Recommended Posts

Munaafuqaan arka. Xasuuqii Laascaanood ciidamo kale sii xasuuqo ka soo kaxeynaaye Boorame, marka reerkiisa biyaha godka ugu soo galeen ayaa afka la furanaayaa.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo sheegay in Somaliland reer Awdal hagratay

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay in uu tabashada la qabo dadka reer Boorama, lakiin ay tahay in si nabada loo wada baadi doono wixii dhiman.

Madaxweyne ku xigeenka oo ka hadlayay carwo laga daahfuray magaalada Boorama, ayaa sheegay in uu qirsanyahay in dadka reer Awdal anay Somaliland ka helin wixii ay u qalmeen.

"Aniga ayaa qirsan in reer Awdal ay wax ka maqanyihiin, oo ay Somaliland hagratay anaa qirsan ... xisbiga Kulmiye ee aan madaxweyne ku xigeenka ka ahay, waa xisbiga horumarka ugu badan dalka galiya lakiin howshaa reer Awdal way ka qatanyihiin" ayuu yidhi Saylici.

Waxa uu sheegay in wixii reer Awdal tabanayaan si nabada oo lawada baadi dooni karo lakiin anay suuragal ahayn in la waxyeeleeyo magaalada Boorama oo ah magaalo leh aqoon, soo dhawayn iyo nidaamka biyo galinta ee ugu fiican Somaliland sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu dhinaca kale sheegay in magaalada Laascaanood ee colaadu ka taagantahay ay heli jirtay in ka badan miisaaniyadii loogu talo galay mid ka badan oo ay garanwaayeen, lakiin reer Boorama inta badan hay'addaha uun lagu haleeyo madaama oo ay nabad tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Ciid Mubaarak guys, a late one sort of.

I think the Awdalites  have a great potential to declare their own state and leave this project for good.

This week I did talk a friend in Canada who had extensive conference call to one of the elders who was a member of the delegates to negotiate with the SSC Garaads. He reached  Yagoori first and then he went to Jigjiga to meet C/risaaq Khallif and some Garaads . After those meeting he said to major things.

First SSC is gone and it is not coming back. So, the only thing Muuse Biixi is looking for a third party to relocate the forces peacefully without the threat of forces from SSC. While the SSC Garaads are open to the idea the militia commanders will not allow SL army to take any weapons.

The second thing is Biixi and company are preparing for a reduced Somaliland of the future. This elder was selling to those who talked to him an idea whose train had already left. He said the Habro leadership is open to re-negotiate a new Somaliland.

On the other hand we are preparing a total dismantling of this project which had expired long ago. It is too late For C/raxman Zaylici and company to acknowledge the obvious at this late hour. couple of hundred millions of foreign aid has been pouring to Somaliland since 2010 and we couldn't get even few millions for all these years. No roads, no fishing ports or even a hospital while taxing people from Lowyacado to Boorame to the bone dry. 

They were building tribal capacity not state or institutions. Thank God for the SSC for exposing the dead clan project who wasted 30 years. The only thing to brag is few hotels in Hargeisa and the big buildings constructed from the looted millions. The two richest men in Hargeisa are Hersi Gaab and Mohamuud Hashi, one was living a welfare house in London for 20 years, while the other was small tech shop owner and Hawala clerk.  They looted all that money for seven years when Siilaanyo was sick.

From Djibouti to Jigjiga, from Hargeisa to Mogadishu Somalis have failed to build or restore a functioning Somali state. We have seen democracy in 1960-69, we witnessed a well functioning military government from 1969-1991, but we have never seen anything like this.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Baarqab Qooqay
      Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay  
      Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan.
      1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol?
      2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps
      3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta?
       
      intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba.
      Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!