Che -Guevara

AT LEAST 34 KILLED IN CLASHES IN SOMALILAND – TWO DOCTORS AT PUBLIC HOSPITAL

Recommended Posts

Hooley is a grifter, and it is even sadder he is scamming some of the SLers, including BIIHI and KAAHIN, who desperately need way out of SSC issue

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Allah ha u naxariiste Cigaal waxa uu yidhi in late sixteies, " Irir Awarkaan ku kacsanayey" after he joined late president Sharmaarke (AHN).

Reer Xamarku waxay yidhaahdeen , " Soomaliland Gambar leeg aa lagu Fadhiisiyey noo"  markii ay Dahir Calasow magan u noqdeen.

This fellow came to our neck of the woods few years back and visited Quljeed town in Awdal. THey said they were related to Dahir Rayaale subclan called Reer Dudub and even went to the tomb of the dead clan father.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Who? Hoolay? the way he is responding , he seem very highly sophisticated scammer,

Somalis back home, developed all these skills to scam, in order to survive

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beeso beeso, beeso beelnay, beeso beer waaye sheekada:

340644119_1870344090003538_9000428718887

Sodon sano gooni isku taag, yet waraaqda ofishaalkooda ah waxaa dhaanto, ka muuqaal wanaagsan tii suuqii Cabdalle Shideeye ee Bakaaraha lagu soo sameyn jiray sagaashameyadii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
22 hours ago, maakhiri1 said:

Siwaaqroon

 

Waar heedhe, reerku fara badanaa, oo hub badanaa. I saw tanks being loaded by a local sub sub sub clan in Mudug. This is insane.

Fs74UlWaEAEQJuE?format=jpg&name=small

 

339413497_1282440919371754_8065300520337

 

339421305_735902354877059_82676695672593

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 minutes ago, Illyria said:

Waar heedhe, reerku fara badanaa, oo hub badanaa. I saw tanks being loaded by a local sub sub sub clan in Mudug. This is insane.

Fs74UlWaEAEQJuE?format=jpg&name=small

 

339413497_1282440919371754_8065300520337

 

339421305_735902354877059_82676695672593

Masha, Allah, waxii Maddow iyo M baa is le eg!

also, Like america, everyone has the right to bear arms, 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
29 minutes ago, maakhiri1 said:

Masha, Allah, waxii Maddow iyo M baa is le eg!

also, Like america, everyone has the right to bear arms, 

No wonder Muse Biixi & Faysal A Waraabe have adopted a reconciliatory tone of late.

 

Horaa loo yidhi "nin aan shantaadu kaa reebin, sharci kaama reebo".

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiinaha oo jawaab cajiib ah ka bixiyey qoraal Somaliland ay soo dhigtay twitter-ka

Maamulka Somaliland ee fadhigiisu yahay Hargeysa iyo dowladda Shiinaha ayaa markale isku qabtay arrin la xiriirta Taiwan, taas oo haatan xiisad cusub ka dhex abuurtay labada dhinac oo markii horeba isku hayay diblumaasiyadda.

Xiisadda cusub ayaa ka dhalatay hadal kasoo yeeray wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo si aan gambasho lahayn uga hadashay dhoolatus milatari oo uu Shiinaha ka sameeyay aagga Taiwan, ayada oo si weyn ugu dhaleeceysay xukuumadda Beinjing.

“Xuduudaha qaran ee waddan la yeehay waa in la ixtiraamo, lagana ilaaliyo argagixisada kusoo duusho, ama khatar dibadeed, laakiin dhoolatuska Shiinaha run ahaantii wuxuu jabinayaa maqaamkii marinka Taiwan,” ayay tiri wasaaradda arrimahadda dibadda Somaliland oo qoraal soo dhigtay twitter-ka.

Xukuumadda Somaliland ayaa sidoo kale taageero u muujisay Taiwan, waxayna shaaca ka qaaday inay ku garab taagan tahay ilaalinta iyo difaaca dhulkeeda.

“Sidaas daraadeed Somaliland waxay garab taagan tahay Taiwan oo ay ka mideysan yihiin dimuquraadiyadda” ayay hadalkeeda raacisay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland.

Dhinaca kale safiirka dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, FEI Shengchao ayaa isla twitter-ka jawaab kulul u dhigay wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland.

Danjire FEI Shengchao ayaa hadalka kasoo yeeray Somaliland ku tilmaamay wax lagu qoslo, wuxuuna sidoo kale ku sheegay inay tahay qoys gurigooda ka sameystay sohdin.

“Waa in la ixtiraamaa xuduudaha uu qaran leeyahay, laakiin haka dhigin xuduud qaran leeyahay waxyaaba lagu qoslo iyo meel aanay jirin. Qoysas caqliga saliimka leh sohdin kuma dhex sameystaan guryahooda,” ayuu isna ugu jawaabay Danjire FEI Shengchao.

Shiinaha iyo Somaliland ayaa marar badan sidan oo kale hawada isku mariyay hadallo kul-kulul, waxayna xiisaddooda kasii dartay markii ay Xukuumadda Hargeysa ee u hoggaamiyo Muuse Biixi xiriir la yeetay Taiwan oo Shiinaha u aqoonsanyahay qayb kamid ah dhulkeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/12/2023 at 1:39 AM, maakhiri1 said:

Masha, Allah, waxii Maddow iyo M baa is le eg!

also, Like america, everyone has the right to bear arms, 

American citizens have the right to buy Tanks? Somalia is a joke. 🤣

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.