Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadaalo nabad loogu raadinayo Laascaanood oo wali socda iyo wararkii u dambeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti kasoo kicitimay Muqdisho oo metelaya Beelaha Mogadishu Clan, Digil & Mirifle oo u socda inay waan waan ka dhex bilaabaan Garaadada Sool clan iyo xukuumadda Somaliland ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Isimada dhaqanka ee Beelaha Sool clan ayaa soo dhoweeyay waxaanay booqan doonaan magaalada Laascanood ee gobolka Sool.

Waftigan ayaa sidoo kale la filayaa inay safar ku yimaadaan magaalada Hargeysa.

FB_IMG_1679746937769.jpg FB_IMG_1679746928693.jpg FB_IMG_1679746926272.jpg FB_IMG_1679746921693.jpg FB_IMG_1679746912582.jpg FB_IMG_1679746907993.jpg FB_IMG_1679746910370.jpg FB_IMG_1679746261542-1.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this