Sign in to follow this  
MoonLight1

Burcad cireed miyaa ka bilaabatay Puntland????

Recommended Posts

Faah faahin ka soo baxeysay Diyaarado laga leeyahay Jasiiradda Seacheless Puntland gacanta ku dhigtay

 

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Diyaaradoo laga leeyahay Jasiiradda Seacheless kuwaasoo shalay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ka dajisay ilaa 23 Burcad badeed ah oo Jasiiradda Seacheless ku qabatay Xeebaha Soomaaliya.

 

Kooxaha Burcad badeedka ayaa ahaa kuwo ay sii deysay Jasiiradda Seacheless oo la doonayay in lagu badasho La heystayaal u dhashay Jasiiradaas oo lagu heysto Xeebaha Soomaaliya.

 

Diyaaradan oo shalay mar dambe ku degtay Garoonka Diyaaradaha Galkacyo markii ay ragga Burcad badeedka ku dajisay Garacad ayaa Maamulka Puntland oo ka war helay uu gacanta ku dhigay, kadib markii la sheegay in aanan lala socodsiin.

 

Wararka ayaa sheegaya in Labada Diyaaradan oo uu mid leeyahay Ganacsade Caan ah ayaa waxaa ka dhamaaday Shidaalkii, taasoo keentay inay ku dagato Garoonka Galkacyo, kadib markii ay soo dajisay Burcad badeedkii.

 

Qorshaha oo ahaa mid sir ah ayna isla ogaayeen Ragga Burcad badeedka iyo Jaziirada Seacheless ayaa la sheegay in ay isla garteen is dhaafsiga dadka ay kala heystaan, taasoo ay aad uga caroodeen Maamulka Puntland.

 

Ilaa iyo hadda ma cadda tirada saaran diyaradahaani iyo in ay yihiin shaqaalihii ay sii daayeen kooxaha burcad badeeda iyo waliba in ay yihiin kuw ka soo jeeda dalka Seacheless, waxaana wali wax war ka soo bixin Maamulka Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Puntland has replied to this issue and clearly said. These aircrafts entered puntland air-strip illegally and are being detained and investigated.

 

You can't just enter our land illegally, they deported a french guy and chinese guy from puntland recently making it clear, this is a land where there is a government system and procedures in place, and if u can't follow that. Then expect to face the law of the land.

 

You can read the official puntland press release here.

http://www.puntlandp ost.com/englishnewsp age.php?articleid=85 59

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this