Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president visits some of the Ministerial offices pics

Recommended Posts

SDWO (Hargeisa 17/08/2010) Madaxweyne Silaanyo oo saaka 7dii subaxnimo Kormeer kedisa ah ku soo maray dhawr iyo toban wasaaradood oo ka mid ah 20kii wasaaradood ee uu dhowaan xilalka u magacaabay. Wasaaradaha uu maanta madaxweynahu cagta soo mariyey waxa ka mid ah. Wasaarada Waxbarasahda iyo tacliinta sare, Wasaarada Maaliyada, Wasarada Kaluumaysiga, Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo deegaanka, Wasaarada qorsheynta, wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada, wasaarada arimaha dibada, wasaarada arimha gudaha, wasaarada warfaafinta, wasaarada macdanta iyo biyaha, iyo wakaalada biyaha ee Hargeysa.

 

Madaxweynaha socdaalkiisa waxa ku wehelinayey, Cheif cabbinet ka madaxtooyada Xirsi, cheif borotolka madaxtooyada Maxamed Cilmi Adan - Ilka Case, Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), Badhasaabka gobolka maroodi jeex(Hargeysa) Axmed Cumar X. Cabdilaahi(Xamarje) iyo taliyaha ciidnka Booliska Maxamed Saqdhi Dubad.

 

Madaxweynahu wuxuu wasiir walba oo uu ku booqday xafiiskiisa uu ka dhegaystay warbixino ku saabsan wasaaradaha ay masuulka ka yahiin iyo wixii u qabsoomay mudadii yarayd ee gaabnayd ee ay xilka hayeen iyo waxa mustaqbalka dhow u qorsheysan

 

 

DSC06761.JPG

DSC06766.JPG

DSC06779.JPG

DSC06781.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

It is a supposedly democratic country, not a dictatorship. Somebody needs to remind Siilaanyo of that fact and tell him to keep the soldiers out of his meetings. What is he worried about, a suicidal minster? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ War Odaygo total make over ayuu o bahanahay. Horta safaarigan xun waa in uu iska tuuro (wuxu ma Faroole ba? :D ). Ta la baad, wa in o amar bixiyo, marka sawiro laga qaado in aan ay askarta meesha ka muuqan. Even better, secret service ha ka wada dhigo and put them in suits instead of this army nonesense. Riyaale waxan miyaa lago arki jiray? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar Safaarigu waa kii Burco oo weli dharkii cusbaa looma soo iibin ,,, :D

 

 

Askartana iyagaa doonaya in la sawiro oo marka kamarada ay arkaan ku soo carara oo isu dhigaya ,, :D

 

 

He is afraid they he put all of them in suits then nobody notices he is the President ,,,, waar wuu qaawin lahaa hadaanuu Ilaahay ka yaabayn ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this