Sign in to follow this  
Abdinasir Kadawo

All they do is..

Recommended Posts

fight their own pple:

 

Boliska Gaarka Ah ee DDS ayaa Diley Tiro 80 Ka Badan oo ONLF Ah o Ay Ku Jiraan Hogaamintii Shuftadu

Written by Admin

Sunday, 05 July 2009

 

liyu.jpg

 

Dagaallo ka dhacey aagagga Garigo’an, Farmadaw, Dulqabaw, Gabagabo & Isku-Dhoonley, intii u dhaxeysay 29-ka June iyo 1-da July,2009 ayaa lagu diley tiro kor u dhaafeysa 80 oo ka tirsan shuftada ONLF. Sida lagu xusey qoraal uu soo saarey xafiiska Nabadgalyada ee DDS, waxaa xubnaha ONLF laga diley ku jira hoggaamintii shuftada, & budh-cad kale oo boob iyo dhac ku hayey bulshada ree miyiga ah, waxaana ay kala yihiin sida soo socota;

Dhuux Deeq Axmed Reer Isahaaq

Sheekh Daahir Taxliil Ugaas Kooshin

Shugri Cabdi Saafi Reer Amaadin

Gorad Jiidhiye Ugaas Kooshin

Mahad Dheere Maalinguur

Kornayl Maalinguur

Cabdinaasir Cali Bashiir Gaadsan

Maxamuud Abshir Ugaas Kooshin

Shugri Cabdi Shaafi Reer Amaadin

Dhuux Diiriye Reer Amaadin

Cali Waash Reer Idiris, Ismaaciil Gumcadle

Bashiir Qabdiid Ugaas Kooshin

Axmed Dhaga-Cade Xer

Sheekh Godey Cabdala

Axmed Dheere Dhaga-Cade Maxaad Roob

Cali Yare Maxamed carab Reer Isahaaq

Shiine Maxamuud Odowaa Reer Cali Gaab

Maxamed Maxamuud Xirsi Ugaas Kooshin

Nuur Qorax Reer Amaadin

Axmed Saawi Reer Doolaal

Cabdiraxmaan Koronto Reer Faarax Cilmi

Reybad Abraahiim

Garaad Reer Naaleeye

 

Ka sokow xubnaha kor ku xusan oo dhamaan meydkoodii la gartey, isla mar ahaantaana ah hoggaamintii shuftada, waxaa iyana la gartey magacyada hoos ku qoran oo ka trisanaa ONLF, laguna diley dagaalladii todobaadkii hore.

Bisle Yuusuf Carta

Raage Cabdi Naasir

Maxamed Axmed Boon

Yuusuf Yare Maxamuud

Yaasiin Jaamac Axmed

Ciid Badal Raage

Axmed Gadhle

Faarax Cali Geele

Maxamuud Cali Faarax

Gaboose

Waysha Cadaroosh

Maxamuud Ursad

Buraale Deeq

Axmed Nuux

Cabdi Badal

Maxamuud Cabdi Dheere

Maxamed Axmed Ismaaciil

Axmed Nuuriye

Deeq Qoorleex

Cabdulaahi Maxamuud

Dayax Axmed Cali

Daba-Geel

Dhaga-Cade

Maxamed bashiir Maxamuud

Maxamed Cabdulaahi Nuur

Buraale Cabdiraxmaan

Maxamed Cabdi

Faysal Nuur Cabdi

Inna Macalin Wacdi

Khadar Cabdulaahi

Dubad Siciid Wacdi

Xasan Ibraahin Maxamuud

Maxamed Muxumed

Dhashiike

Maxamed Yuusuf Cabdi

Maxamed Shakuur

Low Yacad

Maasa Maxamed Cabduqaadir

Cabdulaahi Cabdi Mursal

Maxamed Xaraari

Faysal Baadiye

Cabduqaadir Macalin Yaasuf

Cabdiuwahaab Shariif

Canjeex Maxamuud

Cabdulaahi Yare

Bashiir Cabdiraxmaan

Maxamuud Lacag

Haashim Xasan

Xamdi Ganay

Maxmuud Nuur

Dayib Maxamuud Faroole

Maxamed Jeeni

Xasan Kare

Wiil Baraar

Inna Cabdi Naasir

Cabdi Af Waranle

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Eegga.com

Jigjiga

Last Updated ( Sunday, 05 July 2009 )

Share this post


Link to post
Share on other sites

spread lies:

 

Baaq, Dawlada Deegaanka Soomaalliyeed oo Ku Socda Qabaa'illada Dariska La ah Deegaanka

Written by Admin

Wednesday, 04 March 2009

 

dawlad%20deegaanka.jpg

Sida la wada ogsoonayey, ururada argagixisada ah ee ONLF,& UWSLF(Al-Itaxaad) waxay dhaca, boobka, iyo gumaadka ay ku hayaan shacabka deegaanka Soomaaliyeed, ka soo maleegaan, wadanka Eriteria, waxeyna soo dhex maraan Soomaaliya, iyadoo ay uga wacantahey, ineysan Soomaaliya lahayn xukuumad ilaalisa waxa ka gudbaya xuduudeeda. Xog badan oo ay Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed ka heshay, xubnihii lagu soo qab-qabtey dagaalladii ay dawladu...

 

Sida la wada ogsoonayey, ururada argagixisada ah ee ONLF,& UWSLF(Al-Itaxaad) waxay dhaca, boobka, iyo gumaadka ay ku hayaan shacabka deegaanka Soomaaliyeed, ka soo maleegaan, wadanka Eriteria, waxeyna soo dhex maraan Soomaaliya, iyadoo ay uga wacantahey, ineysan Soomaaliya lahayn xukuumad ilaalisa waxa ka gudbaya xuduudeeda. Xog badan oo ay Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed ka heshay, xubnihii lagu soo qab-qabtey dagaalladii ay dawladu la gashey ururada nabadiidka ah ayaa caddeysay, goobaha xuduuka ka baxsan ee ay ka soo maleegaan, qorshayaasha ay rabaan in qalalaase ay kaga abuuraan deegaanka, & waliba beelaha ay soo dhex maraan ee marinka ay ka dhigteen, si ay nolosha bulshada deegaanka Soomaaliyeed u bur buriyaan.

 

Haddaba, Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed, & Dawlada Federaalka Itoobiya, oo ku jra ol-ole ballaadhan, oo la damacsanyahey, in si wada jir ah, waddanka gudihiisana looga baa bi’iyo Al-itaxaad iyo ONLF, isla markaana looga ilaaliyo ineysan waddanka soo galin, ayaa waxay ugu baaqayaan in qabaa’illada dagan xuduudka Soomaaliya ee dariska la ‘ah deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyo maamullada ka jira, ay dhulkooda ka ilaaliyaan in uu noqdo wado ay soo maraan argagixisada, Al-Itaxaad & ONLF.

 

Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed, waxay aaminsantahey in daris wanaag iyo is-kaashi dhan walba ah lagu wada noolaado, la iskana ilaaliyo, cadawga duullaanka ku ah nolosha dad shacab ah, sidaasi darteed, waxey qabaa’ilka iyo maamullada dalka Soomaaliya ee dariska deegaanka la ‘ah ugu baaqeysaa in kaalintooda dari-wanaag ay ka soo baxaan. Dadaalkan loogu jiro in xuduuda iyo meelaha ay soo marayaan laga soo afjaro, DDS iyo Dawlada Federaalka Itoobiya, oo wada jira ayaa tallaabo ku habboon ka qaadi doona ciddii argagixisada, Al-Itaxaad & ONLF gacan ku siisa iney soo galaan gudaha deegaank Soomaalida.

 

Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed

Jigjiga Jigjiga.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

and preoccupied with st*p*d flag:

 

Ismaamulka Somalida ethiopia oo u samaysatay astaan u gaar ah calankooda

Written by Administrator

Monday, 29 September 2008

 

result.jpg

Baarllamaanka deegaanka Soomaalida, ayaa fadhigiisii u danbeeyay ee uu bishii ina dhaaftey ku yeeshay

magaalada Jigjiga, ku go’aamiyey, in calanka deegaanka laga baddalo, midabka buluuga ah iyo xidigta. Haddaba guddi uu baarllamaanku u xil-saarey iney soo diyaariyaan midabka lagu baddali doono, ayaa durbaba go’aamiyey in buluugii lagu badalo midabka huruuda ah xidigtiina lagu badalo sawirka neef geel ah.

 

Midabka huruuda ah ee uu calanka cusubi yeelan doono, ayaa midabka calanka deegaanka Soomaalida u dhaweynaysa midabka calanka federaalka Itoobiya, iyadoo sidoo kalena sawirka neefka geela ahi u taaganyahey dhaqashada geela oo ay dadka deegaanku caan ku yihiin.

 

Midabka buluuga iyo xidigta, ayaa markii hore laga soo qaatey calankii Soomaaliya, iyagoo islamarkaasi u taagnaa Soomaaliweyn, waxayna baarllamaanka deegaanku go'aamiyeen in midab kale oo ka turjumaya deegaanka lagu badalo.

 

Dadka deegaanka ayaa jecel inay helaan wax ay iyagu leeyihiin,taasi waxay hirgashay maanta oo ay ka dhexmuuqato neef-geela oo lagu yaqaan deegaanka.

Last Updated ( Wednesday, 15 October 2008 )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this