let us hope it ends there.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, Samafal said:

Too many spoilers. Puntland needs Dani second term to do a proper clean up and disarmament.

i agree with you.....

 

kuwa xaaranta ku naaxay ee ilmo faroole iyo xasan abgaal, waxaa dhaama Deni.

 

I think he is the best leader Puntland had so far. He will be returned......

 

wax qabadkiisa

 

1, In uu al shadaan ka tirtiray Puntland

2. In uu xalool u shaqeeystayaashii, sida ilmo Diyaano, isku dayay in uu hubka iyo hantida ka qaado.

3, in uu Furay dekedii garacad and alot of other big projects, roads. airports, international flights to garoowe and boosaaso.

4. in uu accountabilty iyo la xisaabtan federal goverment, halka ku wa gobolada kale jeebka lagu shubtay, isagoon u aaba yeelaynin gabiil, sida Farmaajo iyo Xasan. Somalia should be grateful to him to make accountible Failed federal leaders.

5. in uu qarka u saaran yahay in uu soo celiyo, SSC, uuna gudubada u aaso another federal state.

6. in uu soo afjaro, Projectigii Somaliland, 

7. in uu first time ka sameeyay, 1p1v in puntland, hadana ku sii dhaqaaqay, halka ku wa aan rabin sida Xasan, Hamsa, iyo Puntland  ay dagaal ku hayaan

8.In uu sharaf iyo maamuus u soo hoyiyay kurisa madaxweeynimida Puntland, oo international community listen to him

9. He is a true leader, who take hard decision, and will defenetly leave a legacy.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.