Sign in to follow this  
General Duke

Burco: the national blue flag flying in Burco Somalia

Recommended Posts

flag.gif

 

Magaalada Burco Oo Calanka Soomaaliya Guryaha Qaarkood Laga Taagay

 

Burco(Jidbaale.com):-Warar ay noo xaqiijiyeen xubno ku sugan magaalada Burco ee caasimadda Gobolka Togdheer Soomaaliya codsadeyna in aan magacyadooda la shaacin ayaa sheegay in saaka mar qudha lagu waa bariistay Calanka Soomaaliya ee Buluugga ah oo ka dul babanaya guryaha Burco qaarkood.

 

Waxayna intaasi uu ku dareen in guryaha laga taagay Calanka ay ku yaallaan galbeedka magaalada Burco Xaafadda loo yaqaano Carta oo ay u badan yihiin beelaha .........Waxaa kale oo magaalada Burco maalmahan aad ugu soo badanayey taageerayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya, oo tan iyo maalintii ay gacanta ku dhigtay magaalada Muqdisho ay soo badanayaan dadka taageersan Dawladda, gaar ahaan Xaafadda galbeedka magaalada Burco.

 

Maaha markii ugu horraysay ee magaalada Burco laga taageero dawlad midnimada Soomaaliya u taagan, waxaa hore looga taageeray xaafado ka mid ah magaalada Burco Dawladii C/qaasim, iyada oo maayarkii xilligaasi uu ka taagay magaalada Burco Calanka Buluugga ah, markii danbena u fakaday dhinaca Muqdisho.

 

Burco G/Togdheer

Jidbaale.com

 

Soo diraha: radiossc Sool

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

That is fine with me. I live in the U.S, and I have the Somaliland flag infront of my balcony. loool

 

This is free world abti.

 

lol@ the hidden identity, masakiin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^You mean in that little house located in the corner of Carta neighborhood. come on man. Burco is a huge city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lake   

LOOOL...This guy is entertaining atleast.

Reer Burco are the most hardcore advocates for Somaliland recognition. Take a break this summer..Go there Duke. See it yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by General Duke:

Waxaa kale oo magaalada Burco maalmahan aad ugu soo badanayey
taageerayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya, oo tan iyo maalintii ay gacanta ku dhigtay magaalada Muqdisho ay soo badanayaan dadka taageersan Dawladda, gaar ahaan Xaafadda galbeedka magaalada Burco.

 

 

 

Burco G/Togdheer

Jidbaale.com

 

Soo diraha: radiossc Sool

Paragon,

 

You know I simply recycle this kinda of news, specially the highlighted part. It has the smell of 'lies' all over it. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lake   

You guys are so obessed with SL. Somalia doesn't need SL to move forward..You guys are giving SL too much credit. If group of people don't want to be with a party then so be it..BYE. Go with what you got.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^looool....this topic is really filled with some life innit? Me too. We are missing one guy though, Oodweyne. Stay tune ooda ayuu soo jabsan doona pretty soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this