Sign in to follow this  
Maaddeey

Aden Adde Airport, The Somali Hujjaj Museveni 'Calayhi al Lacnah'

Recommended Posts

Maaddeey   

Dhacdo Cajaa'ib leh!!!

 

Kolley, dabdhilifyada dhib lama leh & kuwa damiir laawayaasha ah een kala jecleyn in waddanka African cawaan ah qabsadaan & in kale, lakin maalinta 28'ka November waxa garoonka muqdisho iskala soo degay waqtiyo isu dhow Xujeydii Soomaaliyeed ee soo gudaneysay Fariidada Islaamka ee Xajka & Madaxweynaha Uganda Mr. Uweri Musaveni!!, maxaa dhacay?:

 

Runwaygii, Passport check & Airportkii dhanaa waxaa xirtay Musaveni & ciidankiisii, halka Xujaydii soomaaliyeed eey meel gees ah ka soo degeen, iyadoon waxba laga check'gareyna si deg-deg ah banaanka loogu saaaray iyagoon garan waxa qabsaday Garoonka!....

 

...to be continued.!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Runwaygii, Passport check & Airportkii dhanaa waxaa xirtay Musaveni & ciidankiisii

Tan khaas kuma ahan Adan Cade Airport oo kaliya, airport kasta oo adduunka ah(khaasatan African airports) marka uu madaxweyne shisheeye ka soo dago amaba madaxweynaha dalka waxaa inta badan la xiraa howlaha airportka ka socda, airportka Muqdishana wuuba ka sii xag jiraa kuwa kale ee nabada ka jira meesha laga xira.

 

 

Ps: Markaad laheed thread Musveni ayaan sameeni waxaan moodayey alaaba xulbeysan inaad soo wado, tan kaa turuqdey Maadeeyoow ee tu kaloo luubaansan inoo keen aan ku kifaaxnee.

 

 

Welcome back

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Dhacdo Cajaa'ib leh!
!!

 

Kolley, da
bdh
ilifyada dhib lama leh & kuwa damiir laawayaasha ah een kala jecleyn in waddanka African cawaan ah qabsadaan & in kale, lakin maalinta 28'ka November waxa garoonka muqdisho iskala soo degay waqtiyo isu dhow Xujeydii Soomaaliyeed ee soo gudaneysay Fariidada Islaamka ee Xajka & Madaxweynaha Uganda Mr. Uweri Musaveni!!, maxaa dhacay?:

 

Runwaygii, Passport check & Airportkii dhanaa waxaa xirtay Musaveni & ciidankiisii, halka Xujaydii soomaaliyeed eey meel gees ah ka soo degeen, iyadoon waxba laga check'gareyna si deg-deg ah banaanka loogu saaaray iyagoon garan waxa qabsaday Garoonka!....

 

...to be continued.!

hehehe Al shabaab soldier Maadeey waka dartay.

 

Al shabab wax ka daran ay sameeyaan and all you can do is talk about Museveni

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^loll@Afrikaan Cawaan ah. War ninka carbeed yaa ka careysiiyay?

 

Sheekada soo habee yaakhee, ku noqo. waxaan kugula talinayaa in aad Drama-ha ku badisid sida:-Qeybta baaritaanka oo dumarka si aan habooneyn loola dhaqmay, Duqeyda xujeyda ah oo lagu qasbay in ay saacado taanadaan, dibadda Airportka oo dadkii cid ka kaxeyso loo waayay maadaama aan cid Soomaali ah loo ogoleyn in asoo dhaafto, wadankuna la haysto..IWM.

Sheekh is soo adkeey yaakh.

 

Mararka qaar waxaan ka shakiyaa in aad Open-Script tahay, oo ay Askarta dhan adeegsadaan this "Maaddeey" character. Dabcan mararka qaarna nin aad u culus oo xeroow ah aa isticmaalo the same name.

 

...Ii wad sheekada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Caro ma jidho sxb, wax dhacay uun baan sheegay dee!.

 

nuune, ma moodayo inaad alaabo xulbadeysan meel aan Jaylaani Jiis ahayn ka heleysid! :D

 

Tan kale, ma waxaad aragtay qof ka soo degay Airport Caalami ah, oo siduu inuu Siteey Manoogto Haduuman & Cabdi Cali ka shaqeysa oo kale orod jawankaaga garabka saaro la leeyahay!!!.

 

oba hiloowlow 'Ninac' jaaaw!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey waxaan islahaa wuxuu dhihi doonaa Xujeydii waa la xirxiray iyo diyaaraddoodii baa dib loo celiyey iyo wax la mid ah, laakiin haddii ay nabad ku soo degeen oo guryahoodii aadeen maxaad kale oo aad rabtey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Lol, Abwaan adi dhoorre ha igu noqonin!, dhib weyn baa ku jira! tusaale: 'qofba wuxuu fahmayaa wax loogu sheegaaye' and excuse the language! ;) :

 

Waagii Caydiid 'Alla yarxamhu' adigoo Zone K agteeda iska baashaalaaya baa Unitaf'tii wax sidan oo kale ah sameeyeen!, sow 'Allahu Akbar'ta kaama dhamaateen, adoo weliba, Tribune'ka sawirka Janan'ka kor u taagaya!.

 

Naga daa dee! waa maxay 'haddaan la dhiman waa OK'. waxaan ku iri: 'Airporta, maanigaa leh mise Musaveni'?.

 

Soo dhowaaw! 'ala reer xamar'. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Maaddeey:

 

oba hiloowlow
'Ninac' jaaaw!.

Eh! aniga miyaa mise sheeko aan ogahay ayaa lagu kor aliftey magacayga? daandaansi miyaa laga wadaa talow?

-----

Oh, I would like to send a quick shout out to our fav person of the year:

"Museveni thank you for your visit, please come back now you hear! igu salaan reerka oo dhan, peace". Thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites

qodax iyo qarax war waa been wuxuu shegayo Maadeey arintaas hadey jiri laheyd al shabaab durba sow ma ogaan laheyn inuu musaveni yimid mar hadii xujeydii sidaas lo galay lol, madaafiicda lagu bartay aaway markuu odayga Musaveni baxay ayeey shababku waagu ku baryay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xujaydii soomaaliyeed eey meel gees ah ka soo degeen, iyadoon waxba laga check'gareyna si deg-deg ah banaanka loogu saaaray

Haye ,, what is your point markaa ?? ,,, si fiican baaba loola dhaqamay oo without any process ayaaba la sii daayaye ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

The airpot s big enough, the world is big enough that is naceybka hadii la iska daayo. Peace in the world !

 

@ Ninanc Maadeey wuu kugu sasay shoow? :D Mida kale naga daa ha noo faanin Musaveni ee. He can come to Somalia waa iska ok but he is no body's favourite person :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Museveni waa nin shaqsiyadeed oo iskiisba Soomaalida jecel. Laakiin waxmagarato badan Soomaali fahmeynin meeshuu wax ka arko. Museveni Soomaalida dhibkood ayuu la dareemoyaa.

 

Museveni waxba ma ugu soo kordhin lahayn hadduu ka seexan lahaa arrimaha Soomaaliya, sidee ugu seexdeen madax badan ka tirsan Afrika. Not him.

 

Haddaadan ogeyn, ogoow hadda: Isla Musevenigaan waa kii isku daye in uu heshiisiiyo Cali Mahdi iyo Caydiid iyo damcayna in uu kahortago dagaalkoodii halaagga weynaa. Waa kii ka degay Xamar oo gubaneyso, asagoo cabsaneynin in uu heshiisiiyo labadaas qabqable isku daye. Ma dan siyaasadeed ayuu kalahaa waagaas? Ma kuwaan Barbaar ku sheega ayaa joogay?

 

Ee marka jacburkaan raqiiska ah naga yaree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ninac, sheekadaan waaa sheeko dhacday oo dad lagu kalsoon yahay laga soo weriyey, kuwa dhahaya: waa Ok in Musaveni yimaado oo priority-na uu ka yeesho Xujaayda horay baan idiin sheegay inaad wax damiir ah eydaaan lahayn!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Adiga aaway damiirkaaga markii gabdhaha masaakiinta ay shayaadiinta aad teegeertid ay tooganayeen, umad dhiigeeda baad u sacbinaysaa markaasaa damiir ka hadlee, waa aduun gees u foorara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this