Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Deni says no to shirka qaran ee Baydhabo

Recommended Posts

Siciid Deni Oo Diiday Ka Qeyb Galka Shirka DFS Iyo Maamulada Ee Baydhabo

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa iska diiday ka qeyb galka shir ay magaalada Baydhabo ku yeelanayaan 15-ka bishan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada.

Sida xogaha tilmaamayaan, Deni ayaa dhegaha ka fureyatay fariimo dhexdhexaadin ah oo kayimi dhanka wakiilada caalamiga ah, si uu shirkaasi u xaadiro oo uu tabashadiisa madasha ugu soo bandhigo.

24-kii bishii hore ee Febraayo ayay ahayd in la qabto shirkan, balse dib ayuu u dhacay, si Siciid Deni looga dabciyo go’aankiisa oo uu shirka u tago balse laguma guuleysan dadaaladii socday.

Ilo ku dhow Siciid Deni ayaa ku waramay in diidmadiisa uu sal uga dhigay khilaafka kala dhexeeya Jubaland iyo dowladda Soomaaliya oo xaadiraya shirka magaalada Baydhabo ka dhacaya maalinimada Arbacada ee todobaadkan.

Si kastaba, arrintan ayaa cirka sii galineysa mad-madowgii ka dhex jiray Puntland iyo dowladda dhexe, waxaana dhawaan Puntland ay shaacisay iney hakisay wadashaqeyntii dowladda oo ay u dhaqmeyso sidii dowlad madax banaan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even though the shir is being held in Baydhabo to make Deni comfortable, Deni's politics is very personal - he can't even tolerate meel Axmed Madoobe fadhiyo because he couldn't get his votes 10 months ago after standing for him for three years. Xasan Socdaal warkiisana ha sheegin. Saas ayee Farmaajo isku ahaayeen as well and now has more personal grudges.

Qof xanaaq badan, making siyaasadda qaabka daran personality and personal is not good really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Even though the shir is being held in Baydhabo to make Deni comfortable, Deni's politics is very personal - he can't even tolerate meel Axmed Madoobe fadhiyo because he couldn't get his votes 10 months ago after standing for him for three years. Xasan Socdaal warkiisana ha sheegin. Saas ayee Farmaajo isku ahaayeen as well and now has more personal grudges.

Qof xanaaq badan, making siyaasadda qaabka daran personality and personal is not good really.

Cad qureed lama qaato, Deni is right,  stay away from this mafia

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Maakhiri, Deni needs friends. Qof ee isku fiicanyihiin ma jirto maanta ka ahayn Laftagareen and Laftagareen might not be after his city hosting this shir is rebufed.

You have a valid point 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Actually there is no longer beef between Deni & Madoobe. Deni is being advised, by the community he appointed a short while ago, to take a step back, as federalism at its core is being threatened by Hassan, who wishes to centralise it, and Deni sees himself as the guardian, rightly or not.

 

I agree Deni lacks the right temperament for these sensitive matters and times.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fck beesha lixaad. Deni should of ccourse align with Lafta,  but HSM and his crew need a real wall to stop them in their tracks.  

I think he should stand up to the beesha lixaad.  

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with you, Dhagaxtuur. I am with Deni regarding lacagta Xasan Socdaal rabo soo deensado, which is more than a billion dollars and is the fruits of the Farmaajo's government's debt relief efforts. Deen cusub Soomaaliya cannot afford rabaa Xasan jeebka ku buuxsado. No.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.