Che -Guevara

Abiy asserts his power

Recommended Posts

Qolo yar maangaabina oo isku heysatay iney dadka wax dheer yihiin 30 sano qowmiyad kasta xasuuq iyo gumeysi ku heysay, ayaa kibir dartii dagaal qaaday oo maantana heshiis u baryo yimi. wali jab mee arkin,10 sano oo kale ayaa nimankaa lagu sii dul istaagiyaa. Jabka islaweynida wa noocaas. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
38 minutes ago, jamacabdi265 said:

Qolo yar maangaabina oo isku heysatay iney dadka wax dheer yihiin 30 sano qowmiyad kasta xasuuq iyo gumeysi ku heysay, ayaa kibir dartii dagaal qaaday oo maantana heshiis u baryo yimi. wali jab mee arkin,10 sano oo kale ayaa nimankaa lagu sii dul istaagiyaa. Jabka islaweynida wa noocaas. 

What ever happened in the past, for them to accept the government and negotiate,  and not look for zero sum game, is something we should learn from, thry chose peace, look at us, 33 years plus and no winner, no peace,  reer Hebel reer Hebel baa ku jirnaa.

Reconciliation, negotiation  , conflicts resolution,  are not part of our lives 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sax ba tahay, wee naga caqli badan yihiin.
Marka ee arkeen iney xoog wax ku heleynin, wa kuwaa hoos isku dhigiyaa oo siyasad cusub la yimi. Oo isla tii uun ma wadaan. 


Ina is barbar dhigtid dadkaas iyo Somali maha.dadkaasi dadka aqoonta leh ayee wax la dhageystaan, Somalidu ka makhayada fadhiya ayee wax ka maqlaan.  

 

 


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.