Sign in to follow this  
Jacpher

Waraabe vs Yeey -- Yaa reerka u hari doona

Recommended Posts

Jacpher   

Waraabe says Ina Yusuf won't last long in Muqdisho. Ina Yusuf says Somalia is one country, no Somaliland. Wolf vs hyena showdown.

 

Md. Faysal Cali Waraabe " Cabdillaahi Yuusuf waxaan leeyahay xukunkaagu Xamar ku waari maayo..."

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Hargeysa 26/02/07

 

Cabdillaahi Yuusuf waxaan leeyahay xukunkaagu Xamar ku waari maayo, xaq darro ayaad ku timid xaqna waad ku tegi doontaa.” Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe..

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa si kulul u cambaareeyay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Imbigaati Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo uu ku sheegay inaanay Somaliland ka go’I Karin Soomaaliya....

 

Md. Faysal Cali Waraabe, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, isaga oo daba socday waraysi ay BBC-du la yeelatay Cabdillaahi Yuusuf, waxa uu yidhi, “Cabdillaahi Yuusuf waxaan leeyahay xukunkaagu Xamar ku waari maayo, xaq darro ayaad ku timid xaqna waad ku tegi doontaa.”, waxaanu intaas ku daray, “Marka uu leeyahay Somaliland ma go’I karto, waa wax lagu qoslo waana hawo hadalkiisu. Waxaan leeyahay Somaliland iyo Soomaaliya way is yaqaanaan Cabdillaahi Yuusuf-na, Reer ahaan waanu isu naqaanaa ee waxba yaanu ku habsaamin Somaliland.”

 

Md. Faysal Waxa uu hambalyo u diray shacbiga Somaliland ee ku kala dhaqan dalalka Ingiriiska iyo Norway oo uu ku bogaadiyay isu soo baxa ay ku qabteen London iyo Oslo ee ay ku dalbanayeen in Somaliland la siiyo aqoonsi Caalami ah, “Waxaan leeyahay waad naga farxiseen ee Eebe ha idinka farxiyo. Waxaan idinkula dardaarmayaa inaad muujisaan oo aad halkaas ka sii wadaan midnimada iyo wada jirka aad khamiistii muujiseen. Wadamada aad joogtaana cadaadis ku saara inay aqoonsadaan xaqa aayo ka tashi ee wadanka Somaliland.” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe oo tallaabo lagu farxo ku tilmaamay isu soo baxa dadweynuhu ka sameeyeen qurbaha.

 

Hadalka Cabdillaahi Yuusuf ee uu Faysal Cali Waraabe cambaareeyay, waxa uu Cabdillaahi Yuusuf ku sheegay waraysi laga sii daayay habeen hore BBC-da waxaanu hadalkaas uu ku yidhi, “Anigan kula hadlaya waxaan aaminsanahay in Soomaaliya ay hal dal tahay oo mid ah. Puntland baan ka imid anigu. Puntland iyo Somaliland-na waa isa saaran yihiin oo waa deris waana isugu key mid aniga, Puntland-na ma go'i karto, Somaliland-na ma go'i karto, aniga ra'yigeyga weeye.

 

Ra'yiga dadka leh waa go'aynaa, haddee anigu waa maqlayaayoo, waa ujeedaa, waxayse ila tahay sharci iyo nidaam baa lagu go'i karaaye iska go' ma ahan oo khasab ma ahan. Dowladdaan maanta dhisanna kumana talogelin mana rabto in ay dagaal wax ku xallisee, waxay doonaysaa in arrinta Koofur ka socota marka ay xasiliso oo ay dejiso in ay Woqooyiga Soomaaliya dadka ku nool oo walaalahayaga ah ay wada hadal la furto, wax walbana waxaan jecelnahay in lagu dhammeeyo wada hadal iyo siyaasad, ee dagaal in wax lagu raadiyo iyo qori caaraddiis marnaba annagu dooni meyno.”

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ you mean Jackal vs Hyena.

 

 

Anyhow Somalia's territorial integrity should and will be maintained inshallah. Only a neogtiated settlement will force the delusional idea of the balkanization Somalia out the window.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Jimcaale:

Wolf vs hyena showdown.

I am curious; in the animal kingdom, which is stronger? The wolf or hyena?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hyena goes for dead carcasses. The wolf/jackal is a predator that leaves his left overs to the hyena. So you know which is higher on the todem pole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Female hyenas are the leaders of their Hyenaeid clans. They also have a rather large clitoris that is supposed to resemble the penis of their male counterparts.

 

Sounds like a perfect discription of Faisal to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Insulting the man will not change a thing. Faisal is my cousin, and he maybe extreme but thats his character. while i disagree in how he stats things i respect his view of wanting to up liftig somaliland and its people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Sky, insulting Waraabe won't get Yeey an edge.

 

 

I think neither of them represent the real issues of SL and Somalia. They're more of a problem than solution. Someone should put them in a room and have them fight it out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ You insulting the two of them means little to nothing on the ground. Both will come to blows. However you nor I shall play no part in it. Let's keep it at that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Hello Folks,

 

:D . Its about a president whose name is "President Abdillahi Yusuf Ahmed". He is the president of Somalia :D . I just wanna know, why Mr Faisal always talk about Qabiil when ever some1 talks about Somali land :D . The guy will eventually say, that Leader of Kulmiye "Siilaanyo" is from Burco and not a Hargaisa born lad :D . Waar bal mucjisadan iyo yaabkan annagaa wax aragny ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Does President Yusuf even know Faisal Warrabe?

Has ever even acknowledged this mans existance?

The fact is that Faisal Hayna always speaks about Yusuf Yey and his governemnt, has Yusuf ever replied and spoken about UCID? :D

 

The Jackal is too big for the toothless talk tough warrabe, a former NSS spy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

Has ever even acknowledged this mans existance?

What's that supposed to mean? Do you mean the clan president is some sort of a deity who exercises his powers to acknowledge or not acknowledge a man's existence?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this