jamacabdi265

Reer SSC wa umad waligeed mowqif cad leheed

Recommended Posts

Heshiiskii Rasmiga ahaa ee ay kala saxeexdeen guurtidii Somaliland iyo Isamada Sool, Sanaag iyo Hawd.

November 23, 2002.

Laascaanood,Somalia.

Waxaa in mudo ah ku sugnaa magaalada Laascaanood Wefti. Sida ay sheegeen weftigaasi waxay u yimaadeen arimo nabadgelyo, Isimada degaankuna ay diideen, inay siyaasad kala hadlaan. 

Waxaa isimada iyo bulshada Sool, Sanaag iyo Hawd la yaab ku noqotey, waraysigii uu siiyey idaacad BBC xubin ka mid ahayd hogaanka gudigaas iyo hadaladii qadafka ahaa ee uu halkaas ka sheegay. Waxaan halkan ku soo gudbinaynaa nuqul ka mid ahaa heshiiska keliya ee ay kala saxeexdeen weftiga iyo ismada Sool, Sanaag iyo Hawd wuxuuna u qornaa sidan:

1-In xuduuda rasmiga ah ee u dhaxaysa Sool clan iyo isaaq ay tahay galbeedka Caynabo.

2-Inaan marba aanay isamada Sool clan suurtagal ka ahayn in Soomaliya la kala gooyo, oo wax walba ay ka horeyso midnimada ummadda Soomaaliyeed. 

3-In laba bulshooyinka wada dega waqooyiga Soomaaliya oo ku caan baxay nabad ku wada noolaansho la sii xoojiyo ilaalinta nabada, khilaaf kasta oo dhacana nabad lagu xalilo. Tusaale fiicanna uu noqdo heshiisyadii hadda dhacay. 

4-Waxaa Guurtida loo sheegay inaysan ka dhici karin wax doorasho ah caro Sool clan. Waxayna balanqaadeen inay arintaas gaadhsiin doonaan maamulka isku magcaabay Somaliland. 

5-Waxay Isimadu kula taliyeen Guurtida inay doorashooyinku ka dhacaan deegaanka galbeedka ka xiga caro Sool clan. 

6-Waxaa loo sheegay Guurtida in Sool clan qabsan doono shirweyne laysugu iman doono Gu'ga fooda inagu soo haya(sida la qorsheynayo),loogana wada hadli doono ayaaha Sool clan. 

7-waxaa laga ogolaaday Guurtida in wada hadal ka furmo arrinta ku saabsan ayaayaha shucuubta ku wada nool waqooyiga Somalia(kala go' kuma jiro),kadib markuu qabsoomo shirweynaha Sool clan.

Source:Nugaal valley online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shalay, 20 sano ila 100 sano ka hor wakhtigii Gumeysiga, mowqif koodu wuu cadaa oo waa sadexdaa qodob.
 

1. Ciidankiina deegaankiina so dhaafin

2. Somali la kala goyniyo waligeen ma ogolin

3. nabad iyo wada noolaansho la sii xoojiyo, khilaaf kasta oo dhacana nabad lagu xalilo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali in la kala gooyo ma rabno but waxay rabaan in laascanood iyo caynaba la kala gooyo oo isku gobol. May Iska cadaystaan qabil baanu diidanahay  intay somali iyo wax aan loo joogin ku meereysanayan Ileen meesha Oromo majooogto iyo amxaaro eh

Share this post


Link to post
Share on other sites
23 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

Somali in la kala gooyo ma rabno but waxay rabaan in laascanood iyo caynaba la kala gooyo oo isku gobol. May Iska cadaystaan qabil baanu diidanahay  intay somali iyo wax aan loo joogin ku meereysanayan Ileen meesha Oromo majooogto iyo amxaaro eh

Tollow maanta Xaaji Maalaayacni maxaa ku qasbay inuu ku ooyo : “Somali in la kala gooyo ma rabno”…waxaan umalaynayaa karbaashkii daraawiishta baa odeygii Somaalinimada ku soo hanuuniyo. LOL!!!

SSC  9-0 vs SNM, if anyone is keeping score!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don’t worry about that the snm will always be victorious against the afweyne remnants ta ku biyo cab sxb. Dad an ka adagnahay oo ilaahay igu ogyahay wa reerkina. Somalinimada idinka ku so gabbada oo wa khiyaali qiiq isku qarin 

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Don’t worry about that the snm will always be victorious against the afweyne remnants ta ku biyo cab sxb. Dad an ka adagnahay oo ilaahay igu ogyahay wa reerkina. Somalinimada idinka ku so gabbada oo wa khiyaali qiiq isku qarin 

So SSC are Afweyne remnants, miyaa?  Kkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.