Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isbaaro in bartamaha Xamar

Recommended Posts

Alloow moooryaanimo naga kori. I never thought that I would one day question Muqdisho legitimacy to remain as a capital city as I have always defended its sacrosanct.

However actions like the below news and what occurred in the recent years, re-locating magaalo madaxda to a new brand zoned capital city, away from these with **********imo tendencies, I wouldn't question it this time.

Ciidan beeleed xirtay waddo laga galo Villa Somalia iyo DF oo tallaabo qaaday

Murusade-Shir.jpg?fit=787,484&ssl=1

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furmay shir ay leedahay beesha Murusade (Karinle -Mogadishu Clan), kaasi oo loo xiray wadada Maka Al-Mukarama.

Gaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo yaqaano oo beeshaani leedahay ayaa la dhigay agagaarka Hotelka Dayax oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka ee laga ilaaliyoa Madaxtooyada iyo Dabka ee wadada Maka Al-Mukarama.

Agagaarka Hotelka shirka ka socdo ee Dayax ayaa waxaa laga celinayay gaadiidka, si loo sugo amniga shirka, taasi oo hadal hayn badan dhalisay.

Arrinta lama filaanka ku noqotaya shacabka reer Muqdisho iyo bulshada Soomaaliyeed ee sida weyn loo hadal hayay ayaa ah in ciidan u abaabulan hab beeleed ay xirtan wadada ugu mashquulka badan ee caasimada dalka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in taliska Booliska gobolka Banaadir uu markii dambe la wareegay ammaanka shirka beesha Murusade, kaasi oo looga tashanayay aayaha beesha.

Tallaabada taliska ayaa imaneysa kadib markii ay shacabka reer Muqdisho iyo bulshada Soomaaliyeed si weyn uga fal-celiyeen arrintaan, iyaga oo ku tilmaamay mid aan la aqbali karin in beel iska xirato, ayada oo dowladda joogto.

Beelo badan oo ka cabanaya hanaanka awood qeybsiga dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa toddobaadyadii dambe shirar ku yeeshay gudaha dalka iyo dibadda, balse waa markii ugu horeysay ee beeluhu iyada oo awood adeegsanaya xirtaan wadooyinka Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhawaan duray shirarka ay beeluhu qabsanayaan ee lagu muujinayo tabashada dowladda uu hoggaamiyo, isaga oo sheegay in arrintaas fursad siinayso kooxda Al-Shabaab, oo howl-galo ka dhan ah ka socdaan dalka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dhagax-Tuur said:

^Neutral capital is badly needed. 

No more 'unukaa leh '.

This is best option for Somalis, but MPs are brain dead, and unable to do basic decisions 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Dhagax-Tuur said:

^Neutral capital is badly needed. 

No more 'unukaa leh '.

Wait until we at least sell our villa. Last time around $700,000-800,000 ahayd. Hodan ku yaalaa, waana lix boos. Until then magaalo madaxda waa Muqdisho. s0236.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Wait until we at least sell our villa. Last time around $700,000-800,000 ahayd. Hodan ku yaalaa, waana lix boos. Until then magaalo madaxda waa Muqdisho. s0236.gif

Reer Puntland sold most of their stock.  They don't mess around,  you know!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markii 'walaalahooda,' sida Xasan Sh., wax ka soo waayeen, Laftagareen ayaa la qalqaalsanaayaa iyagoo la leeyahay shir deg deg ah iskugu imaadaan Reer Koonfur Galbeed iyo beeshaan oo midnimo sameystaan sida baaqa ku xusan. s0236.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.