Che -Guevara

AT LEAST 34 KILLED IN CLASHES IN SOMALILAND – TWO DOCTORS AT PUBLIC HOSPITAL

Recommended Posts

4 hours ago, Che -Guevara said:

He was probably forced out, but if he had any sense he would have left day one. I wouldn't trust him being in the front-lines, but definitely debrief and keep him away.

By the way, kii guddoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka ku magacaabnaa aawey? Is he still stuck in Jigjiga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
4 hours ago, Game changer said:

Eelaygaas si Somalinimo Ku jirto waan ula hadlay haduu wax Ku qaadanayo , laakiin adoonku ma rabaysmo ilaa laga gato master kiisii hore

Waar waxan bilaa rabadaa maxaa ka galdan, wixii dhalay meeye?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

By the way, kii guddoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka ku magacaabnaa aawey? Is he still stuck in Jigjiga?

Last I heard C/Rizaq Khalif was in Budhodle heading to Las Anod.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Illyria said:

Last I heard C/Rizaq Khalif was in Budhodle heading to Las Anod.

Weligay kaas wax Ka qadiyad liita maan arag ilaa hada manuu tegin mana joogo  shaqo uu Ku maqan yahay na lama yaqaan. Kaas kursigiisa  barkhad batuun  baan saaraynaaba maalmaha soo socda.   Nagumana soo noqon karo.    Way jiraan rag badan oo Reer kiina ah oo somaliland cidwalba Ka jecel , qaarkood aanay garanaynba meelay aadanba.   

Kuwaas waxan usoo jeedinaya 3 qodob. Ninkii ambitious ah ee  doonaya inuu sool Ka taliyo waa caawinayna.   Hub iyo dhaqaaleba waa siinayna uu dhulkiisa lagu soo duulay Ku xoraysto (laascaanood waxay yeelan doonta dhawr warlord) .  Ninkii doonaya inuu aduunka kale aado isna si wanaagsan baanu u ambabixinayna,  kii doonaya inuu iska sii dhex joogo meesha yidhaahdana dad baa metela.  Kaa waa dilaynaaba haduu gabadh Naga hoos galana xeerka inan layaalka buu nagula joogaya.   

Muhiimadu waa in laysla fahmo in  xaalad dagaal lagu jiro  , dagaalkaas na anaga dantayadu waxay Ku jirta In lagu kala dareero weliba laysu xoog sheegto . Marnaba dantayadu kuma jirto inaan wax naga sii dhexeeyan dad isir ahaan noo neceb anagoon waxba u geysan.   Waxa Ka fiican inaanu toos u layno Dhulkana Ka qaadno wixii suurta gala   si atleast nacaybkoodu macno la fahmi karo u yeesho.    

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Qaldaan self-admitted jaahil meeshaan marfish iyo qashinqub ma'aha ee afkaaga jahliga huurada ah kala tag.

Hadaynu cilmi leenahay dhulkeenay Ka muuqan lahayd , yadoo somalidu awalba dunida ugu hoosaysay  baad  Ka mid tahay kuwa ugu sii hooseeya.   Anaaba Ku dhaama oo waxan wax iskaga celiyo samaystay.   Adigu timir xabaal taal baad tahay oo adoon adoon dhalay ah.  Wax kaa askar iyo argagixiso badan ma jiraan ,  dantaadana kuma fushatid.

Haday cidi xaq u leedahay  autonomy wallaahi idinka xaq u lahaa.   Intayada kale kibir baanu isu laynayna.    Adaa shooladayda cagaha lasoo galay urguf yahaw urgufku dhalay.    Adigu ma siill baad tahay maxaa nakaa dhex dhigay.   Waxba kaama gelin qaldaamin is haystee Somalia dhinacaaga dab kaga qabo. 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nimanyaw hrti   Waanu ognahay in shacabku nooga adkaaden laascaanood inaanu sii maamulnana daniba nooguma jirto dhaqaale ahaan.  Dagaalkana anagoo HJ ahba hogaaminayna tolkayo anagana waad na taqaaniin  guul waxan u naqaana drod karbaash iyo Dhul boob.  Inaanu xaqiijino  inaan goojacade isq xoog looga qaadi Karin baa nooga muhiimsan wax kasta. 

Anagu magac baanu Ku dhimana.  Aduunkana magac baa Ka hadha.  Waxa naga go,an inaanu Somali tusno in drod weak yihiin against durriyada.   Somaliland awalba diir Waqooyi bay ahayd.   Idinku markii horeba wixiinu disputed buu ahaa and it will remain disputed . 

Taas waxa idiinka sii daran xamarna waanu idinkaga adag nahay , niman caqli badan baanu Nahay oo qabyaalada  nooceeda siyaasaded kun jeer idinkaga horeeya.  Idinku nooca xun baad taqaaniin iyo wax isku dirka.   Isku soo xooriyoo car majidhoy  goojacade xoog Ku qabsada.  Waar cagdheeray bal nimanka caawiya  wuxu yey idin odhan bahalka waa nalooka baxee.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
17 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Hadda muu soo miyirsaday? Intuu ku maqnaa xasuuqa markuu socday? Ninkaan ma aaminsani ee ha loo sii gudbiyo deegaanka aagga hore ahayn.

He is an idiot.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
3 hours ago, Game changer said:

Nimanyaw hrti ... Isku soo xooriyoo car majidhoy  goojacade xoog Ku qabsada. 

beforeAndAfter.jpeg.7e2111f162b5dc661af2dfe4df803794.jpeg

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 6/3/2023 at 8:30 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

By the way, kii guddoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka ku magacaabnaa aawey? Is he still stuck in Jigjiga?

I believe he is in LA now. The guy in anyway outsmarted the secessionists. He hasn't resigned and they won't fire him. As far as he concerned, he made a principled stand against his government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.