Sign in to follow this  
Xudeedi

Celebration are held in Laag and Bosaso for Sanaag's victory in Telecom sponsored....

Recommended Posts

Xudeedi   

Dhahar oo La Gudoonsiiyay Koobkii Tartanka aqooneedka +Sawiro

 

Waxa Habeenimadii xalay Xaflad aad u heer sare ah logu dhigay Gobolkii Kaalinta kowaad ka galay tartankii Gobolada Somaliya iyo kii Kaalinta labaad galay Hotel Torobikaal oo ku yaala Bosaso

 

Gobolka Sanaag oo horyaalka sanadka ah iyo Ki sanadkii hore oo Mudug ah ayaa Xaafladan sii weyn logu Abaal mariyey iyada oo weliba la siiyey Gobolkaasi Sanaag koobka aqoonta Gobolada ee Somaliya 2009, Madama aay ka soo dhex Bexeen 9 Gobol oo kale

 

Xaaflada oo aay ka soo qeyb galeen Masuuliyin ka socota Dowlada Puntland, Shirkaada telcom oo iyadu maal gelisay taranka, Idaacada Horseed madax ka socota, Ururada haweenka, Ururada Dhalinyaada, Ganacsatada, Culimada Iyo Odayaasha Gobolka ayaa dhamaan ka soo qeyb galay xaaflada

 

 

Haddaba Gobolka Guushu aay raacday ee Sanaag ayaa la siiyey Abaalmarino kala duwan oo isagu jira Koobab, lacago iyo waliba Duco badan oo logu duceyey in allaah u sii balaariyo Aqoontooda dhalinyarada

 

Masuuliyiinta Puntland ee halkaasi ka soo qeyb galay ayaa dhamaan sii weyn ugu mahadceliyey Gobolkaasi sanaag iyaga oo tilmaamay inay ku faraxsan yahiin guusha u ka gaaray dhanka aqoonta iyo Cilmiga, Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane cabdullaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa kaga soo qeyb galay Xaaflada khadka telfoonka isaga oo sii weyn ugu mahadceliyey dhalinyarada gobolkaasi Sanaag guusha balaaran ee aay ka gareen Dhanka aqoonta, Sidoo kale Xildhibaan Caasho axmed cabdalla ayaa iyaduna sii diiran ugu mahadcelisay Gobolada ka qeyb galay Tartanka gaar ahan gobolada Mudug iyo sanaag oo guusha qatay

 

Mus'uuliyiinta xaaflada ka qeyb galay ee kala ayaa iyaguna sidoo kale u mahadceliyey dhalinyarada Gobolka Sanaag sidoo kale, Waxana ka mid ah Masuuliyinta labada wasiir ku xigeen Ee Arrimaha Gudaha mudane yusuf axmed Khayr iyo Warfaafinta Mudane Abdishakuur mire aaden

 

Ugu dambeyntii Cabdishakuur mire ayaa gudoonsiyey Gobolka sanaag koobka iyada oo u qaday Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolkaasi oo lagu magacaabo Yasiin Cabdiwaxiid Dhahar.

 

Abdishakuur%5B1%5D.JPG

 

Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland,Dr C/Shakuur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

h3_11.jpg

 

Siciid Axmed Baxwal Afhayeenka Tartamayaasha G/ka Sanaag Dhahar.

 

h4_9.jpg

 

Yaasiin C/waaxid Maxamed (Dhahar)- Gudoomiyaha Tartamayaasha G/ka Sanaag Dhahar- oo Koobkii Gudoomay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

What about the ETN-Tv, it is sanaag owned, they should be participating and holding competitions like Radio Dhahar did, SBC Tv did, Horseed Media did. Radio daljir failed to participate and what about goldogob owned RBC radio and Radio Garowe who failed to hold anything for their listeners.

 

Support SBC TV(qardho owned), Horseed Media(qardho owned) and Dhahar Radio(sanaag) as they are participating in making competition for it's listener base.

 

These following media outlets need to be encouraged to participate in competitions for its listeners.

 

Radio Las canood(sool owned)

Radio Garowe(farole mouthpiece) but reliable news :D

Daljir(galkacyo owned)

ETN TV(sanaag owned)

RaxanReeb(goldogob owned)

 

These are the major media outlets who I know of in puntland, and they have failed to participate in this excellent competition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this