Che -Guevara

AT LEAST 34 KILLED IN CLASHES IN SOMALILAND – TWO DOCTORS AT PUBLIC HOSPITAL

Recommended Posts

Illyria   
29 minutes ago, Che -Guevara said:

LOL

 

Alla qaranka qaranka! That is what happened to Oodweyne before he created that other profile pretending to be drunken sailor lost on the high seas.

Oi gents, could one of you change the title of this thread?

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Illyria said:

It gets worse. Here are the latest Sr secessionist officers killed.


Waa Labadii Sarkaal ee u danbeeyay ee Beesha Arab uuga dhintay duulaankii u danbeeyay ee 18/5/2023.  Labada Sarkaal midkood ayaa maanta dhaawac ahaan ugu dhintay Hargeysa.
SNM way qarinayaan saraakiisha ku halaagsanta Laascaanood, Balse cadowga guddaha ayaa iyagu ku foogan in ay soo bandhigaan xaqiiqda
.

spacer.png

 

You can't kill a rat,  Waar ninkan aad leedahay 18 may baanu dilnay,  shalaytadan qoyan buu  kumanan  neef oo geel iyo adhiya  oo ciidanka qaranka lasiiyey Ka gudoomayey dadka reer gebiley .   Waan fahmi karaa in guuldarradu idinka tiro badatay oo ay xoogaa niyad dhisa idiin Tahay inaad been isku maaweelisan.     Laakiin been run u yara eeg sheega.  Waakan muuqaalka warkii shalay isagoo xoolo u gudoomaya ciidankayaga sharafta leh.  

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
7 hours ago, Illyria said:

Waa Labadii Sarkaal ee u danbeeyay ee Beesha Arab uuga dhintay duulaankii u danbeeyay ee 18/5/2023

The casualty rate of the SL officers are unusually high. There are probably high value riffles that could hit long distance targets.

These snippers are either on top of  tress during clashes and target officers or  since these SL officers are old, they could not run when positions change. It is hard to explain. Maybe they were given fake officers ranks without the merit and now they are paying the ultimate price due to their incompetence.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

As the video evidence I posted shows ,  all their claims are baseless.  A dhulo and dbyac are the weakest creatures    , they are inferior race who can't defend themselves from me.   

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
1 hour ago, galbeedi said:

The casualty rate of the SL officers are unusually high. There are probably high value riffles that could hit long distance targets.

These snippers are either on top of  tress during clashes and target officers or  since these SL officers are old, they could not run when positions change. It is hard to explain. Maybe they were given fake officers ranks without the merit and now they are paying the ultimate price due to their incompetence.

Yes, it is getting worse by the day, and their downfall is a combination of those factors. Daraawiish snipers are top notch, and the SL PoWs are a treasure trove

001.png.5cf77798b7292e612757e502bb3806ee.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dbayacoy meesha taydha Ka daaya,    waad aragtan anaga shacabkayaga weliba degmooyinka ugu yaryar baa kumaanaan xoolo ah siiyanaya ciidankayaga.   Markaasad la shir imanaysa  somaliland baa waxay cunto wayday.   3 qodob oo xaqiiqaan kuu sheegaya.   Kaw Horta dadkayagu kuwiina Ka hodansan kana tiro iyo tayaba badan.   Labo dawladayadu tiina Ka dhaqaale badan  kana nidaam wanaagsan.   

3 ciidankayagu kuwiina kana tiro badan kana qalab fiican.    Markaa beenta iyo propaganda waxa idiinku wacan waa itaal darrida.   Itaal xumadiinuna waa hereditary , awaawgay awaawga waa Ka adkaa , aabahayna aabaha waa Ka adkaa.   Aniguna saacadan aynu joogno adiga iyo ilmaaderaaba idinka adki.  Meesha aanu Ka dagaalamayna waa badhtamha dhulkiina.   Muddo 6 bilooda hal maxbuus baad iga haysa  hada waa hal oo wallahiya .  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.