Sign in to follow this  
General Duke

The warlords and their fake power: Madina

Recommended Posts

what do these warlords control, last week it was Qaynyare and the episode in Dayniile area. Now its Musa Sudi and Madina. What is the power of these men if they cannot bring normality to their areas of influance? And what happened to the Shariff and the MP's and their 5 month long effort of bringing peace and removing roadblocks within Mogadishu?

 

................................................................

Dagaal Saakay Xaafada Madiina ee Magaalada Muqdsho Markale Ka Qarxay

E-MAIL THIS PRINT THIS

 

Liibaan Cali

 

Muqdisho

 

Dadka ku dhaqan degmada Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa saaka mar kale ku waabariistay daryanka rasaasta ay is waydaarsanayaan labo maleeshiyo beeleed oo shalay ku diriray deegaanno ka tirsan degmada Madiina. Dagaal ayaa saaka saacadihii hore ka dhex bilowday labada maleeshiyo beeleed oo shalay uu dagaal dhexmaray,kasoo saacabdo badan socday sababayna geerida ugu yaraan 2 qof iyo dhaawaca kuwo kale oo rayid u badnaa

 

Dagaalka ayaa saaka dib u bilowday ka dib markii ay guul darro ku dhammaadeen dadaallo colaad joojineed oo markii horeba gaabis ahaa oo ay wadeen wax garad ka tirsan maleeshiyada labada beelood ee dirirtu dhexmartay oo dagaalkoodu muddo dheer soo laalaabanayay.

 

Dadka ku dhaqan xaafadaha Suuqboocle, Dabakaayo madoow iyo degaanno kale oo ka wada tirsan degmada Madiina ayaa bilaabay in ay qaxaan oo ay gaaraan deegaanno ka fog halka lagu hardamayo. Labada beelood oo shalay ilaa saaka isu hub urursanayay ayaanay muuqan in dagaalkoodu si sahlan ku dhammaanayo iyadoo xitaa la sheegayo in siyaasiyiinta qaar dagaalka ku lugyeesheen.

 

Toddobaadkii hore ayay labada beelood oo dagaalkoodu ku salaysanyahay dadyow la kala dilay iskaga hor yimaadeen dagaal muddo kooban socday oo ugu yaraantii labo qofi ay ku geeryoodeen waxaana dagaalkaasi uu iskii u joogsaday markii lagu guul darraystay in la kala dhex galo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These men may not lack military power but they most definitely lack something more important i.e INTELLIGENCE. Terefore I'm not surprised that the areas they rule are in chaos.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Every incident that takes place in Mogadishu is a propoganda opportunity for Yey cheerleaders to materialize on , while the killings and militia disorders that take place in Puntland is of no importance ,i.e less relevant.

 

and any puntlander who tries to talk about it is silenced , any Puntland website that writes about is closed, journalists jailed :D

 

Duke ( abti) you´re falling short to call it an

"Uproar against the leader of that Area in sympathy for col Yey" :D

Tell us about the Presidents´s FAKE power instead icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dear Johny be good... I dont create the news. Is there war in Puntland? Is there friction between Cade and Yey? Evidently no. So your argument or rebutle is no good. Yey leadership has created the state of Puntland and has won a landmar election...

 

So Qaynyare is in trouble, Musa is alos facing war in Madina, what have you to say about your leaders

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this