Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

The RRA market in Laascaanood

Recommended Posts

Laas Caanood - 16.February.2005 Guud ahaan xaaladda ganacsi ee magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa inta badan ku xiran dhinaca magaalada Boosaaso, iyadoo halkaasi ay uga yimaaddaan alaabooyin fara badan, waxana gebi ahaanba joogsadey ganacsigii uu gobolka Sool la lahaa gobollada maamulka Somaliland, marka laga reebo qaadka Hareeriga ah oo isgu ka yimaadda magaalada Hargeysa, taasi oo ka dambeysey dagaalladii dhex maray maamullada Puntland iyo Somaliland.

 

Laakiin, waxaad arki kareysaa gaadiidka xamuulka ah oo ka yimaadda magaalada Boosaaso, magaalada Laas Caanoodna uga gudba dhinaca Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya.

 

Dadka reer Koonfureedka ah ayaa iyagu ganacsi baaxad leh ku leh gobolka Sool, gaar ahaan dadka reer Baay iyo Bakool oo iyagu ka samaystay magaalada Laas Caanood suuq loo bixiyey Suuqa RRA-da.

 

Mar aan la sheekaystay dadka ku sugan suuqa RRA-da ee halkaasi ka ganacsada ayaa ii sheegay in si weyn loogu soo dhoweeyey guud ahaan gobolka Sool, inkasta oo ay jiraan bay yiraahdeen dad wax ma garato ah oo tiro yar oo mar mar wax noo dhima.

 

Ganacsatada ka soo jeedda Baay iyo Bakool ayaa alaabadoda u suuq geeya dhinacyada Hawdka iyo Nugaasha halkaas oo ay geeyaan alaabo isugu jirta bagaash iyo dhar.

 

Nuux Muuse Birjeeb

SBC Laas Caanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Turjubaan ma looga baahan yahay mise waxaad leedahay reer Beydhabo bud bey sitaan oo waxay leeyihiin gaw! iyo now! :D Allow yaa ogaada waxa kala heysta labadaa beelood :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

lols. very intersting.

 

waxaan garanwaayey, sababta ay reer bay iyo bakool, iyo daka ku hadla Maay-Maay, u karin: Xa, Kha, Ca, iwm

 

anyone knows?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Such stereotypical nonsense! Cidba sidey doonto bay u hadashaa. Maxaa Reer Baydhabo farta loogu fiiqaa?

 

But, the story about Suuqa RRA-a story is very interesting. I've heard about it from relatives who've recently returned from the region. But what can one say? They're business folk - and you just can't hate them for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

very intersting news indeed.

 

 

about the longue commm guys every one has their on loungue. this shows how puntland is very peacful state to have bussnis with. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Baashii hadhiinoow kudhacdey boholo waaweyne,

Ba baryoodey beynoow walee waa adigaa baadiyow galay'e

---

 

LA ma gaw iyo naw baa laga yiraahdaa maandhoow?

 

Waxaa farxad mudan in wadankoo dawladi kajiran ey soomalidu sidaas isuwada dhexmaraan oo uwada noolaadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Why, for Reer Sool used to live in Baydhabo in the pre-civil war, waliba iyagoo af Maay jacbursanaayo. Shaneemada kasoo horjeeda masaajidka weyn Jameeco ee buuxi jireen.

 

Hada ka horaa xariifkoo Booroow la dhahaayo dhulkaas u booqday, asxaab ku bartay, his typical struggling day in the first few months used to go similarly like this:

 

Booroow: De'eroow, see haayta.

 

Dacar Waar BOORANOOW waa nabad, ee dee waxaanu heyno majidho.

 

Booroow: Nibid wiyaan De'eroow.

 

Dacar: Waaxay dee nibid?

 

Booroow: War mahaad hadalka niki gagabaneysaa.

 

Dacar: Gaw!! Oo maxaad tidhi Booranoow?

 

Booroow: War mahaad naka ayaareysaa ma Abeydin baad naka Aaleysaa.

 

Dacar: Ka daroo dibbi dhal, ma hadaad...

 

Booroow: Hadiis dhalyana mahaa jarto? :D

 

Dacar: Gaw!!! Waar iska aamu yaaney aadanuhu kula yaabine...

 

Booroow: War mahaad oratay? Eedan intee joogyaa? :D

______________

 

Hakaa saarto Booroow, adigaa isku tagtee meel indhaha faraha lagaa galinaayo. Ar google ee ku jirta sheekada, ee true ma'aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

I had to bring this thread back because shaleey yaa maqlaaye C/llaahi Yuusuf oo af Maay isku dhibaayo markuu la hadlaaye xildhibaanada qado sharaf loo sameeye?

 

"Bil'aan ii magal, salaamantiin."

 

Ahaahahaha....Reer Mudug af Maay ku hadlaayo, it isn't just compatible, but that was really funny. It was on Shabeellenews.com Check it out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Abdilaahi yusuf have promised to learn Arabic very fast. He have better reason to learn the may may dilect. talking about RRA market in laascaanood, in fact there is Xaafada Jareerweyn in Buuhoodle. It was started former soldiers who stack there when goverment colopsed.Than Housing booming more and more came for jobs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Reer Bay & Bakool are free to live where-ever they want in their home-country, waxaan lee yahay reer Reer Bay & Bakool ku soo dhowaada Laascaanood waa dalkiinii, waa magaladiinii, waa dadkiinii etc

 

It is great news really, to realize our Somali people practicing their freedom of mobility within their country Somalia, even during civil war. I am sure reer laascaanood are hospitable and friendly people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Bay & Bakool are free to live where-ever they want in their home-country, waxaan lee yahay reer Reer Bay & Bakool ku soo dhowaada Laascaanood waa dalkiinii, waa magaladiinii, waa dadkiinii etc

There is a very common misconception among some Soomaalis who only associate af Maay with Bakool and Baay gobolo.

 

Not so.

 

In fact, more speakers of Maay live outside these two gobolo than inside. I think majority live in Jubbooyinka and Shabeellada Hoose.

 

Maay, contrary to what misinformed believe, is a multi-clan language spoken predominantly in Jubbooyinka, Shabeellada Hoose and Baay, Gedo and Bakool. All these "Soomaali Bantu" news laga maqlo lately af kale ma yaqaanaan ka ahayn af Maay, and all hail from Jubbooyinka, places such as Bu'aale, Dujuuma and Saakoow.

 

The town of Afgooye in Shabeellada Hoose, across from Xamar, carries this name because that was traditionally where af Maay and af Maxaa-tiri met and separated.

 

I believe kuwa now ku kala fariirsan geesaha Soomaaliya una qaxay are particularly reer Jubbooyinka and Baay, with some from Shabeellada Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Thank you mma for information

speakers of maay are welcome to where they are!

 

somalia waa somalia a country for all somali people

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this