baala xoofto

Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)

Recommended Posts

1 hour ago, maakhiri1 said:

You seem overexcited, this is just the beginning, 

Bring it on.

 

High ranking Somalia Army Danab Leader was one of the people that got a one-way ticket to next world.  

FrfZdySXoAAB8W7.thumb.jpeg.8c88fe32ea1d7aa75da6eca24aea60fb.jpegFrfZdyRXsAAix5a.thumb.jpeg.6a3c53f35574935a664e4132a8a306c8.jpeg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Damn, I did promise to stop, but  could not resist.

You should listen to your cousin, as he is better informed, and on point.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who was Col. Mohamoud M. M. (Aarsade) who was wounded and captured alive in yesterday's engagement?

Here is a 2022 post from one of people who knows him. The title of the post reads "Aarsade indispensable in Af-urur front"

Just a reminder, Af-Urur was the scene of Alshabab Attack where they ran over the PL base and killed close to 100 soldiers.

Previously Aarsade was on the military commanders that accompanied Col. Yey's and Amhara invasion in Mogadishu back in 2006.

image.png.4d4ad4fe08cba94a257b127ff7183fd0.png

---------------------

Af"Ururr Aarsade

ka maarme wayday

Coll Maxamuud Maxamed Maxamud (Aarsade)

waa Sarkaal aan muuqaalada iyo Kaamiradaha kasoo Dhalaalin hase yeeshee Shaqadiisa kasoo dhalaalay kana soo shaqeeyay Koonfurta Badhtamaha iyo Bariga Soomaaliyaba

wuxuu kamid ahaa saraakiishii sida dhiiran ugga soo shaqeeyay cagahana udhigay Dowladadii ku meel gaadhka ahayd ee Madaxwayne Abdilahi Yuusuf Axmed isagoona xilal kala duwan kasoo qabtay Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

isagoo Xidigtiisii kowaad ku qaatay bilowgii Xorayntii xiligii muqaawamadii Muqadisho isla dhamaadkii Dagaalkaasna wuxuu Tababar ugu baxay Dalka dibadiisa Gaar ahaana waddanka Ugganda isagoo markii uu soo noqday qaatay Xidigtii Labaad wakhtigaas kadibna waxaa loo magacaabay Taliyaha Horinta ilaaladaTaliska CXDS iyadio loo dalacsiiyay Darajada Captain/Dhamme

mudo sanad kadib ah isaga oo ku guda jira shaqadiisii waxaa loo magacaabay Taliye Ciiddanka ilaalida Ra,iisul wasaaraha Qaranka Soomaaliya

sidoo kale isagoo shaqooyinkiisaa Qaran haystana mar sadexaad waxaa looga maarmi waayay Danta shaqada waxaana Gudoomiye looga dhigay Gudigii Isku dhafka ee Ciiddankii LRS iyo dhinacii kale ee TFG halkaas oo ay kasoo saareen Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee maanta Dal iyo dibadba Galoo Baxaya walow aan awoodiisa sidii ay ahayd aan looga faa'idaysan.

Dhamaanba Sarkaalku Shaqooyinkaas waxaa uu kasoo hooyay Sharaf iyo Karaamo, intaa dabadeedna waxaa Coll ka looga yeeray deegaanada uu kasoo jeeedo ee waqooyi bari Soomaaliya/Puntland 2010 waxaana loo dhiibay Hoggaamintii dagaalkii Argagixisada Shabaab looga qabanayay Deegaanada Gobolka Bari Gaar ahaana Deeggaanka Af'Urur halkaas oo uu Si Geesinimo leh ugasoo muuqday iyadoo uu ku qaatay Xidig Dalacsiin ah halkaas oo uu u dalacay G/le

mana uu hayn wax xil ah oo gooniya wixii intaa kadanbeeyay.

Sanadkii 2015 waxaa Taliyaha Ciiddanku Darwiishta Puntland Sareeye Guud Gen Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) u magacaabay Taliyaha Ururka 3aad ee Guutada 2aad qaybta 7aad ee Ciiddanka Daraawiishta Puntland.

xiligaas oo ay Argagixisadu aagaas kusoo awoodaysanaysay, wuxuu abaabulay oo kiciyay dhamaanba laamihii xogta iyo xuuraanka wuxuu la saaxiibay bilshadii deeggaanka wuxuuna damaanad qaaday ilaalinta Nafta iyo Maalka Muwaadiniintaba deegaankaas wuxuu joogteeyay Sahanka Ciiddanka isago ku foognaa xidhiidhka Gudaha All shabaab iyo waxa ka socda dhexdooda taasoo sababtay in inbadan uu fashiliyo duulaamada Dhagar qabayaasha ka imanaya.

wuxuu gacantiisa iyo maskaxdiisa ku dhisay Difaac uu usameeyay Ciiddanka maadaama awal Ciiddanku ay buur ban ah dul joogeen difaac iyo gabaad wayna aynan udhisnayn

waxuuna keenay Hesco taas oo uu ku wareejiyay Dhamaan Xerada

la xisaabtan iyo xaadirin joogta ah isagoo aad udhisay anshaxa iyo adaabta ciiddanka isla markaana gaadhsiiyay markii ciiddanku adeega helo inuu magaalada ka raadiyo cid ciiddanka dayn shaqsi ah ku leh. wuxuu sabab u ahaa boqolaal dhalin yaraa oo Afkaar qaldan Argagixisadu ka dhaadhicsay inay dib ugasoo noqdaan isagoo fariimihiisa umarinaya Bulshada Deegaanka iyo Ilihiisa Xog bixiye yaashaba ee Gududaha cadowga,

mana dhici jirin in Weerar qaawan ay Argagixisadu ulasoo bareeraan xiligaas Ciiddanka balse macquul way ahayd inay Hoobiye meelo fog kusoo tuuraan marar qura taasoo wax qasaare ah oo la ogyahay aan gaysan jirin

in badana waxaa jab la gaadhsiiyay lana qaniimaystay Sahamo ay argagixisadu dirsatay iyo duulaamo ay soo abaabuleenba kuwaas oo lasii ogaaba lagana hortagay

Sanadkiii 2019 xiliyadii Dowladda Puntland ay tayaynaysay Ciiddamada Pu tland isla markaana tababarada la xaraynayay ayaa Coll Aarsade waxaa la faray Ururdkiisa ku xareeyo Dugsiga Tababarka ee xergoble taasoo uu aqbalay Ciiddankii iyo agabkiina ku xareeyay Dugsiga kadibna isla isagii laftiisii lagu yidhi adiguna la xarood halkaas oo uu coll aqbali waayay maadaama oo ay ahayd dhacdo amba amar dunida horay aan ugga dhicin in Sarkaal Sare oo Kuliyad luugu talagay inuu ku xaroodo lagu yiraah Askarta tababarka la gal, Askari iyo Sarkaalna aynan jiraheed iyo joogaheedba Tababar wada galin Sharciguna uunan ogolaynba.

iyadoo Ciddanku markuu tababarka baxayna loo magacaabay Taliye cusub

arrintaas abaalka uusan lahayn Mujaahidkan kolka ay dhacday Coll'ku ma caroon isbaarana ma dhigan Saxaafadna kamuu hadline hadba meesha puntland looga baahan yahay ayuu daqiiqad walba istaagayay kana qaadanayay Dowrkiisa Sarkaalnimo,

intaa kadib markii la magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska G/ Mudug Coll Muumin Abdi Shire, Coll Aarsade wuxuu kamid ahaa Saraakiishii iyo khuburadii lagu soo daray si ay ugu kuurgalaan una hubiyaan Halka Halaqyadu howga ku leeyihiin taasoo la ogaa waxa u qabsoomay iyo sida Eebe ugu sahlay Teamkaas uu Hogaaminayay Coll muumin Taliye Aarsadana Doorka Taarikhigaa ka ciyaaray ahaana mashiinka aan damin ee shaqada

ilaa maantayna sidiisii ayuu ugu taagan yahay shaqadii Qaranka isagoo eebe mooyee Aadane lib aan kaga raadinayn wuxuuna Hoggaaminayaa Team adag oo ilaa 5 xubnood ka kooban oo Xoojin shaqo iyo la dagaalanka argagixisada oo ka yimi Gobolka Mudug kuwaas oo shaqo aad u qatar badan oo uusan xaq iyo xuquuq gooni ah ku qaadanayn Gobolka barri u jooga

maalinimadii shalay Markii Argagixisadu Weerarka dhiciskaa kusoo qaaday Ciiddanka wuxuu ahaa Saraakiishii Ugu horaysay ee gaadha Xerada Ciiddanka ee Af'Urur isagoo Kormeer Talo soojeedin iyo Dhiiri galinba ka siiyay saraakiisha iyo ciiddankii Xerada joogay.

Halka Taliyihii Ciiddanka Qaybta Daraawiishta Gobolka Bari iyo Taliyahii Howlgalinta Gobolkaba ay Yimaadeen Duhurnimdii taasoo saacado badan ka dambaysay xiliga wax dheceen

wax ilaahay laga sugaan lagu hungoobine kuwo abaalka nagu leh isagaa abaal marin doona

Anaguna waxaan rajaynayaa inaynaan beel darayn kuwa abaalka naga leh.

W/Q. Said Husein Jama ( Koomaad)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Chief information officer of the anti-Somaliland groups admits the huge lost from Yesterdays' engagement with Somaliland Army.

Both Laascaanood and Garowe  hospitals are overflowing with dead and the wounded.

Screenshot-22.png.455ddcad86852f8df29cb0d690e9d244.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yesterday was a really bad day for the anti-Somaliland groups. I don't think they will be foolish enough to mount another attack anytime soon. 

The damage was done by the forward positions of the Somaliland Army, the 2nd level defence have not even fire a bullet. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Samafal said:

Bola why is it every time there is fighting your top generals and commanders are being killed? 
 

 

35DA3E40-CE59-4997-80F3-4B5F6863C764.png


Unlike those from Maamulka Garowe, our men didn't come for igu-sawir. They came here either die or bring victory. 

That said, there is a lot of fake news making the rounds specially coming from the anti-Somaliland side.  Lets face it, they have nothing else going for them, they have to try to feed in the people false news and false victory so they can keep milking them for donations and what not.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
9 hours ago, baala xoofto said:


Unlike those from Maamulka Garowe, our men didn't come for igu-sawir. They came here either die or bring victory. 

That said, there is a lot of fake news making the rounds specially coming from the anti-Somaliland side.  Lets face it, they have nothing else going for them, they have to try to feed in the people false news and false victory so they can keep milking them for donations and what not.

 

 

But they are dying without victory on big numbers so that is why I am asking if high ranking men are dying what about the infantry, it must be dying in their hundreds? How long can you sustain this death toll?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.